
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News17 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Golaha guurtida Somaliland ayaa Guddi ka kooban 29 Xubnood u saaray ka soo talo-bixinta mudoo kordhin mar kale loo samaynayo Golaha wakillada Somaliland, ka dib markii ay dib u dhacday doorashadii lagu soo dooran lahaa Xildhibaanno cusub. Xildhibaanada ayaa saaka loo akhriyay qoraalka mMdaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi uu kaga dalbaday […]
Somali News16 Nov 2019
New York, (HCTV) – Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha Ka-dhaxaysa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxa ay dood adag ka yeesheen qaraar ay soo gudbisay dowladda Britain oo la xidhiidhay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya. Golaha ayaa dood dheer kaddib ugu danbeyntii isku raacay in muddo sanad ah lagu kordhiyay cunaqabateynta hubka […]
Somali News16 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Magacaabay Xilal cusub, waxaanu Xilalkaasi u Magacaabay siyaasiyiin Caan ah. Siyaasiyiinta uu xilalka u Magacaabay waxa ka mid ah Cabdilllaahi Jaamac Cismaan (Geel-jire), Cabdi Haybe Maxamed, Xildhibaan Baar Siciid oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada. Halkan Hoose ka akhri […]
Somali News16 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta jawaab ka bixiyey muranka ka taagan xubnaha cusub ee Komishanka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha wakiillada Somaliland, kaasi oo uu diiddan yahay Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. Madaxweynaha oo maanta ka hadlay munaasibad uu ku daah-furay carwo dhinaca Caafimaadka ah oo Hargeysa lagu qabtay, […]
Somali News14 Nov 2019
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan wadahadal ah magaalada Nairobi kula yeeshay dhigiisa dalka Kenya Uhuru Kenyatta, kuwaas oo ka wadahadalay cilaaqaadka labada dal iyo sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafka diblomaasiyadeed ee labada dal dhexmaray mudooyinkii la soo dhaafay. War-qoraal ah oo lagu baahiyey warbaahinta Dawladda Somalia ayaa lagu sheegay […]
Somali News14 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheekh Saleebaan Siciid Cali u magacaabay gudoomiyaha xisbiga Waddani ee gobolka Saaxil, sida lagu sheegay warqad qoraal ah oo ka soo baxday xisbiga Waddani oo uu ku saxeexan yahay Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ah gudoomiyaha xisbigaasi. Sheekh Saleebaan Siicid Cali ayaa hore u ahaa Agaasimihii […]
Somali News14 Nov 2019
Boorama, (HCTV) – Ergooyin isugu jira Aqoonyahano, Oday dhaqameed iyo Masuuliyiin xukuumada Somaliland ka tirsan ayaa maanta ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawaan deegaan Laastuug oo hoostaga gobolka Awdal kaga dhawaaqay inay yihiin Jabhad la baxday Cawaale. Wadahadal dhexmaray ergadaasi nabad-doonka ah iyo kooxdaasi jabhada la baxday ayaa si wadajir ah ugu dhawaaqeen inay […]
Somali News14 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Sheekh Saleebaan Siciid Cali, Agaasimihii hore ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta ee xukuumadii Axmed Siilaanyo ayaa sheegay in looga yeedhay xarunta dambi-baadhista Somaliland ee C.I.D-da. Sidoo kale Agaasimihii hore ee Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa sheegay inuu ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, isla markaana loo magacaabay gudoomiyaha xisbiga Waddani […]
Somali News14 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa la filayaa inuu socdaal ku tago Dalka Kenya. Sidaasi waxa Wargeyska Geeska Afrika oo ka soo baxa Hargeysa u xaqiijiyey ilo-wareedyo xog-ogaal ah. Madaxweyne Biixi ayaa la filayaa inuu dabayaaqada bishan November, 2019 socdaal shaqo ku tago dalka Kenya. Ma Cadda in Socdaalkiisu yahay Marti-qaad […]
Somali News14 Nov 2019
Windhoek, (HCTV) – Laba Wasiir oo ka tirsan dawladda Namibia ayaa iscasilay kadib markii lagu eedeeyey Musuqmaasuq, laaluush qaadasho iyo lacago la lunsaday. Labadan Wasiir ee iscasilay ayaa kala ah Bernhard Esau oo ah Wasiir Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda iyo Sacky Shanghala oo ah Wasiirka Cadaalada kuwaas oo lagu eedeeyey inay laaluush ka qaateen shirkadda […]
Somali News14 Nov 2019
Boosaaso, (HCTV) – Golaha Baarlamaanka Maamul Gobolleedka Puntland ayaa guddoomiye cusub u doortay Cabdirashiid Yuusuf Jabriil kadib markii uu ka guulaystay laba musharax oo kale oo la tartamay. Cabdirishiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdi Jamaal Cismaan Maxamed ayaa wareegii labaad ee doorashada isugu soo hadhay waxaanay kala heleen oo helay 34 Cod iyo 17 co. Guddoomiye […]
Somali News13 Nov 2019
Kuala Lumpur, (HCTV) – Elms School, oo ah dugsi caalami ah oo gaar loo leeyahay oo ku yaala caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa todobaadkan ka mid noqday dugsiyada ugu wanaagnsan aduunka ee bixiya nidaamka waxbarasho ee Ingiriiska. Iskuulkan ayaa lagu casuumay Shir caalami ah oo ka dhacay Kuala Lumpur Malaysia 13-14 bishan November oo ku […]