
Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Nov 2019
Idlib, (HCTV) – Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay laba weerar oo ciidamada dawlada Suuriya ay ka dambeeyeen kadib markii Gantaal lala beegsaday xero barakacaal oo ku taala gobolka Idlib ee dalka Suuriya, sida ay sheegayaan hawlwadeenada gargaarka degdega ah. Weerarkan ayaa sidoo kale ay ku dhaawacmeen dad tiro badan Arbacadii maanta, sida uu […]
Somali News21 Nov 2019
Muqdisho, (HCTV) – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa mar kale ugu baaqay dowladda federalka Somalia iyo maamul goboleedada xubnaha ka ah inay dib u bilaabaan wada shaqayntoodii, sida lagu sheegay warbixin golaha ammaanka loo diray 15-kii bishan November. Qaramada Midoobay waxay sheegtay sii socoshada ismariwaaga siyaasadeed inuu caqabad weyn yahay oo uu halis gelineyo […]
Somali News21 Nov 2019
Sri Lanka (HCTV) – Madaxweynaha cusub ee dhawaan loo doortay dalka Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa, ayaa walaalkii Mahinda u magacaabay Raysal- wasaaraha cusub ee dalkaasi. Madaxweynaha cusub ee Sri Lanka oo lagu wado in Maanta xilka loo dhaariyo, ayaa xilka qabtay iyada oo xilka ka dagayo Tanil Rajapaksa oo xisbigiisa si weyn looga guuleystay doorashadi […]
Somali News21 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in aanay qadiyadda Somaliland waxba ka beddelayn Dhallinyaro iyo siyaasiyiin u safra Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Mudane Baashe-cadde oo ka hadlayey Munaasibad lagu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya yidhi “Xisbiyada Qaranka waxaynu u samaysanay inaynu Qabiilka kaga tagno. […]
Somali News21 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Kalfadhigii 45-aad ee golaha wasiirrada Somaliland ee Maanta oo uu gudoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta lagu ansixiyey xeerar, iyada oo sidoo kale lagu meelmariyey wax-ka-beddel lagu sameeyey qaar ka mid ah xeerarkii hore u jirey. Dood dheer iyo falanqeyn kaddib, waxa ay golaha wasiirradu fadhigooda ku ansixiyeen: Qabyo-qoraalka […]
Somali News20 Nov 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladaha Ethiopia iyo Imaaraadka Carabta ayaa kala saxeexday heshiis isfaham oo laba geesood ah, kaas oo ay labada dhinac iska kaashanayaan arimo ku saabsan difaaca iyo Milatariga. Heshiiskan isfaham ayaa waxa dawlada Ethiopia ku matalayey Wasiirka Gaashaandhigga dalka Ethiopia Lemma Megersa, halka dhinaca Imaaraadkana uu u saxeexay Maxammed bin Axmed Al […]
Somali News20 Nov 2019
Muqdisho, (HCTV) – Almaas Axmed Elman oo ah gabadh Soomaaliyeed horena u ahayd diblomaasi ka tirsan safaarada Soomaaliye ee dalka Kenya ayaa ku dhimatay toogasho xili ay ku sugnayd Xalane oo ah meelaha ugu amaanka badan Muqdisho. Almaas Elman ayaa la sheegay in markii xabadu ay ku dhacday ay gaadhi waday, isla markaana ilaa iyo […]
Somali News20 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Hay’adda Difaaca Suxufiiyinta Adduunka ee Magaceeda loo soo gaabiyo CPJ ayaa ka hadashay Tallaabada Xukuumadda Somaliland ku xayirtay Telefiishanka HCTV iyo Xadhigga Tifaftirihii Tv-ga Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday). CJP ayaa Masuuliyiinta Somaliland ugu baaqday inay Telefiishanka HCTV u ogolaadaan inuu si xor ah u shaqeeyo isla-markaana ay si bilaa Shuruud ah u […]
Somali News20 Nov 2019
Darar-weyne (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta deegaanka Darar-weyne ee duleedka magaalada Hargeysa ka daah-furay mashruuc ballaadhan oo lagu tabobarayo dufcaddii ugu horraysay ee loo carbinayo inay noqdaan saraakiil ciidan oo wiilal iyo gabdho Jaamiciyiin ah ka kooban. Munaasibadda lagu furayo tabobarkan oo ka dhacday kulliyadda tabobarka saraakiisha ee Cabdilaahi Askar, […]
Somali News19 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigalinta xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdilaahi Geeljire oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay hakiyeen isku soo baxyadii xisbiga Waddani uu ka dhigayey xarumta uu ku leeyahay Hargeysa. Sidoo kale Cabdilaahi Geeljire waxa uu ka hadlay masuuliyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo xidhan iyo xayiraada xukuumadu […]
Somali News19 Nov 2019
Boorama, (HCTV) – Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ku gudajira safarkiisi Boorama ayaa soo kormeeray dhismaha Jeelka weyn ee magaalada Boorama oo meel wanaagsan maraya. Kormeerkan Madaxweyne ku xigeenka Somaliland ayaa waxa ku wehelinayey Badhasaabka Gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali iyo Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Axmed-yaasiin Sheekh […]
Somali News19 Nov 2019
Laascaanood, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta isku soo bax ka dhigay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaanay jamaahiirta Taageerayaasha xisbiga Waddani ee gobolka Sool ay isku soo baxan ka dhigeen xarunta uu xisbiga Waddani uu ku leeyahay gobolkaasi. Isku soo baxan ayaa waxa horkacayey Wasiirkii hore ee Wasaarada Biyaha Somaliland […]