
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Nov 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wakiilka howlgalka midowga Africa AMISOM Ambassador Francisco Madeira oo Sabtidii shalay booqday magaalada Beledweyne ayaa sheegay in ay uga qeybqaadanayaan gurmadka loo fidinayo dadka ay Fatahaaddu saameysay lacag dhan ah US$87,000 Wuxuu sheegay in deeqdan lacageed inteeda badan loo adeegsan doono wax ka qabashada Arimaha Caafimaadka iyo Agab kale ee aan raashinka […]
Somali News24 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ka soo horjeedsaday muddo kordhin Golaha Guurtidu ay laba sanadood ugu kordhiyeen Golaha Wakiilada, halka Guurtida laftigooduna ay isku kordhiyeen mudo saddex sanadood ah. Sidoo kale Siyaasiyiinta Madasha Wadatashigu waxa ay sheegeen in Madaxweyne Muuse Biixi uu aqbali waayey […]
Somali News24 Nov 2019
Nugaal (HCTV) – Qoys ku nool meel ku dhow deegaanka Yoonbays oo 100km u jirta magaalada Garowe ee Gobolka Nugaal, ayaa la kulmaya arrin la yaab leh oo argagax ku abuurtay. Reerka waa xoolo dhaqato sida ay sheegeen, wax aan la arki karin ayaa bireynaya ama Gawracaya Adhigooda, gaar ahaan waxaraha yaryar, mana garanayaan cidda […]
Somali News24 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa sheegay in Bulshada Somaliland kala qaybsan tahay, sidaasi darteed loo baahan yahay in Bulshada la mideeyo. Guddoomiye Saleebaan oo Maanta hadal u jeediyey Mudaneyaasha Golaha Guurtida oo muddo-kordhin u sameeyay dhiggooda Wakiillada ayaa sheegay in Somaliland lagu waday isku tanaasul, laakiin xiligan ay […]
Somali News24 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa Golaha Wakiillada u sameeyay Muddo kordhin 2 sannadood ah. Fadhigii Saaka ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Guddomiyaha Golahaasi Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa waxa laga hor akhriyey soo jeedin ah in muddo 2 sanadood ah loo kordhiyo Golaha Wakiillada, maaddaama oo ay qabsoomi wayday doorashadii lagu […]
Somali News24 Nov 2019
Guinea (HCTV) – Dadweynaha Dalka Guinea-Bissau ayaa Saaka u dareeray Doorashada Madaxweynaha Dalkaasi. Dalka Guinea-Bissau oo ku yaalla Galbeedka Afrika ayaa waxa doorashadiisa u dareeray Dad gaadhaya 760,000 Qof, kuwaasi oo codadkooda ka dhiibanaya Doorashadan oo ay ku loolayaan 12 Musharrax oo dhammaantood Rag. Goobaha Cod-bixinta ayaa waxa la furay at 07:00 GMT, waxaana la […]
Somali News22 Nov 2019
Laascaanood (HCTV) – Bandhigga buugaagta ee Laascaanood ”Lascanod Book fair” oo munaasabadeedu ay ka qabsoomi doonto magaalada caasimadda u ah Gobolka Sool ee laascaanood ayaa qabanqaabadeedu tahay mid si weyn looga dareemayo xaruntaa, waxaana qabanqaabada gacanta ku haya ”MIDHSOOl” oo loo soo gaabiyey naadi ay ku midoobeen dhammaan Akadamiyadaha ka jira Gobolka Sool. Cismaan Cabdinuur […]
Somali News22 Nov 2019
New York (HCTV) – Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. James Swan oo shalay khudbad ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay muhiim tahay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyo sharciga doorashada, dibna u eego sharciga xisbiyada bisha December. Waxaa kale oo uu sheegay inay muhiim tahay in la […]
Somali News22 Nov 2019
Muqdisho (HCTV) – Hay’adda Duulimaadyada Rayidka ah ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay Maanta dib u bilaabmeen duulimaadkii tooska ah ee Magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi. Heshiis ay dhawaan Magaalada Nairobi ku kala saxeexdeen Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Kena Uhuru Kenyatta ayaa waxa ku jiray in dib loo bilaabi duulimaadyada tooska ee […]
Somali News22 Nov 2019
Hargeysa(HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Saddex Qoddob oo dalku ku gaadhi karto Hodantinimo dhaqaale. Sidaasna waxa lagu sheegay warbixin uu daabacay Maanta Warsidaha East African Business Week, oo ka soo baxa dalka Uganda, oo ku saabsaneyd shirkii maalgashiga kaabeyaasha dhaqaalaha iyo tamarta ee dawladda Somaliland khamiistii shalay ku qabatay […]
Somali News22 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa digniin u dirtay Culimo Maalmihii u dambeeyay ku dhex yooyootamayey Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho, gaar ahaan Facebook, kuwaasi oo kala dalbanayey inay wada galaan doodo la xidhiidha murankooda diimeed. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Diinta iyo awqaafta Somaliland oo soo gaadhay Horn […]
Somali News21 Nov 2019
Boorama, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefdi uu hoggaaminayey oo ku sugnaa magaalada Boorama ayaa kulan ku saabsanaa Amniga waxa uu ku soo gabogabeeyey magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal. Kulanka uu Madaxweyne ku xigeenka Somaliland uu ku soo afmeeray ayaa daba socday kulamo dhawr ah la xidhiidhay amniga […]