
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 Oct 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Sida ay sheegayaan warbixinada ka imanaya qaybta la socodka saadaasha cimilada ee urur goboleedka IGAD ayaa sheegaya in duufaanta loogu magac daray KYARR ay ku sii kordhayso waqooyiga badda India Ocean-ka, taas oo la filayo inay afarta maalmood ama 5-ta maalmood ee soo socda ay gaadho xeebaha Puntland and Somaliland. Waxaana […]
Somali News31 Oct 2019
Nairobi, (HCTV) – Safiirka India u fadhiya dalka Kenya Asish Sinha ayaa sheegay in dalkiisu uu Somaliland kala shaqayn doono sidii kor loogu qaadi lahaa Ardayda Somaliland ka timid ee culuumta caafimaadka ka barta dalka India, isla markaana ay si gaar ah uga horumarinayaan dhinacyada xirfadaha daruuriga ah iyo inay gacan ka gaysan doonaan qalabaynta […]
Somali News31 Oct 2019
Lubnaan (HCTV) – Dagaalyahannada Kooxda Xisbullaah ayaa gantaal la beegsaday diyaarad Drone ah oo ay leedahay Dawladda Isreal, iyagoo ku khasbay inay si deg-degga ah uga baxdo Hawada Dalka Lubnaan. Sidaana waxa Khamiista Maanta sheegay Ururka Xisbullaah oo War ka soo saaray Weerarka ay la beegsadeen Diyaaradda Drone-ka ah ee Isreal leedahay. Xisbullaah ayaa Warkan […]
Somali News31 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdillaahi Abokor Cismaan, ayaa kormeer ku tegay dhismaha wejiga saddexaad ee waddada cad ee isku xidhaysa Caasimadda Hargeysa, Salaxlay ilaa Ina-guuxaa, iyado ay waddadaas cad tahay jid dheer oo xidhiidhiya dalalka Somaliland, Itoobiya, Soomaaliya ilaa Kenya. Weftiga Wasiir Cabdillaahi Abokor hoggaaminayo […]
Somali News31 Oct 2019
“Ilma Biixi dhulka ku waayi maayaan Madaxweynaha ayaad isku hayb tihiin, macallinkuna dhul ku heli maayo qoyska Madaxweynaha ayaa dhul igu haysta, labaduna…” Waxa maalmihii ugu dambeeyey aad iyo aad loo hadal hayay sheekada ku saabsan dhul uu nin macallin ah ka dhisanayey Caasimadda Hargeysa, gaar ahaan Waaxda Ibraahim Kood-buur oo laga joojiyay, iyadoo halka uu […]
Somali News30 Oct 2019
Beirut, (HCTV) – Ciidamada Amaanka ee dalka Lebanon ayaa bilaabay inay nadiifiyaan jidadka saacado ka dib markii Milatariga dalka Lebanon ay soo saareen dhawaaq si toos ah ugu socda dibadbaxayaasha oo ku boorinaya inay baneeyaan goobaha waaweyn si ay noloshu caadi ugu soo noqoto. War-saxaafadeedka ka soo baxay Ciidamada dalkaasi maanta oo Arbaca ah ayaa […]
Somali News30 Oct 2019
Garoowe, (HCTV) – Xeer ilaaliye ku-xigeenka Puntland Maxamad Xareed oo ah ayaa sheegay in Baarlamaanka ay u direen warqad ay ku codsanayaan in xasaanadda laga qaado xildhibaan Cawil Xasan Daad oo Sabtidii la soo dhaafay su’aal ku dhax weydiiyay Golaha Baarlamaanka Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni. Xeer ilaaliyaha ayaa su’aasha xildhibaan Daad ku tilmaamay mid baalmarsan […]
Somali News30 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah xadhigga uga jaray mashruuc ballaadhan oo ay leedahay shirkadda SOMPOWER, kaas oo koronto lagaga dhalinayo tamarta cadceedda. Mashruucan oo laga hirgeliyey deegaanka Bacaado ee Waqooyiga caasimadda Hargeysa, ayaa waxa madaxweynaha kala qayb-galay xubno kamid ah golaha wasiirrada, hoggaanka Axsaabta qaranka, […]
Somali News30 Oct 2019
Cameroon (HCTV) – Tobannaan Qof ayaa ku dhintay Dhul go’ ka dhashay Roobab waaweyn oo ka da’ay Magaalada Galbeedka Dalka Cameroon ku taalla ee Bafoussam, sida ay sheegtay Warbaahinta Dawladdu. Kooxaha Gurmadka deg-degga ah ayaa isku hawlaya inay Guryaha dumay Hoostooda ka baadhaan Dad ka bedbaaday dhul go’a Roobabka Mahiigaanka ahi sababeen Habeenkii Isniintii la […]
Somali News30 Oct 2019
Lubnaan (HCTV) – Dabbaal-degga ayaa is-qabsaday Magaalooyinka dalka Lubnaan Salaasadii Shalay, ka dib markii uu iscasilay Raysal-wasaarihii Dalkaasi Saad Hariri. Dad qaarkood Farxad la ooyayaan ayaa isugu soo baxay Jidadka Magaalooyinka Lubnaan, ka dib markii Raysal-wasaare Xariiri uu isku casilay Dalabkii Dadkii Bishii u dambaysay Dibedyada ka waday Magaalooyinka Dalkaasi. Iscasilaadda Raysal-wasaaraha ayaa ka dhigan […]
Somali News30 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Somaliland ayaa digniin ka soo saartay Duufaan la saadaaliyey inay ku soo waajahan tahay Xeebaha Somaliland. Maareeyaha Hay’adda u diyaar-garowga Masiibooyinka Dabiiciga ah ee Somaliland, Faysal Cali Sheekh oo maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya yidhi “Waxa jira Duufaano Xooggan oo ka soo kacay Waqooyiga Bad-weynta […]
Somali News30 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Itoobiya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigtay laba ka mid ah dablaydii habeen hore salaadii subax weerartay saldhiga degmada Borama ee gobalka Awdal, sida uu Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Dablaydan ayaa markii ay hawlgalka fuliyeen waxa ay qaarkood u talaabeen xuduudka Itoobiya, ka dib markii ay hawlgal ay […]