
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Nov 2019
Mozambique (HCTV) – Inta la ogyahay 10 Qof ayaa lagu dilay Weerar Jid-goyn ah oo koox Islaamiyiin ahi ka geysteen Waqooyiga Fog ee Dalka Mozambique. Rag hubaysan oo Islaamiyiin ah ayaa jid-goyn u galay Gaadhi weyn meel ku dhow Tuulada Mbau oo ku taalla Waqooyiga Gobolka Cabo Delgado, weerarka ayaa dhacay Jimcihii la soo dhaafay. […]
Somali News3 Nov 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia oo uu hoggaaminayo wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Mudane Cumar Faaruuq Warfaa, kuna wehelinayeen Wasiir ku xigeenka Maaliyadda, masuuliyiin ka socda laamaha amaanka iyo saraakiil kale. Weftigan oo ujeeddada safarkoodu ahaa inay qaranka Somaliland soo […]
Somali News3 Nov 2019
Beledweyne (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dawladdu ay la imanayso Qorshe wax lagaga qabanayo Fahataahadaha soo noqnoqda ee Webige Shabeelle. Madaxweynaha oo Shalay gaadhay Magaalada Beledweyne oo Webiga Shabeelle qarqiyey, ka dib markii uu ku fatahay ayaa sheegay inay dawlad ahaan ka shaqaynayaan sidii wax looga qaban lahaa […]
Somali News3 Nov 2019
Turkey (HCTV) – Ugu yaraan 13 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalo ku taalla Gudaha Suuriya isla-markaana kulaalaysa xuduudka Turkiga, waxaana jira dhaawacyo intaa ka badan. Wasiirka Difaaca ee Turkiga ee ayaa sheegay in Magaalo ku taalla Xuduudka Turkiga, balse Gudaha Suuriya ah uu ka dhacay Qarax loo adeegsaday Gaadhi, Qaraxaasina sababay Geerida […]
Somali News2 Nov 2019
Mali, (HCTV) – Ugu yaraan 53 Askari iyo hal qof oo shicib ah ayaa lagu dilay weerar argagixiso oo lagu qaaday ciidamada Milatariga ee dalka Mali, sida ay sheegtay dawadda dalkaasi. Kooxaha gurmadka ayaa helay maydadka dadkaasi la laayey iyo toban kale oo badbaaday, waxaana dawladedu ay sheegtay in weerarkaasi uu ka dhacay waqooyi-bari ee […]
Somali News2 Nov 2019
Muqdisho, (HCTV) – Safiirka dalka UK u fadhiya Somalia, Ambassador Ben Fender ayaa sheegay in saxaafadd madaxbanaani ay lafdhabar u tahay bulsho xor ah, waxaanu tilmaamay in Saxaafada Somalia iyo Somaliland ay cadaadis iyo xadgudubyo ay la kumaan. Safiirka oo maanta la kulmay suxufiyiin u ololayaynaya sidii arimahaasi loo joojin lahaa oo ku sugan Somalia, […]
Somali News2 Nov 2019
Beledweyne, (HCTV) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa gaadhaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ay ku dhufteen daadad lixaad leh oo ka soo rogmaday Wabiga Shabeelle oo fatahay. Wafdiga madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne ku soo dhaweeyay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan. Socdaalka […]
Somali News2 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay Aas qaran oo maanta xabaalaha masallaha ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan. Aaska qaran ee loo sameeyey taliyihii ciidanka Booliska Somaliland, marxuum Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay shirguddoonka goleyaasha guurtida […]
Somali News1 Nov 2019
Hargeysa, (HCTV) – Alle ha u naxariistee, Taliyihii Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Gaas, Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa goor dhaweyd ku geeriyooday Cubitaalka International Hospital ee magaalada Hargeysa. Taliye Cabdilaahi Fadal ayaa mudooyinkii u dambeeyey xanuunsanayey, waxaanu dhawr jeer xaaladd cafimaad ugu baxay dalka dibadiisa. HORN CABLE TV, WAAXDA ONLINE-KA.
Somali News1 Nov 2019
Jabuuti, (HCTV) – Hogaamiyeyaasha mucaaridka dalka Djibouti ayaa cambaareeyey xoog loo adeegsaday dadweyne maalintii labaad dibadbax isugu soo baxay magaalada Arxiba iyo magaalooyin kale oo ku yaala dalka Jabuuti. Aadan Maxamed Abdou, oo ah Gudoomiyaha Isbahaysiga USN oo ay ku midaysan yihiin afar xisbi oo mucaarid ah, ayaa sheegay in dibadbaxan ka dhacay Arxiba uu […]
Somali News31 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaalida, ayaa la wadaagay bulshada sida ay xaaran u tahay in lagu xad-gudbo, sifo gaar ah oo xatooyo ahna loogu qaato xoolaha danta guud ah ee ka wada dhexeeya ummadda. Sheekh Dirir oo khudbad ka jeediyey Masjidka Rusheeye ee Caasimadda […]
Somali News31 Oct 2019
Riyaadh (HCTV) – Dawladda boqortooyada Sucuudiga waxaa markii ugu horreysay lagu qabanayaa ciyaarata lag-denka Haweenka xilli dalka uu tallaabsaday is-beddelo ay ka mid yihiin inuu dabciyo sharciyadii adkaa ee ka dhanka ahaa masraxyada maddaallada. Tartanka lag-denka wuxuu ka dhacayaa magaalada caasimadda ah ee Riyaadh. Tartankan lag-denka ee markii koowaad lagu qabanayo Sucuudiga ayaa u dhexeeya […]