
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wariye Maxamed Cawaale Daahir oo telefishanka HCTV uga soo warama magaalada gobolka Selel ayaa xabsiga loo taxaabay, iyadoo aan loo keenin wax waaran ah, isla markaana aan loo sheegin wax sabab ah oo ku saabsan xadhigiisa. Wararka la xidhiidha xadhiga wariyaha ayaa sheegaya inay dalbadeen xadhigiisa Wasiiro ku sugan gobolka Selel gaar […]
Somali News27 Oct 2019
Suuriya (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump ayaa xaqiijiyey Hawl-gal Ciidammada Maraykanka ee Suuriya ka sameeyeen Gobolka Idlib uu ku dhintay Hoggaamiyihii Kooxda Daacish,. Trump ayaa sheegay in intii Ciidammada Maraykanku wadeen hawl-galka uu is-qarxiyey Hoggaamiyihii Daacish, sidaana uu ku dhintay oo uu isagu Naftiisii dilay. Trump ayaa sheegay in Abu Bakar Al-baqdaadi ay la […]
Somali News27 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni oo Shalay hor tagay Golaha Wakiillada Maamulkiisa ayaa sheegay in Xukuumaddiisu ay boqolkiiba inta badan gacanta ku hayso Gobolka Sanaag oo ay Mulkiyaddiisa ku muransan yihiin Somaliland. Laakiin, Wasiirka Wasaaradda Somaliland Cabdirisaaq Cali Cabdi (Saalax) oo deegaan ahaan ka soo jeeda Gobolka Sanaag, ayaa isagoo daba […]
Somali News27 Oct 2019
Suuriya (HCTV) – Hoggaamiyaha kooxda Dawladda Islaamka ama DAACISH, Abu Bakr Al Baghdadi ayaa Ciidammada gaarka ah ee Maraykanku ku bar-tilmaameedsadeen Waqooyi-galbeed Suuriya, Sida Sabtidii ay Baahisay Warbaahinta Maraykanku. Sarkaal ka mid ah Millateriga Maraykanka ayaa Telefiishanka CNN u sheegay in la bartilmaameedsaday Abu Bakr Al Baghdadi, isla-markaana duqaymo la beegsadeen Goob uu ku sugnaa. […]
Somali News27 Oct 2019
Addis Ababa (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka digay qalalaase ay horseedaan Rabshado Qoomiyado ku salaysan, waxaanu ku baaqay in sharciga la mariyo kuwa masuulka ka ah Kacdoonadii u dambeeyay oo galaaftay nolosha 67 Qof. Raysal-wasaaraha oo ka hadlayey kacdoono kuwii u dambeeyay Toddobaadkii tagay ka dhaceen Magaalada Addis Ababa ayaa […]
Somali News27 Oct 2019
Buuhoodle (HCTV) – In ka badan 100 Askari oo ahaa malleeshiyo Beeleed ku sugnaa magaalada Buuhoode ayaa ku biiray ciidamada Millateriga Somaliland. Ciidamaan oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka ayaa munaasabad soo dhawayn ah loogu sameeyay gudaha magaalada Buuhoodle. Ciidamadan reer Buuhoodle ee ku biiray Millateriga Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli Puntland dhawaan gole […]
Somali News26 Oct 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa sheegay in markii uu xilka ka qabtay uu Maamulkiisu boqolkiiba inta badan la wareegay Maamulidda Bariga Gobolka Sanaag iyo Buuhoodle. Madaxweyne Deni oo Maanta hor-tagay Golaha Wakiillada isla-markaana ka jawaabay su’aalo ay Xildhibaannadu waydiiyeen ayaa sheegay in Maamulkiisu wax badan qabtay muddadii koobnayd ee uu […]
Somali News26 Oct 2019
Suuriya (HCTV) – Ciidammada Maraykanka ayaa Dahab lagu qiyaasay illaa 50 Tan ka rartay Gudaha Dalka Suuriya, gaar ahaan deegaannadii ay ka qabsadeen Kooxda Daacish. Sidaana waxa xaqiijiyey ilo-wareedyo kala duwan oo Ciidammada Maraykanka ah, sida uu Sabtida Maanta baahiyey Wargeyska Daily Sabah oo ka soo baxda Dalka Turkiga. Wargeyska Daily Sabah ayaa isagoo soo […]
Somali News26 Oct 2019
Baqdaad (HCTV) – Ciidammada Amniga ee Dawladda Ciraaq ayaa Qiiqa Dadka kaga ilmaysiiya ku riday Mudaharaadeyaal iskugu soo baxay Badhtamaha Magaalada Baqdaad, inta aanay Dibed-baxayaashu soo gaadhin xarunta Baarlamaanka oo loo qorsheeyay in lagu qabto kulan aan caadi ahayn oo lagaga hadlayo Sababta uu u soo laabtay Mudaharaadkan oo Toddobaad ka hor joogsaday. Ciidammada Booliska […]
Somali News26 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa si kooban uga hadlay Cabashooyinka Dadweynuhu ka qabaan Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa, cabashooyinkaasi oo la xidhiidha dhinacyada Adeegyada Bulshada oo aad loogu cannaanto inay ka gaabiyeen. Madaxweynaha Somaliland oo Maanta hadal ka jeediyey Munaasibad uu ku dhagax-dhigay Hoyga Kaydka Taariikhda Somaliland oo laga dhisayo […]
Somali News26 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhismeyaal casri ah oo xukuumaddu u dhistay guddida qandaraasyada qaranka iyo hay’adda U diyaargarowga Aafooyinka iyo keydka Raashinka qaranka. Ugu horrayn waxa uu madaxweynuhu saaka xadhigga ka jaray dhisme casri ah oo loo bineeyey guddida qandaraasyada qaranka, waxaana munaasibadda xadhig […]
Somali News25 Oct 2019
Washington/Boosaaso, (HCTV) – Weerar dhinaca cirka ah oo looga shakisan yahay in Maraykanku uu qaaday ayaa ka dhacay deegaanka Camayra oo 150 kilometer koonfur kaga beegan Boosaaso. Weerarkan dhacay maanta oo Jimce ah ayaa wararka laga helayo deegaankaasi ay sheegayaan in diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ee drone-ka loo yaqaano ay bartilmaameedsatay saddex nin oo […]