
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha guud ee xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo maanta hadal ka jeediyey xuska maalinta Saxaafada Somaliland iyo Abaalmarinta Cawke Media Award ayaa sheegay in Saxaafada Somaliland ay caqabad weyni ka haysato helida warka oo ay xaq u leeyihiin iyo dhinacyada warku ku jiro ay adkaato in war laga helo. Xoghayaha Xisbiga […]
Somali News11 Nov 2019
Tehran, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Iran ayaa ku dhawaaqay in gobolka Khuzestan laga helay ceel shidaal ah oo ay ku jirto 53 billion oo foosto oo shidaal qaydhin ah, waxaanu Madaxweynaha dalka Iran uu intaasi ku daray in helida ceelkani ay kordhin doonto kaydka shidaalka dalkiisa. Madaxweynaha dalka Iran waxa uu sidaasi sheegay mar uu […]
Somali News9 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan magacaabay golaha sare ee Baanka JSL. Ma jiro war rasmi ah oo lagu baahiyay wareegtada Madaxweyne Biixi, laakiin ilo xogogaal ah ayaa Geeska Afrika u xaqiijiyay in Madaxweyne Biixi oo tixraacaya xeerka Baanka uu magacaabay 8 xubnood oo ka mid noqon doona golaha sare ee […]
Somali News9 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa ka hadlay Xil ka qaadista Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Puntland Mr. Dhoobo-darreed. 49 Xildhibaan oo la sheegay inay Madaxweynaha Puntland taageersan yihiin ayaa cod Gacan-taag ah xilka kaga qaaday Guddoomiyihii Golaha Wakiillada Khamiistii la soo dhaafay, ka dib markii uu khilaaf adag […]
Somali News9 Nov 2019
Iran (HCTV) – Ciidammada Difaaca Cirka ee Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa sheegay inay Khamiistii soo rideen diyaarad Drone ah oo aan weli la aqoonsan Dalka laga leeyahay. Sidaana waxa Jimcihii soo werisay Wakaaladda Wararka ee IRNA oo soo xiganaysa Saraakiisha Ciidammada Cirka ee IRAN. Wakaaladdu waxay sheegtay in Ciidammada Cirka ee IRAN ay […]
Somali News9 Nov 2019
Addis Ababa (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Wasiirro ka socday Dalalka Suudaan, Masar iyo Itoobiya u sheegay inuu doonayo inuu isagu xadhigga ka jaro marka uu dhamaado Biyo-xidheenka Itoobiya dabka ka dhalinayso ee lagu muransan yahay. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Biyaha iyo Waraabka Itoobiya, ka dib kulan Lix Wasiirro oo 3 dal ka […]
Somali News9 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane (Cabdillaahi Dheere) ayaa sheegay inaan loo sinayn Xisbiyada Somaliland, sidaasi darteedna wuxuu ugu baaqay Xubnaha reer Awdal ee ku jira Xisbiyadu inay isaga baxaan. Cabdillaahi-dheere oo hadal jeediyey Jimcihii Shalay ayaa sheegay in Saddexda Xisbi ee WADDANI, UCID iyo KULMIYE ay leeyihiin Saddex […]
Somali News8 Nov 2019
Paris, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dalalka Yurub ay walaac xoogle ka qabaan Bosnia iyo Herzegovina, kaas oo tilmaamay in Balkans-ka ay dib ugu soo noqotay dhibaatadii Jihaadiistayaasha. Madaxweynaha Bosnia Zeljko Komisic, ayaa sheegay inuu u yeedhi doono safiirka Faranskiiska u fadhiya Sarajevo si ay wax uga waydiiyaan hadalka ka […]
Somali News7 Nov 2019
Nairobi, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dawladda federalka Somalia iyo maamul goboleedadeeda ay ugu baaqayso inay ka shaqeeyaan dib u heshiisiin siyaasadeed, iskaashi iyo midnimo bulsheed, iyadoo loo marayo wadahada nabadeed, sida lagu sheegay baaqa ka soo baxay dawladda Maraykanka. Baaqan ka soo baxay Dawladda Maraykanka ayaa u dhignaa sidan:- Dowladda […]
Somali News7 Nov 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Urur goboleedka IGAD ayaa yeeshay Xoghaye Cusub kadib markii xoghayihii hore ee urur goboleedkaasi uu xilkii ku Wareejiyey. Amb. Mahboub Maalim ayaa xilkaasi ku wareejiyey Wasiirkii hore ee Arimaha dibada dalka Ethiopia Dr Workneh Gebeyehu. Waxaanay arintani timid kadib markii Golaha Urur Goboleedka IGAD iyo madaxda dawladdaha xubnaha ka ahi ay […]
Somali News7 Nov 2019
Garoowe (HCTV) – Guddoomiyihii Baarlamaanka ee Maamul-gobolleedka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-darreed) oo Maanta ay Xilka ka qaadeen Xildhibaannada Golihiisu sheegay in Xil ka qaadistiisu aanay sharci ahayn. Guddoomiye Dhoobo ayaa sheegay in Nidaamka loo maray Xil ka qaadistiisu aanay Sharci ahayn, maaddaama buu yidhi aan loo marin Xeer-hoosaadka u yaalla Golaha Wakiillada Puntland. “Waxaanu […]
Somali News7 Nov 2019
Badhan (HCTV) – Waxa Maanta gelinkii hore Magaalada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ka dhacay Mudaharaad lagaga soo horjeedo xil ka qaadis Golaha Wakiillada Puntland ku sameeyay Guddoomiyahoodii, Mr. Dhoobo-darreed, ka dib markii khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweyne Deni. Mudaharaadkan oo bilaabmay markii Baarlamaanku uu xilka qaaday ayaa Shacabku ku muujiyeen siday […]