
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in la doonayo in Somaliland loo jarjaro sida Soomaaliya isla-markaana Maamul-gobolleed cusub laga sameeyo bariga Dalka. Faysal oo Maanta ka hadlay Munaasibad lagu qabtay Hargeysa ayaa sheegay inuu arrintaa wado Safiirka Soomaaliya u jooga Itoobiya, waxaanu yidhi “Nin la yidhaahdo Camey ayaa Safiir looga […]
Somali News8 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Aabbe, Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo ay dhaleen, ka dib markii iyaga oo hurda Aqal Soomaali uu ku soo dumay Dhisme duug ah oo ay Gurigoodu ku dhegsanaa. Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Tacsi u diray Shacabka Somaliland iyo […]
Somali News8 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee waxa Xalay Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Aabbe, Xaaskiisii iyo Laba Carruur ah oo ay dhaleen, ka dib markii iyaga oo hurda Aqal Soomaali uu ku soo dumay Dhisme duug ah oo ay Gurigoodu ku dhegsanaa. Saaka Waaberigii ayaa lagu war helay Geeridan Naxdinta leh ee Qoyskan, waxaana markaa […]
Somali News8 Dec 2019
Delhi (HCTV) – Ugu Yaraan 43 Qof oo Shaqaale u badan Muhaajiriin ayaa ku Geeriyooday dab ka kacay Warshad ku taalla dhisme Afar Dabaq ah, kaasi oo ku yaalla Magaalada New Delhi. Dadka Dabka ku Geeriyooday aya Hurday Xilliga dabku kacay oo ahayd 5-tii subaxnimo xilliga Hindiya, waxaanu dabku ka bilaabmay Dabaqa Saddexaad ee dhismaha […]
Somali News7 Dec 2019
“Duufaanku Inaga Barwaaqo Ayuu Inoo Ahaa, Meelna Dhibaato Lagama Soo Sheegin, Illaahay Mahadii Weeyaan, Caanuhu Malaha Meelwalba Waa Yaaliin, Meel Waliba Waa Doog, Dee Soo Arka Reerihii,” Saleebaan Maxamuud Aadan Hargeysa, (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen oo uu shir-gudoominayey Saleebaan Maxamuud Aadan, Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland ayaa sheegay in Golaha […]
Somali News7 Dec 2019
Hyderabad, (HCTV) – Haweeney 23 jir ah oo ku nool gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya ayaa dhimatay maalintii Jimcihii, maalin kadib markii dab la qabadsiiyay markii ay ku sii socotay Maxkamada si ay uga marag kacdo dacwadda labo nin oo lagu eedeeyay inay kufsadeen iyada, sida ay sheegeen booliska. Maamulaha cusbitaalka Safdarjung ayaa sheegay […]
Somali News7 Dec 2019
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada Ciidamada Soomaaliya ayaa xukun ku riday Xassan Muuse Warsame iyo Xasan Xuseen Maxamed oo loo heystaa in ay si badheedh ah rasaas ugu fureen laba gabdhood oo wada saarnaa gaadhi Bajaaj ah oo mareysay Bar Kontorool bishii September 07 ee Sanadkan. Xafiiska Xeer Ilaalinta Soomaaliya ayaa soo eedeeyay labada eedeysane baaritaan […]
Somali News7 Dec 2019
Taariikhdu markii ay ahayd sannadkii 2017, waxa dalka Kenya ka qabsoomay doorashooyin badan oo hal mar wada qabsoomay, kuwaasoo isugu jiray doorashooyinka Madaxtooyada, labada aqal ee Baarlamanka iyo Badhasaabada Gobollada Kenya, waxaanna doorashadaas ku loolamay ilaa shan xisbi iyo murrashaxiin kale oo madaxbannaan, iyadoo doorashada qabsoontay 8 August 2017 ay natiijadeedu noqotay in guushu ku […]
Somali News7 Dec 2019
Wajeer (HCTV) – 7 Askari oo Boolis ah, Dhakhtar iyo Laba Qof oo kale ayaa lagu dilay Weerar Jid-goyn ah oo ka dhacay Degaanka Wajeer ee Gobolka Waqooyi-bari ee Dalka Kenya. Masuuliyiintu waxay sheegeen in weerarka Dadka lagu laayey, sidoo kalena ay dhaawacyo aan cuslayn ka soo gaadheen Afar Qof, Weerarkaasi oo dhacay Jimcihii Shalay. […]
Somali News7 Dec 2019
“Nebiga CSW oo fasirayey Xanta ayaa yidhi “waa walaalkaa ood ku sheegto wax uu karaahiyeysanayo” Sheekh Maxamed Sh CUMAR DIRIR. Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sh Cumar Dirir ayaa bulshada ugu baaqay in ilaalinta walaaltinimada Islaamku waajib tahay shareecada, loona baahan yahay in laga ilaaliyo arrimo dhowr ah oo xumeeya. Sheekh Maxamed oo khudabdii maanta […]
Somali News7 Dec 2019
Garoowe (HCTV) – Roobab dabaylo wata oo ka da’aya Deegaannada Maamul-gobolleedka Puntland ayaa waxa ka dhashay Khasaare kala duwan. Illaa hadda waxa la xaqiijiyey ilmo yar oo Qabowga Duufaanta ugu Geeriyooday deegaanka Garmaal oo ka mid ah Puntland. Sidoo kale, sida wasaaradda Arrimaha guduhu sheegtay deegaanka Qundheed waxa Roobabku dumiyeen 9 Guri, deegaanka Baqbaq waxa […]
Somali News5 Dec 2019
Mauritania (HCTV) – Inta la ogyahay 58 Tahriibayaal ah oo ay ku jiraan dumar iyo Carruur ah ayaa ku dhintay bad-weynta Atlantic-ga. Tahriibayaashan ayaa waxa Doontii ay la socdeen kula degtay Bad-weynta Atlantic-ga, gaar ahaan gudaha biyaha badda ee Dalka Galbeedka Afrika ku yaalla ee Mauritania. Sidaana waxa xaqiijiyey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Muhaajiriinta, […]