
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Oct 2019
London, (HCTV) – Bileyska koonfurta England ayaa sheegay in kooxaha gurmadka degdega ahi ay ka soo saareen gaadhi weyn 39 Mayd oo saarnaa gaadhi ka yimid dalka Bulgaria. Masuuliyiinta dawladu waxay sheegeen in maanta oo Arbaca ah ay socoto hawlaha lagu xaqiijinayo dadkaasi, waxaanay 38 qof oo ka mid ah dadkaasi ay yihiin dad waaweyn, […]
Somali News23 Oct 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Boqolaal ka mid ah taageerayaasha u dhaqdhaqaaqa qowmiyadaha Itoobiya iyo warbaahinta xorta ah ayaa isugu soo baxay bannaanka guriga Jawhar Maxamed oo ah nin caan ku ah baraha bulshada, maalin ka dib markii ay hareereeyeen ciidamada ammaanka ka dib digniin uu siiyay raysal wasaaraha Ethiopia qaar ka mid ah mulkiilayaasha warbaahinta. […]
Somali News23 Oct 2019
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay hadalkii safiirka Mareykanka ee Kenya Kayle McCarter oo sheegay in uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kalana hadlay arinta muranka Badda Safiirka Soomaaliya Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa sheegay in uu jiro safarka safiirka Mareykanka ee Kenya uu ku […]
Somali News22 Oct 2019
Sochi, (HCTV) – Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay magaalada Sochi ee dalka Ruushka. Madaxweyne Farmaajo ayaa intii uu halkaasi ku sugnaa kulano la yeeshay Masuuliyiin ka tirsan dawlada Ruushka, waxaana la filayaa in Madaxweynuhu maalinta barito ah ka qaybgalo Shirka Madasha Dhaqaalaha Ruushka iyo Afrika oo ka […]
Somali News22 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madasha Qurbe-joogta Somaliland ee Somaliland Global Diaspora Forum ayaa bayaan ay soo saareen shalay, waxa ay Madaxweynaha iyo Xisbiyada Siyaasada Somaliland ugu baaqeen inay Ixtiramaan Shacabka Karaameeyey oo ay doorasho dalka ka Hirgaliyaan. Bayaanka ay soo saareen Qurbajoogta reer Somailand ee ku dhaqan Maraykanka, Canada, Yurub iyo Asia ayaa u dhignaa sidan:-
Somali News22 Oct 2019
Norway, (HCTV) – Tiro ka badan 300,000 qof ayaa ku barakacay dagaalo iyo abaar ka jirta Somalia sanadkan. Sida ay sheegtay warbixin cusub oo hay’adda The Norwegian Refugee Council (NRC) ay maanta soo saartay oo HCTV idiin soo turjumay, taas oo tilmaantay in amaandaradu ay suuragal ka dhigi wayday in gargaar bani’aadanimo la gaadhsiiyo dhulka […]
Somali News22 Oct 2019
Caynaba (HCTV) – Xannuunka loo yaqaano ‘Kuududiyaha’ oo dhawaan ka dillaacay Magaalada Burco ayaa u gudbay isla-markaana ka dillaacay Magaalada Caynaba ee xarunta Gobolka Saraar ee Somaliland. Dr. Cali Cabdi Maxamed, Agaasimaha Cisbitaalka guud ee Magaalada Caynaba ayaa xaqiijiyey in Xanuunkani uu Dad badan ku soo ritay Magaalada Burco, qaarkoodna ay Cisbitaalka u jiifaan Xanuunkaasi. […]
Somali News22 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa doonaysa in Wada-hadal lagu dhameeyo Khilaafka dhinaca badda ee u dhexeeya dalalka Kenya iyo Soomaaliya. Sidaana waxa sheegay Safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya Kenya Kyle McCarter oo Safar ku tagay Magaalada Muqdisho isla-markaana kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahu Farmaajo. Safiirka Maraykanka ee Kenya oo Waraysi […]
Somali News22 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa eedaymo badan u jeediyey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay muranka cusub ee ka taagan dhismaha Komiishanka cusub ee doorashada, waxaanu ka warramay waxyaabaha ku […]
Somali News21 Oct 2019
Harare, (HCTV) – Ugu yaraan 55 Maroodi ayaa macaluul ugu dhintay beerta xayawaanka ee Zimbabwe’s Hwange National Park, labadii bilood ee la soo dhaafay oo ay sababtay abaar dalkaasi ka jirta. Sidoo kale saddex meeloodow meel dadka ku dhaqan dalkaasi ayaa u baahan Raashin gargaarka xili dalkaasi ay ka jirto dhibaato dhinaca dhaqaalaha ah oo […]
Somali News21 Oct 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay Wasiiru-dowlayaal iyo Wasiir ku-xigeenno, sida lagu sheegay Qoraalka ka soo baxay xafiiska madaxweynaha, kaas oo u dhignaa sidan:- Markuu arkay: Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80aad farqadiisa 5aad. Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland. Markuu tixgeliyey: Baahida loo qabo dhamaystirka Golaha Xukuumadda Puntland oo aqoon, […]
Somali News21 Oct 2019
Mombasa, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay u isticmaali doonto dekeda Lamu inay ka dhoofiso shidaalka gobolka Turkana, inkastoo uu hore u sheegay in dawaddiisu ay samayn doonto qorshayaal lagu dhisayo kaabayaasha shidaalku u baahan yahay iyo Warshad sifaysa shidaalka. Hase yeeshee Madaxweynaha dalka Kenya ayaa wakhti xaadirkan sheegay […]