
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka hadlay ansixinta Golaha Wakiillada ee Xubnaha Madaxweynaha, Golaha Guurtida iyo Xisbiga UCID u soo xuleen inay noqdaan Komiishanka cusub ee doorashooyinka Somaliland. Xubnaha Shalay Golaha Wakiilladu ansixiyey oo tiradoodu dhan tahay Lix xubnood oo ay ku jiraan laba xubnood […]
Somali News13 Nov 2019
Jilib (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Sarkaal ka mid ahaa kooxda Al-shabaab ku dileen Duqayn diyaaradeed oo ka dhacday agagaarka magaalada Jilib ee gobolka Jubbada Hoose ee Dalka Soomaaliya. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed Maanta ka soo baxay Taliska Ciidammada Maraykanka ee Afrika ee fadhigiisu yahay Dalka Jabuuti. Qoraalka AFRICOM ayaa lagu sheegay […]
Somali News13 Nov 2019
Boosaaso (HCTV) – Iska Hor imaad la isku adeegsaday Hub Culus ayaa goor dhawayd ka Bilaabmay koontaroolka gala galo Magaalada Boosaaso marka laga yimaaddo dhinaca Garoowe. Taliyaha Ciidanka Puntland ee ku sugan kaantaroolka, ayaa u xaqiijiyay Weriye ka tirsan HCTV, in uu dagaal ka socdo goobtaasi. Isku dhaca ayaa u dhexeeya Askar daacad u ah […]
Somali News12 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Labada xisbi Mucaarid ee UCID iyo Waddani ayaa ayaa sheegay in aanay marna ogolayn gudidaasi cusub ee doorashooyinka Somaliland, maadaama oo ay ku jiraan labada xubnood oo ay diidan yihiin. Labada Xisbi Mucaarid ayaa soo jeediyey in tallo qaran la isugu yimaado oo talo qaran laga yeesho arintan. “Waxa ay labada xisbi […]
Somali News12 Nov 2019
Gaza, (HCTV) – Ciidamada Israel ayaa dilay hogaamiyihii ugu sareeyey kooxda Islamic Jihaad ee Falastiiniyiinta kadib markii ay weerar dhinaca cirka ah ay ku qaadeen gurigiisa oo ku yaala magaalada Gaza. Kooxdan Falastiiniyiinta ah ayaa war saxaafadeed ay soo saareen maanta oo Salaasa ah waxa ay ku xaqiijiyey dhimashada hogaamiyahaasi kadib markii Israel ay shaacisay […]
Somali News12 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhi ay yeesheen maanta ku ansixiyey lix xubnood oo ka mid ah todobada xubnood ee guddida doorashooyinka Somaliland ee dhawaanta la soo magacaabay, waxaana ka maqnaa xubintii xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani uu ku lahaa Komishanka cusub . Fadhiga Golaha Wakiiladu ay ku ansixiyeen xubnahan Guddidan Doorashada Somaliland […]
Somali News11 Nov 2019
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magaalada Nairobi kaga qayb-gelaya Shirka Dadweynaha iyo Horumarka oo ay soo qaban-qaabisay Qaramada Midoobey. Shirkan oo uu hoggaaminaayo Sanduuqa Qaramada Midoobey ee Horumarinta Dadka (UNFPA) ayaa lagu jaangooynayaa qorsheyaasha loo dhan yahay ee dhinacyada horumarka iyo halbeegga sanadlaha ah ee heer qaaradeed iyo heer caalami ee […]
Somali News11 Nov 2019
Wollo, (HCTV) – Ugu yaraan laba arday ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay jaamacada Woldia oo ku taala badhtamaha waqooyiga dalka Ethiopia, gaar ahaana Dawadd Deegaanka Amxaarada kadib markii isku dhac uu Ardayda ku dhexmaray gudaha Jaamacada. Tiro kale oo arday dhaawacantay ah ayaa jira, kuwaas oo xogo laga helayo cusbitaaku ay sheegayaan inay […]
Somali News11 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xubno dhalinyaro reer Somaliland ah ayaa ganafka ku dhuftay hadal ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo sheegay intii xukuumaddan uu ka tirsan yahay ay joogtay in qof aragtidiisa cabiray xabsi gaynin, isla markaana aanay maxkamad horgaynin. Hadalkan ka soo yeedhay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland xili uu hadal […]
Somali News11 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV ) –Wasaaradda waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaa maanta daahfurtay shir dib u eegista waxbarashada qaranka, kaasi oo lagu lafa gureyo heerarka kala duwan ee waxbarashada Somaliland. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa shirkan furey, waxaana ka soo qaybgallay Wasaaradaha Qorshaynta iyo horumarinta qaranka, wasaarada shaqo gelinta iyo Arrimaha Bulshada iyo […]
Somali News11 Nov 2019
Ankara, (HCTV) – Dalka Turkiga ayaa sheegay inay mastaafurisay xubin ka tirsan dagaalyahanada ururka Daacish oo asal ahaan ka soo jeeda dalka Maraykanka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Turkiga, kuwaas oo tilmaamay in Ankara ay dib dhulkoodii ugu celinayso dagaalyahano la qabtay oo ka tirsan kooxaha hubaysan. War ay daabacday wakaaada wararka ee dawlada […]
Somali News11 Nov 2019
Queensland, (HCTV) – Dalka Australia Dab xoogle ayaa ka kacay dhulka miyiga ah ee bariga dalkaasi, waxaana bakhtiinta dabkaasi la tacaalaya kooxaha dab-damiska. Wararka ku saabsan dabkan ka holcaya dalka Australia ayaa sheegayaan inay ku dhinteen 3 qof, halka dabkaasi uu burburiyey ugu yaraan 150 guri, dad tirobadanina ay guryahooda ka barakaceen, sida ay sheegayaan […]