
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
4 Sept 2021
1 Sept 2021
Somali News1 Sept 2021
Washington, (HCTV) – Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ka bixitankooda Afghanistan uusan ka dhignayn in ay faraha kala baxayaan dagaalka ay kula jiraan kooxaha argigixisada ee dalkaas ku sugan. Xoghayaha warfaafinta Aqalka Cad, Jen Psaki ayaa sheegtay in Maraykanku uu si lamid ah Soomaaliya iyo Yemen uu kooxaha argigixisada ku beegsadan doono gudaha dalka Afghanistan. […]
Somali News1 Sept 2021
Muqdisho, (HCTV) – Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhisa Soomaaliya Kate Foster oo Wareysi dhinacyo badan taabanaya siisay Idaacadda Goobjoog ayaa ka hadashay arrimo dhowr ah oo ku saabsan doorashooyinka ka socda Soomaaliya iyo walaaca laga qabo in Al-Shabaab ay saameyn ku yeelato. Kate Foster oo wareysigaan lagu weydiiyey heerka cabsida laga qabo in ay ururka […]
Somali News19 Aug 2021
Kampala, (HCTV) – Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa qirtay in ciidamadiisa ku sugan Soomaaliya ee qeybta ka ah AMISOM ay dad rayid ah ku dileen gobolka Shabeellaha Hoose ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Musavani ayaa sheegay in askarta ay cadho darteed u dileen dadka rayidka ah, isagoo intaas ku daray in gacanta lagu dhigay kuwii ka […]
Somali News19 Aug 2021
Muqdisho, (HCTV) – Banaanbaxaan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan Taalada Daljirka Dahsoon ee ku taala degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa waxaa looga soo horjeeday dilkii dhawaan ay u geysteen ciidamada AMISOM dad shacab ah oo ku noola deegaanka Golweyn gobolka Sh/hoose. Dibadbaxayaasha ayaa sitay boorar ay ku qoran yihiin erayo ay ka […]
Somali News12 Aug 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamada Nabad Ilaalinta U Jooga Somalia ee AMISOM ayaa sheegtay inay bilaabeen baadhitaan dhacdadii ka dhacday tuulada Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, kaddib markii lagu eedeeyay ciidamadu in ay si badheedh ah u laayeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan. War-saxaafadeed kasoo baxay AMISOM, ayaa lagu sheegay, in askar ka tirsan […]
Somali News11 Aug 2021
Garoowe, (HCTV) – Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa maanta oo Arbaco ah doortay 11 xildhibaan oo Puntland u matali doona barlamaanka labaad ee aqalka sare. Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horreeyay ee labo maalin gudaheed kusoo gabagabeeya doorashada aqalka sare. Musharraxiinta guulaystay dhammaantood lama aysan kulmin tartan adag sida la filayay, waxaase xusid mudan in […]
Somali News11 Aug 2021
Nairobi, August (HCTV) – Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo shir jara’id ku qabtay Nayroobi ayaa beeniyay in habo yaraatee kulankii raysal wasaaraha Soomaaliya uu la yeeshay madaxweynaha Kenya looga hadlay arrimaha badda. Warbaahinta madaxtooyada Kenya ayaa shalay qortay in kulankii Uhuru Kenyatta iyo raysal wasaare Rooble looga wada hadlay arrimo ay kamid […]
Somali News11 Aug 2021
Breaking News5 Aug 2021
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 77-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa warbiximo lagaga dhegeystay wasiirrada wassaaaradaha, wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, horumarinta maaliyadda iyo deegaanka horumarinta reer miyiga. Waxaanu goluhu warbixin ka dhegeystay […]
Somali News5 Aug 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal wasaare ku -xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa shaaciyay in ay Soomaaliya Qaramada Midoobay u gudbisay qorshaheeda tabarrucaadka Qaran ee waafaqsan heshiiskii Paris ee isbedelka cimilada. “Waxaan ku faraxsanahay inaan ku dhawaaqo in Soomaaliya ay soo gudbisay tabarrucyadii Qaran ahaan loo qoondeeyay si waafaqsan waajibaadka caalamiga ah iyo heshiiskii Paris ee […]