
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dablay ka tirsan ururka Al-Shabab ayaa weerar ku qaaday hotel ku dhaw madaxtooyada Somalia oo ku yaala caasimada Muqdisho, sida ay sheegeen ciidamada booliska iyo kooxdan hubaysan ee Al-shabaab. Dagaal ayaa ilaa iyo hadda ka socda gudaha Hotelka SYL oo ku yaala magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo weerareen dagaalyahano ka […]
Somali News10 Dec 2019
Oslo, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa la gudoonsiiyey Abaalmarinta Nabadda Aduunka ee (the Nobel Peace Prize) oo la sheegay inuu ku mutaystay doorkii uu ka qaatay xalinta khilaafkii iyo dagaalkii mudada dheer u dhexeeyey labada dal. Munaasibadda Abaalmarintan lagu gudoonsiiyey Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia oo ka dhacday Oslo ayaa waxa uu yidhi […]
Somali News10 Dec 2019
Saylac (HCTV) – Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa qabtay illaa Afar Markab oo si Sharci-darro ah uga kalluumaysanayey Biyaha Badda Somaliland. Afarta Markab ee sida Sharci-darrada ah uga kalluumaysanayey Xeebaha Galbeed ee Somaliland ayaa waxa qabtay Ciidammada ilaalada Xeebaha ee fadhiisinkoodu yahay Gobolka Selel, sida uu ku soo warramay Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Gobolka Selel. […]
Somali News10 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa diiday inay kulan la yeeshaan Madaxweynaha Somaliland, ka dib markii Maanta uu Madaxweynuhu u soo jeediyey inay isugu yimaaddaan kulan uu sheegay in lagu soo afjaro khilaafka ku saabsan aasaaska Komiishanka iyo Doorashooyinka dib u dhacay. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo Maanta hadal ka […]
Somali News10 Dec 2019
Garoowe (HCTV) – Barlamaanka Puntland ayaa Maanta xasaanaddii xildhibaanimo ka qaaday Guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ka dib markii laga soo gudbiyay mooshin. 39 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay in xasaanadda xubinimada laga xayuubiyo guddoomiyihii hore oo lagu eedeeyay inuu faraha kula jiray kala qeybinta midnimada iyo jiritaanka […]
Somali News10 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Guddoomiyeyaasha labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ugu baaqay inay isugu yimaaddaan kulan deg-deg ah. Madaxweynaha oo hadal ka jeediyey Munaasibad lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay inuu doonayo in kulanka uu ugu baaqay Guddoomiyeyaasha Labada Xisbi lagu lafo-guro sidii loo dhamayn lahaa khilaafka hadda […]
Somali News10 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu hirgelinayo Aagga cashuuraha ka caaggan ee dekedda Berbera oo maanta lagu kala saxeexday Somaliland. Munaasibadda lagu daah-furayo mashruucan oo maanta lagu qabtay Hutel Maansoor ee magaalada Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay shirguddoonka goleyaasha Guurtida iyo […]
Somali News9 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland ayaa walaac ka muujisay xaalada xuquuqda Aadanaha ee Somaliland, sida ay ku sheegtay warbixin ay soo saartay maanta oo ku beegan 71st guurada maalinta Xuquuqda Aadanaha. Xarunta Xuquuqal Insaanku (HRC) waxay sheegtay in sanadkan 2019-ka ay diiwaangalisay xadhiga 88 qof oo loo xidhay kiisas la xidhiidha xoriyada fikirka […]
Somali News9 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka SLNHRC ayaa tobabar ku saabsan xirfadaynta iyo anshaxa saxaafadda u qabtay saxafiyiinta ka hawlgala gobolka Togdheer. Gudoomiye ku xigeenka gobolka Togdheer Maxamed Cabdilaahi Nafaqo ayaa daahfurey tobabarkan oo socon doona mudo 3 cisho ah Ugu horeyn waxa halkasi ka hadley faahfahiyeyna gudoomiyaha […]
Somali News8 Dec 2019
Hargaysa (HCTV) – Badhasaabka gobolka Sool ayaa ka hadlay bandhigga carwada buugaagta ee Laascaanood oo la filayo in ay tobanka bishan ka furanto Magaaladaasi. Waxaanu badhasaabku hay’adda wadaniga ah ee SVO uga mahad celiyay qaban qaabada iyo qabashada carwadaasi. Waxaanu ugu baaqay bulshada gobolka Sool in ay soo dhaweeyaan martida imanaysa bandhigaasi iyo dhinaca amniga, […]
Somali News8 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku guda jira kormeerka sannadlaha ah ee mashruuca JPLG, ayaa gaadhay Magaalada Oodweyne ee Xarunta Gobolka Daad-madheedh waxaana uu kormeer indho indhayn ah ku tegay waxqabadka sannadkan ee mashruucaasi islamarkaana ay fulisay Dawladda hoose ee Oodweyne, waxaana uu Madaxweyne ku xigeenka […]
Somali News8 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha masallaha ee magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala ahaa Aabo, Hooyo xaamilo ah iyo laba wiil oo ay dhaleen ka kooban oo uu xalay kusoo dumay gurigii ay jaar la’ahaayeen. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan […]