
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xubnihii guddida doorashooyinka Somaliland ayaa markii ay maanta gudoomiye u doorteen Cabdirashiid Riyo Raac, gudoomiye ku xigeena u doorteen Mustafe Dhawal kadib waxa ay si rasmi ah ula wareegeen hoggaaminta Komishanka Doorashooyinka Qaranka iyagoo kala wareegay Guddidii hore. Guddoomiyihii hore ee Doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan oo isagu ku wareejiyey guddida cusub ee […]
Somali News30 Nov 2019
Muqdisho, (HCTV) – General Yuusuf Cai Qaseeye oo ku magac dheer Cageey oo ka tirsan ciidamada Soomaaliya ayaa lagu dilay magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dilka Generalkan oo sheegaya in Generaalka lagu dhax dilay Guri uu ka degenaa Warshadaha Caanaha magaalada Muqdisho. Goobjoogayaal ayaa Warbaahinta u sheegay in dilka Generaal Cagey […]
Somali News30 Nov 2019
Jigjiga, (HCTV) – Shirwaynihii Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Itoobiya (XDS) uga socday magaalada Jigjiga ee caasimada dawadd Deegaanka ayaa lasoo gabagabeeyay, waxaana xubnihii xisbiga ee shirka kasoo qayb galay ay cod buuxa ku ansixiyeen kamid noqoshada xisbiga EPP ee dalka Itoobiya. Shirka ay maanta yeesheen xubnaha Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Itoobiya ayaa ahaa mid xilligiisii laga soo […]
Somali News30 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Guddida isku xilqaantay dhexdhexaadinta khilaafka xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaridka ee WADDANI iyo UCID u dhexeeya ayaa caawa kulan xogwaran ah la yeeshay Gudoomiyeyaasha xisbiga Mucaaridka ee Faysal Cali Waraabe Iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro). Kulankan ay caawa ku yeesheen xisbiyada Mucaaridka iyo guddida dhexdhexaadinta khilaafka dhinacyada siyaasada Somaliland ayaa […]
Somali News30 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) –Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batoon ayaa ka hadlay aragtida xisbiga Waddani ee ku saabsan Doorashada Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Somaliland loo doortay inuu noqdo Cabdirashiid Riyo-raac ayaa. Waxaanu Sheegay Afhayeenku in maanta aanay taagnayn doorasho, gudoomiye komishan iyo arin kale ee qaranimadii Somailand ay khatar ku jirto, dakuna uu u […]
Somali News30 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Guddida Doorashooyinka Somaliland ee dhawaanta la dhaariyey ayaa maanta Cabdirashiid Riyo Raac u doortay inuu noqdo Gudoomiyaha Guddidaasi. Guddidan Doorashooyinka ayaa tan iyo intii Golaha Baarlamaanka Somaliland uu Ansixiyey Lix xubnood oo uu ka maqan yahay xubintii xisbiga Waddani uu ku lahaa Guddidaasi ayaa khilaaf weyn oo u dhexeeya xukuumada iyo Xisbiyada […]
Somali News30 Nov 2019
Ankara, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa cambaarayn xoogle tusha kagaga tuuray dhigiisa daka Faransiiska Emmanuel Macron oo dhaleeceeyey hawlgalka Milatari ee Turkigu ku qaaday waqooyi-bari Suuriya, ayaa ku tilmaamay Madaxweynaha Faransiiska nin Maskaxdu dhimatay. Erdogan ayaa hadalkan sheegay jimcihii maalmo ka hor markii Shirka NATO ay labada hogaamiyeba ka qaybgaeen – […]
Somali News30 Nov 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Wasiirka Gaashaandhigga ahna ku xigeenka Xisbiga ODP ee degaanka Oromiya ka taliya Lamma Magersa ayaa sheegay inuu kasoo horjeedo midaynta xisbiyada dalka ee EPP iyo nidaamka MADAMAR ee uu layimid Abiyi Axmed. Lamma Magersa ayaa arrintan ka sheegay mar uu u waramayay laanta Afka Oromada ee VOA, inkastoo sida wararka qaar […]
Somali News28 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey fanaanada caanka ah ee Farxiya Kabayare oo socdaal ku timid Somaliland. Soo dhaweynta fanaanadan Caanka ah ayaa waxa ka qaybqaatay soo dhaweynteeda Fanaaniinta iyo Abwaaniin ka tirsan Xidigaha Geeska iyo taageerayaal ay fanaanadu ku leedahay Somaliland, gaar ahaana Hargeysa. Waxaana markii ay […]
Somali News28 Nov 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay in dawladda Maraykanku ay sii wadayso wadahadaladii nabada ee ay la lahayd kooxda Daalibaan xili uu socdaal aan la sii shaacin oo layaab leh uu ku booqdday ciidamada dalkiisa ee ku sugan Afghanistan. Socdaalkan oo noqonaya kii ugu horeeyey ee Trump uu ku tago dalkaasi […]
Somali News28 Nov 2019
Nairobi, (HCTV) – Beesha caalamka ayaa ugu baaqday hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay abuuraan is-afgarad siyaasadeed oo suurto galinaya in doorasho qof iyo cod ah ay dhacdo sanadka 2020-ka dalka Somalia. Waxaanay Midowga Afrika, Midawga Yurub, Qaramada Midoobay iyo Maraykanka oo saaxiib dhow la ah Soomaaliya ay soo dhoweeyeen shirkii dhawaan dhex maray Madaxweyne Maxamed Cabdilaahi […]
Somali News28 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey Waxyaabihii uu jeelkii lagu xidhay uu ku soo arkay iyo waxyaabihii keenay xadhigiisa. https://www.youtube.com/watch?v=zzp8_BKKkc0