
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Aug 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan hambalyo ah la qaatay Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo loo doortay guddoomiyaha golaha wakiilada cusub ee Somaliland, iyo Siciid Mirre Faarax iyo Cali Xaamud Jibriil, oo ku kala guulaystay jagooyinka guddoomiye ku xigeenka 1aad iyo 2aad ee golaha wakiilada. Madaxweynaha ayaa doorashada shirguddoonka golaha wakiilada cusub […]
Breaking News3 Aug 2021
Hargeysa, (HCTV) – Golaha wakiilada Somaliland ayaa Cabdirisaaq Khaliif Axmed u doortay guddoomiyaha golaha wakiilada cusub ee Somaliland, halka guddoomiye ku xigeenka 1aad loo doortay Siciid Mirre Faarax oo kasoo baxay xisbiga UCID, guddoomiy ku xigeenka 2aad ayaa isna loo doortay Cali Xaamud Jibriil oo isna UCID kasoo baxay. Guddoomiyaha golaha wakiilada ee maanta la […]
Somali News2 Aug 2021
Baydhabo, (HCTV) – Waxa magaalada Baydhabo lagu doortay Shan ka mid ah kuraasta Xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matalaya maamulka Koofur Galbeed ee Soomaaliya. Samsam Ibraahin Cali ayaa noqtay xildhibaankii ugu horeeyay ee lagu doortay maanta magaalada Baydhabo, islamarkaana ku guuleysatay 81 cod halka Shariifo Xaaji Cismaan oo la tartantay ay heshay 4 […]
Somali News2 Aug 2021
Jigjiga, (HCTV) – Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa go’aano kasoo saartay sicir bararka maalmahan ka jiray degaanka, sidaan lawada soconay maalmihii aynu soo dhaafnay waxaa degaanka Soomaalida ka jiray sicir bar dhanka maciishada ah, taas oo shay walba uu gaadhay qiimo aysan cidna u dhawaan karin. Haddaba dawladda ayaa sheegtay ineey u adkaysan wayday siday […]
Somali News2 Aug 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Shirkadda Diyaaraha ee Ethiopian Airlines oo ah ta ugu balaadhan Afrika ayaa maanta gaashaanka ku dhufatay inay hub iyo ciidan u qaaday gobolka dagaaladu ka socdo ee Tigrayga Ethiopia. Shirkadan oo ah mid ay dawladu leedahay ayaa waxba kama jiraan ku tilmmaantay dhawaaqyo soo baxayey oo dhex xulayey baraha warbaahinta […]
Somali News17 Jul 2021
Muqdisho, (HCTV) – Guddoomiyaha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ku eedeeyay raysal wasaare Rooble in aanu masuuliyad iska saarin xallinta khilaafka ka taagan doorashada xildhibaanada labada aqal ee Somaliland. Warsaxaafadeed kasoo baxay guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa lagu sheegay in raysal wasaaruhu ka gaabiyay masuuliyaddii ka saarnayd habsami u socodka howlaha doorashooyinka qaran iyo inay doorashadu […]
Somali News17 Jul 2021
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga UCID ayaa xubinimadii iyo xilkiiba ka qaaday Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), oo ahaa xogeeye ku xigeenkii xisbiga UCID kadib markii isaga iyo xildhibaanu uu hogaaminaya isbahaysi la samaysten xisbiga Kulmiye. Qodax ayaa xisbiga laga saaray kadib markii isaga iyo xildhibaano uu hogaaminayaa ka baxeen isbahaysigi mucaaradka iyagoo Kulmiye kula heshiiyay isbahaysi […]
Breaking News17 Jul 2021
Hargeysa, (HCTV) – Hoggaanka sare ee xisbul-xaakimka KULMIYE, xildhibaannada xisbiga uga soo baxay doorashooyinkii wakiillada iyo garab isugu jira siyaasiyiin iyo 11 (Kow iyo toban) xildhibaan oo kasoo baxay xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa maanta heshiis la iskula gartay cidda loo sharrixi doono shir-guddoonka golaha wakiillada ku kala saxeexday magaalada Hargeysa. Munaasibadda heshiiskan lagu […]
14 Jul 2021
Somali News14 Jul 2021
Garbahaaray, (HCTV) – Guddida dib u heshiisiinta gobolka Gedo ee uu magacaabay raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa gaaray magaalada Garbahaareey ee magaalo madaxda gobolka Gedo. Guddigan oo ah wasiirro ka socda afar dowlad goboleed, ayaa halkaas u tagay sidii ay u bilaabi lahaayeen howlaha dib u heshiisiinta gobolka Gedo. Wasiirka Arimaha Gudaha ee […]
14 Jul 2021
Somali News13 Jul 2021
Hargeysa, (HCTV) – Ciidanka booliiska Somaliland, ayaa ku guulaystay in ay qabtaan khamri lagu soo qariyay jawaanada qaadka oo ay sideen baabuurta qaadka loogu talo tagalay, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadan Saqadhi (Dabagale). Taliye Dabagale ayaa waxa kale oo uu sheegay in Askartii qabatay Khamrigan in la isku dayey in lacag […]