
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Md. Siciid Sulub Maxamed oo Dalka dibeddiisa ku maqnaa ayaa Maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha ee Hargeysa. Wasiir Siciid Sulub oo hadal ka jeediyey Madashii lagu soo dhaweeyay ayaa sheegay inuu hore uga mid ahaa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, sidaasi darteedna […]
Somali News12 Dec 2019
Nairobi, (HCTV) – Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Amb. Donald Y. Yamamoto ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay wada gaareen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hoggaanka Ahlu Sunna Waljameeca, sida lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Donald Yamamoto, kaas oo uu ku sheegay ku sheegay in dowladda Maraykanka ka go’an tahay inay taageerto dadaaladan, isla markaana ay hubiso […]
Somali News12 Dec 2019
London, (HCTV) – Doorashadii guud ee Boqortooyada Ingiriiska oo loo dareeray maanta ayaa gashay saacadihii ugu dambeeyay, iyadoo malaayiin qof la filayo inay go’aankooda ka soo saaraan dhibaatada ka taagan ka bixitaanka Midawga Yurub, waxaanay codbixintan Khamiista maantu ay qaabayn doonta sida Boqortooyadu uga baxayso Midawga Yurub. Codbixintan ayaa soo afjari doonta xilli olole xumo […]
Somali News12 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Golaha Wasiirrada Dawladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca qaranka Soomaaliyeed oo golaha usoo gudbisay wasaaradda difaaca dalka. Shirka ayaa sidoo kale lagu ansixiyay xeerka cafiska dadka dowladda isku soo dhiiba, xeerka hey’adaha aan dowliga aheyn iyo siyaasadda shaqo abuurka qaranka oo […]
Somali News12 Dec 2019
Hiiraan (HCTV) – diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaano Drone ayaa ku burburtay deegaanka Biyo-neef oo hoos taga degmada Buulo-barde ee Gobolka Hiiraan ee Dalka Soomaaliya. Sida laga soo xigtay Dadka deegaanka, Diyaaradda oo ku burburtay meel bannaan ah ayaa waxa la sheegay inay burburkeeda dul heehaabayaan Diyaarado kuwa dagaalka ah, kuwaasi oo […]
Somali News12 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada ee Somaliland ayaa Maanta lagu ansixiyey xeerar kala duwan. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynaha, kaasi oo u qornaa sidan “Fadhigii 50-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil […]
Somali News12 Dec 2019
Niger (HCTV) – Koox Mitidiin ah ayaa dilay 71 askari, ka dib markii ay jidka u galeen Kolonyo Ciidammada Millateriga Dalka Niger ah. Weerarka Jid-gooyada ah ayaa ka dhacay meel ku dhow Xuduudka Dalka Niger la leeyahay Mali, waxaanu weerarku dhacay Arbacadii Shalay sida laga soo xigtay Sarkaal ka mid ah Ciidammada Niger. Waa Weerarkii […]
Somali News12 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa burisay Dacwad ay Toddobaadkii hore u gudbiyeen Odayaasha Madasha Wada-tashiga, Dacwaddaasi oo ka dhan ahayd Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyay Golaha Wakiillada. Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga ee Somaliland, Xasan Guure Jaamac oo Maanta saxaafadda kula hadlay Afaafka Maxkamadda sare ee Hargeysa, ayaa sheegay in Maxkamaddu ay Dacwaddoodii burisay […]
Somali News11 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – Kooxda Al-shabaab oo War ka soo saartay Weerar Xubno ka tirsani ku qaadeen Huteelka SYL oo ku yaalla meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay inay ku dileen illaa 25 Qof oo u badan Askar. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Cabdicasiis Abu Muscab oo ah Afhayeenka Hawl-gallada Al-shabaab ayaa lagu sheegay in […]
Somali News11 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Taliska Ciidammada Booliska Soomaaliya ayaa War ka soo saaray Khasaaraha ka dhashay Weerar Xalay Dagaalyahano ka mid ah Kooxda Al-shabaab ku qaadeen Huteelka SYL ee Magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka ka soo baxay Taliska Ciidammada Booliska ayaa lagu sheegay in Weerarkaa ay ku dhinteen 2 Askari iyo Saddex Qof oo Shacab ah, halka ay […]
Somali News11 Dec 2019
New Jersey (HCTV) – Lix Qof oo Maraykan ah ayaa dhintay, saddex kalena way dhaawacmeen ka dib markii nin Hubaysan uu Rasaas oodda kaga qaaday goob Dad badan joogeen oo ka mid ah Magaalada New Jersey. Dadka dhintay waxaa ka mid ahaa sarkaal sare oo ka mid ahaa ciidamada Booliska Mareykanka, 3 Qof shacab ah. […]
Somali News10 Dec 2019
Riyadh, (HCTV) – Shirka Waddamada Gacanka Carabta ayaa si dhakhso ah loogu soo afjaray caasimada dalka Sucuudiga oo uu ka furmay. Shirkan ayaa laga soo jeediyey in dalalka Gacanku ay ilaaliyaan midnimadooda xili dalalkaasi ay xidhiidhka u gooyeen dalka Qatar isla markaana aan wax horumar ah laga samayn sidii loo xalin lahaa dhibaatadaasi diblomaasiyadeed ee […]