
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Nov 2019
Hague (HCTV) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada ee Magaceeda loo soo gaabiyo ICC ayaa 30 Sannadood oo Xadhig ah ku xukuntay qab-qable dagaal oo hoggaamin jiray Jabhad ka dhaqdhaqaaqi jirtay Dalka Congo, kaasi oo lagu eedeeyay inuu galay dambiyo lid ku ah xuquuqda aadamaha. Ninkan ayaa lagu eedeeyay dambiyo dagaal oo ay ka mid […]
Somali News7 Nov 2019
Garoowe (HCTV) – Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyahoodii Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-Darreed). Kulanka Xildhibaannadu xilka kaga qaadeen Guddoomiye Dhoobbo-darreed waxa Shir-guddoominayey Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Abuukaate Cabdicasiis, waxaana ka soo xaadiray Mudaneyaal Tiradooda tahay 53. 53 Xildhibaan oo loo akhriyey Mooshin Xil ka qaadiseed oo laga keenay Guddoomiyaha […]
Somali News6 Nov 2019
Hargeysa(HCTV) – Dawladda Djibouti ayaa ku eedaysay dawladda Somaliland inay ka gaabisay inay wada shaqayn kala samayso baadhista kiiska qaraxii Djibouti ka dhacay sannadkii 2014. Warbixin ay soo saartay dawladda Maraykanka oo lagaga hadlay la dagaalanka argagixisada, waxa lagu sheegay in la soo gebagebeeyay iskaashi caalami ah oo hordhac ah oo la xidhiidha baadhista qaraxaas […]
Somali News6 Nov 2019
London (HCTV) – Guddoomiyaha Ku meel-gaadhka ah ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xildhibaan Cabdiqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde oo hadal ka jeediyey kulan lagu midaynayey Qurbe-joogta Somaliland ee UK ayaa sheegay in hadallada Qalafsan ee Xisbiyada isku tuur-tuuraan uu keenayo Tartanka siyaasiga ah, balse aanay jirin wax colaad ahi. Mr. Jirde oo Arrimahaa ka hadlayaana […]
Somali News6 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa Magacowday Guddi ka kooban 19 Xubnood oo Dalka gudihiisa ka ururrinaya qaadhaan la doonayo in loogu gurmado Dadka reer Beledweyne ee Webiga Shabeelle ku fatahay isla-markaana Hantidoodii iyo Guryahoodii baa’biiyey. Guddigan oo uu Magacaabay Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland ayaa loo sameeyay inay Ciddii ka qayb-qaadanaysa Gurmadka loo fidinayo ka […]
Somali News6 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta xilkii ka qaaday qaar ka mid ah Wakiillada Somaliland ee Dalalka Dibedda, kuwo cusubna Magacaabay. Madaxweynaha ayaa xilka ka qaaday Wakiillada Somaliland ee dalalka Midowga Yurub, Uk iyo Dalal kale, waxa kale oo uu eryey Safiir ku-xigeeno badan, halka uu ka Magacaabay illaa 9 […]
Somali News5 Nov 2019
Muqdisho (HCTV) – Maxkamadda Ciidammada Qalabka sida ee Dawladda Soomaaliya ayaa Maanta xukunno u dhexeeya Xabsi Daa’in, 15 Sanadood illaa 8 Sanadood ku kala xukuntay 8 Qof oo ku eedaysan inay ka mid yihiin Al-shabaab. 8 Ruux oo ka soo hormuuqday Maxkamadda Ciidamada ayaa kala ah Axmed Cabdiqaadir Axmed Xuseen (Khadiira), Farxaan Faarax Maxamuud Fiidoow (Fiildher), […]
Somali News5 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Goor dhawayd Magacaabay Taliyaha Cusub ee Ciidammada Booliska Somaliland. Madaxweynaha ayaa Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska u Magacaabay Maxamed Aadan Saqadhi (Daba-gale) oo ka mid ahaa saraakiisha Ciidammada Millateriga Somaliland. Inkasta oo aanay jirin Qoraal Rasmiya oo ka soo baxay Madaxweynaha Somaliland oo soo gaadhay […]
Somali News5 Nov 2019
Suuriya (HCTV) – Madaxda Dawladda Turkiga ayaa sheegay inay qabteen Gabadh ay Walaalo yihiin Hoggaamiyihii kooxda Daacish, Abu Bakr Al Baghdadi. Gabadhan ay Walaalaha yihiin Abu Bakr Al Baghdadi oo Da’ ahaan ka weyn Abu Bakr ayaa Isniintii Shalay lagu qabtay Tuulo ku taalla Waqooyiga Dalka Suuriya oo lagu Magacaabo Azaz, sida uu baahiyey Wargeyska […]
5 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Siyaasiga Caanka ah ee Maxamed Cabdi Gabboose ayaa eedaymo culus culus u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Biixi oo uu sheegay inay ku dhisan tahay Hab Kooxaysi ah oo ku kooban laba Beelood keliya. Dr. Maxamed Cabdi Gabboose oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in sababta reer Somaliland u soo galeen […]
Somali News3 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – War-Saxaafadeed:- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo daneeyayaasha saxaafadda Somaliland ayaa iskugu yimid xuska maalinta caalamiga ah ee cidhibtirka gefafka ka dhanka ah warbaahinta oo loo Asteeyay 02 November 2019 socdayna muddo laba cisho waxaanay ka soo saareen baaq ku wajahan sidii kor loogu qaadi lahaa horumarinta warbaahinta iyo dar-dargelinta ilaalinta xoriyadda […]
Somali News3 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabidlaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daah-furay munaasibad balaadhan oo ay soo agaasintay Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha bulshada iyo qoysku taasi oo shaqo abuur loo gu sameeyey in ka badan 50 qoys oo ka socda Gobolada Somaliland. Dadka loo sameeyey Shaqo abuurka ganacsiyeed oo ka kala […]