
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex ayaa xukuumadda Somaliland ka diiday xayiraad sharci daro ahayd oo lagu soo rogay Telefishanka HCTV, sidoo kalena Tifaftiraha HCTV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday) ayay u dirtay Maxkamadu todoba cisho oo rumaan ah, sida uu sheegay Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA. Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta […]
Somali News18 Nov 2019
USA (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Dawladda Masar ay Cunaqabayno la kulmi karto, hadday fuliso Qorshaha ay ku doonayso inay diyaaradaha dagaalka ee Su-35 kaga iibsato Ruushka. Masuul ka mid ah Maraykanka ayaa Isniintii Maanta sheegay Suurto-galnimada in Maraykanku uu Cunaqabayn ku soo rogo Masar, maaddaama buu yidhi Diyaarado dagaal oo Masar ka […]
Somali News18 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka SOLJA ayaa sheegay in maanta ciidamada Booliska Somaliland ay xidheen Tifaftirihii telefishanka HCTV, C/qaadir Saleebaan Casayr isla markaana xukuumaddu xayiraad saartay Telefishanka HCTV, sida lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray ururka SOLJA oo uu ku saxeexan yahay Gudoomiye Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto. War-saxaafadeedka ururka SOLJA ayaa sidoo kale lagu sheegay in […]
Somali News18 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxamed Cabdi Ilig oo ah Maamulka Telefishanka HCTV ayaa ka hadlay xadhiga sharciga aan loo soo marine e lagu xidhay Tifaftiraha Telefishanka HCTV iyo Xayiraada Telefiska. Maxamed Cabdi Ilig oo arintaasi ka hadlayaana waxa uu yidhi “Maanta oo ay bishu tahay 18-ka November 2019-ka, waxay ciidamada dambi baadhista Somaliland ay xabsiga u […]
Somali News18 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Gelinkii hore ee Maanta waxa Rabshado ka dhaceen Xarunta Xisbiga WADDANI ee Magaalada Hargeysa, waxaana Rabshadahaas ku dhaawacmay Hal Askari. Rabshadaha ayaa bilaabmay, ka dib markii Taageerayaasha Xisbiga WADDANI oo Shalay uu Guddoomiyaha WADDANI ugu baaqay inay isugu yimaaddaan Xarunta Xisbigu ay isugu soo baxeen halkaasi ay Ciidammada Amniga oo halkaa la […]
Somali News18 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Xarunta Xuquuqal iinsaanka ee Magaceeda loo soo gaabiyo HRC oo fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa Cambaaraysay Xayiraad Xukuumadda Somaliland ku soo rogtay Telefiishanka HCTV, Xadhig lagula kacay Tifaftiraha guud ee Telefiishanka HCTV Cabdiqaadir Saleebaan Casayr (Coday). War-saxaafadeed ay Maanta soo saartay Xarunta HRC oo soo gaadhay HCTV ayaa lagu cambaareeyay Xadhigga Weriye […]
Somali News18 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa Xabsiga u taxaabtay Tifaftiraha guud ee Telefiishanka HCTV Cabdqaadir Saleebaan Casayr (Coday), sidoo kalena soo saartay Amar lagu xayirayo Telefiishanka HCTV. Agaasimaha guud ee Telefiishanka Horn Cable Tv (HCTV) Maxamed Cabdi Sheekh (ilig) ayaa Warbaahinta u xaqiijiyey in Saaka Xarunta C.I.D ee Hargeysa lagu xidhay Tifaftiraha guud ee Telefiishanka […]
Somali News17 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa caawa xidhay Afhayeenkii Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun iyo Xoghayaha xisbigaasi Khadar Xuseen Cabdi, Sida ay HCTV u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xisbiga Waddani. Xadhiga Afhayeenka Xisbiga Waddani iyo Xoghayaha Xisbigaasi ayaa yimid waxyar uun ka dib markii Afhayeenka Xisbiga Waddani uu Jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo […]
Somali News17 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Taliyaha Ciidanka Bileyska Somaliland Sareeyo Guuto, Maxamed Aadan Saqadhi ayaa sheegay in aanay gabi ahaanba aqbali doonin mudaharaad dhaca, isla markaana ay joojiyeen Mudaharaadka uu taageerayaashiisa ugu baaqay Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro in maalinta barito ah la isugu yimaado xarunta xisbiga Waddani. Taliyaha Ciidamada Bileyska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi, waxa uu […]
Somali News17 Nov 2019
Boorama (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inaan Cidna loo daba fadhiisanayn ilaalinta Amniga guud ee Gobolka Awdal. Madaxweyne ku-xigeenka oo Maanta hadal ka jeediyey Magaalada Boorama ayaa sheegay inaan la aqbali karin in Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Awdal ay iska soo afjari waayaan Dadka Amnigooda xumaynaya ee Jabhadaha ka […]
Somali News17 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Kal-fadhigii golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah loogu ansixiyey oddoroska miisaaniyad-sannadeedka 2020-ka. Miisaaniiniyad-sannadeedka 2020-ka oo ay golaha horkeentay wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somalilnad, ayaa cadadkeedu dhan yahay 2,751,304,880,098 (Laba Tiriliyan, Toddoba boqol kow iyo konton Bilyan, Saddex Boqol iyo […]
Somali News17 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Taageerayaasha Xisbigiisa ee Gobolka Maroodi-jeex ugu baaqay inay Isniinta Berri isugu yimaaddaan Xarunta Xisbiga ee Hargeysa. Guddoomiye Cirro oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in taageerayaashu marka ay isugu yimaaddaan xarunta Xisbiga loo sheegi doono Farriimo muhiim ah oo […]