Somali News29 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa xafiiska dalka UK ee Hargeysa, Stuart Brown. Kulankan labada dhinac dhexmaray ayaa lagaga hadlay sidii loogu camal fali lahaa Xeerka Saxaafada, Madaxbanaanida Warbaahinta iyo Arimo kale, sida lagu sheegay qoraal kooban iyo sawiro la soo dhigay barta Wasaarada […]
Somali News29 Oct 2019
Beirut, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Dalka Lubnaan, Sacad Xariiri ayaa ku dhawaaqay inuu Madaxweynaha dalkaasi Michel Aoun uu u gudbiyey Is-casilaadiisa, kadib dibadbaxyo balaadhan oo dalkaasi ka socday todobaadyadii u dambeeyey. Dhawaaqan maanta oo Salaasa ah ka soo yeedhay Raysal Wasaaraha dalka Lubnaan ayaa imanaya 13 maalmood oo dibadbaxyo balaadhan oo lagaga soo horjeedo xukuumadiisu […]
Somali News29 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta gudoomiyey Shirka guddida golaha wasiirada ee maamul daadejinta (IMC Meeting) shirkaas oo seddexdii biloodba hal mar qabsooma ujeedadiisuna la xidhiidho sidii warbixino loogu kala qaadan lahaa waxyaabihii qabsoomay mudadaasi. Sidoo kale waxa lagaga hadlay balaadhinta mashruuca dawladaha hoose ee gobolada […]
Somali News29 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu hoggaamiyo Kacdoon Shacabku kaga soo horjeedaan Xukuumadda haysa Talada Somaliland. Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi oo lagu waraystay Barnaamijka Hal-adayg ee Telefiishanka HCTV ayaa sheegay in xilligan Somaliland ay ka jirto xaalad Adag oo dhanka nolosha ah […]
Somali News29 Oct 2019
Masar (HCTV) – Masuuliyiinta Dawladda Masar ayaa sheegay in Sarkaal Boolis ah lagu dilay weerar Koox Islaamiyiin ahi ka geysteen Waqooyiga Sinai. Masuuliyiinta ayaa sheegay in Weerarku uu Xilli dambe oo Isniintii Shalay ah ka dhacay Tuulada Sheikh Zuweid, ayna ku dhaawacmeen Saddex Askari oo kale, kuwaasi oo xilligan lagu daweynayo Cisbitaal halkaa ku dhow. […]
Somali News29 Oct 2019
Karbaa (HCTV) – Ugu yaraan 18 Qof ayaa ku dhintay, 865 kalena way ku dhaawacmeen Magaalada Karbala ee Shiicadu Aaminsan tahay inay baraykansan tahay, ka dib markii Ciidammada Amnigu ay Rasaas ku fureen Mudaharaad halkaa ka socday. Ciidammada kala duwan ee Amniga Ciraaq oo soo gaadhay Goobta Mudaharaadku ka socday oo dibedda ka ahayd Goobta […]
Somali News29 Oct 2019
Congo (HCTV) – Xeer-ilaaliyaha Millateriga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ayaa Isniintii Shalay codsaday in Xabsi daa’in lagu xukumo Qab-qable Dagaal oo uu ku eedeeyay inuu masuul ka ahaa Kufsi loo geystay Dad badan oo ay ku jiraan Carruur. Kiiska Kufsiga boqollaalka Qof ee Dumarka iyo Carruurta ah ayaa waxa ku eedaysan inay masuul ka […]
Somali News28 Oct 2019
Brussels, (HCTV) – Golaha Midawga Yurub ayaa maanta oo Isniin ah isku waafaqay in dib loo dhigo ka bixitaanka cusub ee Britain ay ka baxayso MIdawga Yurub ilaa 31-ka January ee sanadka soo socda. “Golaha Midawga Yurub ee ka kooban 27 waxa ay ayideen codsiga UK, go’aankana waa mid rasmi ah,’ sidaasi waxa yidhi Madaxweynaha […]
Somali News28 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeyo Guuto Faarax Maxamed Mirre ayaa ka hadlay Weerar Dablay hubaysan Saaka Waaberigii ku qaadeen Saldhigga dhexe ee Magaalada Boorama. Taliye ku-xigeenku wuxuu sheegay in dablayda oo uu ku tilmaamay Qas wadeyaal ay Xilligii Salaadda Subax rasaas ku rideen Saldhigga dhexe ee Booliska ee Magaalada Boorama, laakiin […]
Somali News28 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, Xildhibaan Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa sheegay inaanu Siyaasiga Cabdirashiid Riyo-raac ka mid ahayn Golaha dhexe ee Xisbigaasi. Madaxweynaha Somaliland ayaa Toddobaadkii hore wuxuu Cabdirashiid Riyo-raac ku daray Xubnaha uu u soo xulay Komiishanka cusub ee Doorashooyinka, laakiin Xisbiyada Mucaaradka ah ee WADDANI ka mid yahay ayaa […]
Somali News28 Oct 2019
Borama (HCTV) – Dablay hubaysan ayaa Subaxdii hore ee Saaka Weerar ku qaaday Saldhigga dhexe ee Booliska ee Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Kooxda Weerarka geyasatay ayaa Rasaas ku furay Saldhigga, waxayna iska caabbin kala kulmeen Ciidankii halkaa ku sugnaa. illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay Weerarka lagu qaaday Saldhigga dhexe ee Magaalada […]
Somali News28 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir ayaa kula dardaarmay qofka masuulka ah ama qof kastoo hantida ummada waxeeda qaadanaya, u dhaqmo sidii Khulafaa’ul raashidiinta, dadka xunna aanay ku dayane, dadka wanaagsan ku deydaan. Sheekh Maxamed oo khudbadii Jimcaha ku soo qaatay halista ku-xad-gudubka hantida Ummada, qeybtii horena kaga hadlay sida shareecada Islaamku uga […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation