
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii Wasaaradda Cadaaladda Somaliland iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo ka mid ahaa Masuuliyiin uu Madaxweyne Muuse Biixi xilalkii ay hayeen ka qaaday ayaa ka warramay dareenkooda arrintaa la xidhiidha. Wasiirkii cadaaladda Somaliland Cabdirisaaq Saalax iyo Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta Qaranka Mr. Xuseen Ibraahim Buuni oo si gaar gaar ah Warbaahinta ula hadlay […]
Somali News2 Dec 2019
Madrid, (HCTV) – Hogaamiyeyaasha Qaramada Midoobay iyo Wufuud kale oo tiro badan oo ka socda dalalka caalamka ayaa magaalada Madrid ee dalka Spain uu uga furmay shirka lagaga hadlayo isbadalka cimilada aduunka iyo dhibaatooyinka deegaanka sii kululaanaya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, oo khudbaddiisii furitaanka ka jeediyey shirka Isbadalka Cimilada ee socda dalka […]
Somali News2 Dec 2019
Ceerigaabo (HCTV) – Koox Dabley ah ayaa Xalay weerartay Saldhigga dhexe ee Booliska ee Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag. Kooxda Weerarka geysatay oo aan illaa hadda haybtooda la garanayn ayaa Abbaaro 1-dii habeenimo ee Xalay Weerartay saldhigga, laakiin waxay iska Caabbin kala kulmeen Ciidammadii Booliska ee halkaa ku sugnaa. Sidaana waxa xaqiijiyey Taliyaha Qaybta […]
Somali News2 Dec 2019
Ciraaq (HCTV) – Baarlamaanka Dalka Ciraaq ayaa aqbalay Is-casilaad uu Toddobaadkan u gudbiyey Raysal-wasaaraha Dalkaasi Adel Abdul Mahdi, ka dib laba Bilood oo Dibed-baxyo isa soo tarayaa ka socdaan Caasimadda Baqdaad iyo Magaalooyinka Koonfurta Ciraaq. Warqadda Iscasilaadda ee uu Baarlamaanka u gudbiyey Raysal-wasaare Adel Abdul Mahdi ayaa ka dambaysay Mudaharaaddo Dalkaasi ka bilaabmay 1-dii bishii […]
Somali News2 Dec 2019
Taleex (HCTV) – Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa beeniyey in Ciidamo ka mid ahaa Puntland ay ku biireen Ciidammada Somaliland. Wasiirkii hore ee khayraadka biyaha Saleebaan Yuusuf Cali (Koore) oo hadda ah Wasiirka Warfaafinta oo Toddobaadkan gaadhay Magaalada Taleex ee Xarunta Gobolka Xaysimo ayaa halkaa ku soo bandhigay Askar uu ku tilmaamay inay yihiin ciidamadii […]
Somali News1 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxaa maanta caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu xusaayey, xuska maalinta Caalamiga ah ee Xannuunka HIV/AIDS, waxaana munaasibadaasi soo qaban qaabiyey komishanka Xakamaynta Aydhiska, waxaana kasoo qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) Wasiirada Wasaaraddaha Caafimaadka, Warfaafinta iyo Ciyaaraha, Xildhibaano ka tirsan Labada […]
Somali News1 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa, waxaanu Xilkii ka qaaday Wasiirro, kuwo cusubna wuu Magacaabay. War-saxaafadeedka lagu shaaciyey Isku-shaandhaynta oo soo gaadhay Horn Cable Tv ayaa u qornaa sidan “Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadahoodu yihiin JSL/XM/XKQ/222/1-387/122019 iyo JSL/XM/WM/222-387/122019 uu […]
Somali News1 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa ka hadlay Komiishanka cusub ee lagu muransan yahay oo Shalay Guddoomiye u doortay Cabdirashiid Riyo-raac oo ka mid ah laba xubnood oo Xisbiga WADDANI diiddan yahay inay Komiishanka ka mid noqdaan. Mujaahid Cali-guray oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Hargeysa, ayaa sheegay in aanay Somaliland ka dhacayn […]
Somali News1 Dec 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay dawladda Itoobiya ku soo wargelisay in si dhaqso ah loo soo magacaabayo qunsulkii dawladda Itoobiya u fadhiyay Hargeysa oo ay jagadiisu banaan tahay dhawrkii bilood ee u dambeeyay. Wasiirka arrimaha dibadda Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo uu waraysi gaar ah la yeeshay wargeyska The Reporter ee […]
Somali News1 Dec 2019
Farmaajo xaaladda Jubbaland in uu waanwaan iyo wada hadal ku dayo wuxuu ka doorbiday in uu dagaal ku muquuniyo, maamulkaas oo ka mid ah kuwa ugu deggan Soomaaliya. Kismaayo caasimadda maamul gobolleedku waxay ka fayowdahay qaraxyada joogtada ka ah Xamar iyo agagaarka madaxtooyada iyo waliba dilalka qorshaysan ee maalin walba ka dhaca caasimadda dawladda Federaalka, […]
Somali News30 Nov 2019
Baghdad, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ciraaq Adel Abdul Mahdi ayaa iscasilaadiisa u gudbiyey Baarlamaanka xili ay dalkaasi ka sii socdaan dibadbaxyo dawadda lagaga soo horjeedo oo gilgilay caasimada Baqdaad iyo magaalooyinka koonfurta dalkaasi ku yaala. Raysal Wasaaraha ayaa ku dhawaaqay iscasilaadiisia kadib markii uu cadaadis xoogle uu kala kulmay maalin ka dib markii tiro […]
Somali News30 Nov 2019
Xiingalool, (HCTV) – Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka maamul goboleedka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed). ayaa si kulul u cambaareeyay xadhig Puntland kula kacday odayaal madaxweyne Deni dhaliilay. Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka ayaa ku baaqay in si deg deg ah loosii daayo odayaasha xidhan, isagoo sheegay inaan loo dulqaadan karin cabudhin lagu hayo dad uu tilmaamay […]