
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News25 Oct 2019
Baqdaad, (HCTV) – Dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dawladda dalka Ciraaq ayaa ka sii socda magaalada caasimada u ah dalkaasi ee Baqdaad, iyo dhawr magaalo oo kale oo dalka oo dhan ah. Ciidamada Booliska ayaa maanta oo Jimce ah kumanaan dibadbaxayaal ah oo isugu soo baxay magaaada Baqdaad u adeegsaday rasaas nool iyo sunta dadka ka […]
Somali News25 Oct 2019
Beledweyne, (HCTV) – Dad tiradooda lagu qiyaasay 140,000 qof – oo ay ku jiraan 70,000 caruur ah – oo ku sugan gobolka Hiiraan ee Somalia, kuwaas oo ku khasbanaaday inay fatahaado sii kordhaya ay uga cararaan dhuka sare , isla markaana ay si aad ah ugu baaqdaan biyo nadiif ah, cunto iyo meelo ay u […]
Somali News25 Oct 2019
Gobolka Hiiraan, (HCTV) – Dad tiradooda lagu qiyaasay 140,000 qof – oo ay ku jiraan 70,000 caruur ah – oo ku sugan gobolka Hiiraan ee Somalia ayaa waxa ku dhuftay fatahaado, kuwaas oo fatahaado sii kordhayaa ay ku khasbeen inay uga cararaan dhuka sare, isla markaana ay si aad ah ugu baaqdaan biyo nadiif ah, […]
Somali News24 Oct 2019
Sochi, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay Shir Madaxeedka Ruushka iyo dalalka Afrika oo ka furmay magaalada Sochi ee dalka Ruushka. Khuadbadan Madaxweynaha Soomaaliya uu jeediyey ayuu kaga hadlay muhiimadda iskaashiga dalalka Afrika iyo Ruushka oo uu sheegay inuu yahay mid labada dhinac faa’iido u leh, isagoo xusay tiirarka ay […]
Somali News24 Oct 2019
London, (HCTV) – Ciidamada Booliska ee dalka UK ayaa sheegay in dhamaan dadkii gaadhiga weyn lagu soo qariyey ay dhalashadoodu tahay Chinese. Waxaanay Bileysku intaa ku dareen in dadkaasi ka yimaadeen dalka Belguim-ka, isla markaana dhimashadooda ay sababtay markii ay gudaha gaadhigaasi ay ku barafoobeen. “Waxaanu cadaynaynaa in sideed ka mid ah 39-kaasi qof ay […]
Somali News24 Oct 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dalka Ethiopia waxa ku dhintay 16 qof kadib markii Rabshado ay dhexmareen taageerayaasha Jawhar Maxamed iyo Ciidamada Bileyska, waxaanu maanta oo khamiis ah Jawhar Maxamed uu ku baaqay in xaaladda la dajiyo, isagoo tilmaamay in isku dhacyadaasi Bileyska iyo Taageerayaashiisa lagu dilay 16 Taageere. Jawhar Maxamed oo u khudbadaynayey boqolaal taageerayaashiisa […]
Somali News24 Oct 2019
Egypt (HCTV) – Dhimasho ay sababeen dhibaatooyin ka dhashay Roobab si xidhiidh ah Maalmihii Salaasadii illaa Arbacadii ka da’ayey Dalka Masar. Masuuliyiinta Dawladda Masar ayaa sheegaya in illaa 11 Qof ay Shilal Roobabku sababeen u Geeriyoodeen Maalmihii Salaasadii illaa Arbacadii, Illaa xilligana Cimiladu aad u xun tahay. Afhayeenka Dawladda Masar Nader Saad ayaa sheegay in […]
Somali News24 Oct 2019
Bangladesh (HCTV) – Maxkamad ku taalla Koonfurta Dalka Bangladesh ayaa 16 Qof ku ridday xukun Dil ah, ka dib markii ay gubeen gabadh ku eedaysay Macalin Iskuul Islaami ah wax ka dhiga inuu kufsaday ama Faro-xumeeyay. Xukunka 16-ka Qof ayaa dhacay Isniintii la soo dhaafay, waxaana soo saartay Maxkamad gaar u ah Kiisaska Dumarka iyo […]
Somali News24 Oct 2019
Riyadh (HCTV) – Isku-shaandhayn ayaa lagu sameeyay Masuuliyiinta boqortooyada Sucuudiga, waxaana Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha dibedda loo Magacaabay Amiir khibrad u leh Dalalka Reer Galbeedka, sida ay sheegayso Wakaaladda Wararka ee Reuters. Amiir Faisal bin Farhan Al Saud oo hore u ahaa Safiirka Sucuudiga u jooga Jarmalka, horena la Taliye ugu ahaa Safiirka Sucuudiga […]
Somali News24 Oct 2019
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay inuu Cunaqabayntii ka qaaday Turkiga. Trump ayaa sheegay in Dawladdiisu Turkiga ka qaadday Cunaqabaynta, mar haddii uu Turkigu joojiyey hawl-galladii dagaal ee uu ka waday Waqooyi-bari ee Dalka Suuriya, Dagaalkaasi oo Turkigu ku qaaday Dagaalyahannada Kurdiyiinta ee Xulafo la ahaa Maraykanka. “Cunaqabataymihii waalla qaaday..” ayuu […]
Somali News23 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Afhayeenka madaxweynaha Somaliland, Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa ka hadlay dhawaaq kasoo yeedhay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, kaas oo salka ku hayey eedo uu u jeediyey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Afhayeen Maxamuud Warsame Jaamac oo maanta saxaafadda la hadlay, ayaa eedaha uu soo jeediyey guddoomiyaha WADDANI ku tilmaamay kuwo aan […]
Somali News23 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Laba sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dabdamiska Somaliland ayaa ku geeriyooday shil gaadhi oo ka dhacay Duleedka bari ee magaalada Hargeysa. Waxaana sidoo kale shilkan gaadhi ku dhaawacmay Saddex Askari oo kale, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay taliyaha ciidamaa Dabdamiska Somaliland, Axmed Sawaaxili. Ciidamadan shilka gaadhi ku geeriyooday ayaa ku sii jeeday […]