
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa siidaysay Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sheekh Aadan-Sunne) oo ka mid ah Culimada Somaliland iyo dhallinyaro kale oo la xidhnaa. Sheekh Aadan-Sunne oo Ciidammada Boolisku xidheen dabayaaqada Sannadkii 2017-kii, ayaa saaka la hor-geeyay Maxkamadda sare, taasi oo soo saartay Amar ah in la siidaayo Sheekha iyo dhallinyarada. Go’aankan […]
Somali News5 Dec 2019
Finland (HCTV) – Saamiya Muuse oo ahayd Wakiilkii Somaliland u joogay Dalka Finland ayaa xilkaa iska casishay. Marwo Saamiya Muuse oo muddo dheer ahayd Safiirka Somaliland ee Dalka Finland ayaa sheegtay inay is-casishay ka dib, markii Wasiirka Arrimaha dibedda ee Somaliland Dr. Faratoon uu ku war-geliyey inay xidho Xafiiska Finland isla-markaana la shaqayso Wakiilka Norway, […]
Somali News5 Dec 2019
Yemen (HCTV) – Madax ka mid ah Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in mid ka mid ah Maraakiibta Dagaalka Maraykanka ee ku sugan Gacanka Cadmeed uu qabtay Shixnad Gantaallaha IRAN ah oo loo siday Dagaalyahannada Yemen. Masuuliyiinta Maraykanku waxay sheegeen inay tahay markii koowaad ee Shixnad Gantaallada noocaas ah la qabto iyaga oo loo sii wado […]
Somali News5 Dec 2019
Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno loo kordhiyey Baarlamaanka waa fursad sumcadii Somaliland ku lahayd beesha caalamka lagu soo celin karo waa haddii loo fahmi dhinaca fiican ee aanay xukuumaddu u arag talaabo lagaga soo horjeedo. Dalna kaligii ma istaagi karo, Somaliland waa sidaas oo kale, waynu ognahoo laba arimoodba dalalkii aynu saaxiibka ahayn […]
Somali News4 Dec 2019
Gabiley, (HCTV) – Taliyaha Guud ee ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi (Dabgale) ayaa maanta kormeerkiisii u horeeyey ku tagay gobolka Gabiley, waxaana Taliyaha intii aanu soo gaadhim magaalada Gabiley ku soo dhaweeyey oo kaga hortagay Kaantaroolka Caabudla Taliyaha qaybta bileyska ee gobolka Gabiley Gaashaanle Sare Axmed Siciid Maxamed oo taliyaha ciidanka booliska […]
Somali News4 Dec 2019
Hargeysa, (HCTV) – Kooxda la baxday Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Somaliland ayaa sheegay inay dacwad ka dhan ah golaha Guurtidda ay u gudbiyeen maxkamada dastuuriga ah ee Somaliland. Kooxdan ku bahowday Madasha Wadatashiga ayaa tilmaamay in dacwadooda ka dhanka ah Golaha Guuritda ay ku diidan yihiin go’aankii Golahaasi labada sanno ugu kordhiyey Baarlamaanka Somaliland. Xasan […]
Somali News4 Dec 2019
Awdheegle, (HCTV) – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta qarax miino lagu dilay guddoomiyihii degmada Awdheegle oo magaciisa la yidhaa Maxamed Yaroow. Warkan arintan ku saabsan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo shegay in qarax miino ee lagu dilay guddoomiyaha uu ka dhacay isla […]
Somali News3 Dec 2019
Boorama, (HCTV) – Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe oo maanta ka hadlayey madal ay ku kumeen madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa ka dayriyey xaalada dalku uu ku sugan yahay wakhti xaadirkan. Gudoomiyaha xisbiga UCID waxa uu ka dayriyey mudo kordhinta loo sameeyey golayaasha Wakiilada iyo Deegaanka iyo dib u dhaca […]
Somali News3 Dec 2019
London, (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa soo kala dhexgalay dagaalka Afka ee u dhexeeya Madaxweynaha French iyo dhigiisa dalka Turkish, kadib markii Emmanuel Macron oo ah Madaxweynaha dalka Faransiisku uu ku tilmaamay Isbahaysiga NATO kuwo maskaxdu dhimatay, taas oo Madaxweynaha Maraykanku uu u cadeeyey Madaxweynaha Faransiiska in kalmadaasi ay ahayd mid fool […]
Somali News3 Dec 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay Maanta soo saartay kaga digtay Fatahaado iyo Roobab waaweyn oo Dalka ka da’a. War-saxaafadeedkan oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dawladdu ogaatay inay Fatahaado ku dhufteen 25 Tuulo oo ka mid ah Degmada Balcad. War-saxaafadeedkaasi oo dheer ayaa u […]
Somali News3 Dec 2019
Tehran (HCTV) – Ugu yaraan 208 Qof ayaa la rumaysan yahay inay IRAN ku dhinteen intii uu socday hawl-gallo Ciidammada amnigu kaga hor tagayeen Dibed-baxyo halkaa ka dhacay. Dadweynaha reer Iran ayaa Mudaharaaddo isugu soo baxay, ka dib markii Qiimaha Shidaalku uu mar keliya si layaab leh cirka isagu shareeray, taasi oo keentay in Dadweynuhu […]
Somali News3 Dec 2019
USA (HCTV) – Hay’adda dambi baadhista federaalka Mareykanka ee FBI-da ayaa sheegtay in adeegga FaceApp iyo kuwa noociisa ah ee lagu sameeyay waddanka Ruushka ay sababi karaan “khatar weyn oo dhinaca sirdoonka ah”. Hadalkan ayaa lagu sheegay warbixin loo diray Senetor u dhashay Mareykanka oo lagu magacaabo Chuck Schumer, kaasoo hore uga dalbaday FBI-da inay […]