
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u amba-baxay dalka Ruushka oo ay kaga qayb galayaan Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika. Shirweynaha oo socon doona muddada u dhexaysa 23-ka ilaa 24-ka bishan ayaa Madaxda dalalka ku bahoobay madashan, Ururka Midowga Afrika, maalgashadeyaasha iyo khubarradu waxaa ay kaga arrinsan doonaan […]
Somali News21 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Maayarka Magaalada Hargeysa, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelko) ayaa sheegay in Tallaabo laga qaadi doono Dadka Ajaajibka ah ee Sharci la’aanta kaga shaqeeya Meheradaha ku yaalla Magaalada Hargeysa. Maayarka oo Saxaafadda kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa, ayaa sheegay in iyagoo fulinaya Amarka Wasaaradda Shaqo-gelinta ee Arrimaha Bulshada ay tallaabo ka qaadi doonaan Shaqaalaha ajaanibka […]
Somali News21 Oct 2019
21 October waa 50 sanno-guuro ama nus-qarni ah oo waa maalintii bilawga kacaankii kadeedka, keli-talisnimada, kibirka, kufsiga, keenaynta bulshada, kawaankii gawraca dadka, kool-koolintii kaadariinta sharka, kiishad-buuxsiga, qaraabo-kiilka, kurbadii ummadda, kornayladii dhiigga lagu anqariyey ee sida kanneecada u jaqay hantidii qaranku wada lahaa. Waxa uu kacaankaasi ka talinayey Soomaaliya muddo 22 sanno ah laga soo bilaabo […]
Somali News21 Oct 2019
Kismaayo (HCTV) – Waxa Magaalooyinka Kismaayo iyo Garoowe ka socda Dibed-bax lagaga soo horjeedo Dil magaalada Kismaayo loogu geystay Xaaji Siciid Ciise Cabdi oo ka mid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed. Xaaji Siciid Ciise Cabdi (Siciid-Addoon) kana mid ahaa Ganacsatada Magaalada Kismaayo ayaa u dhintay dhaawac ka soo gaadhay toogasho ay u gaysteen kooxo hubaysan oo aan […]
Somali News21 Oct 2019
DRC (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 20 Qof ayaa ku dhintay Shil Baabuur oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, Axaddii Shalay. 20-ka Qof ayaa geeriyooday, ka dib markii Gaadhi Bas ah oo ay ku safrayeen uu Waddada kala baxay, markii uu Qalibmayna uu dab ka kacay, sida uu ku warramay Wargeyska Daily Nation […]
Somali News21 Oct 2019
Marka (HCTV) – Ciidammo ka mid ah kuwa Dawladda Soomaaliya ayaa Dooni kula degtay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Muqdisho iyo Marka ee Shabeellaha Hoose. Askartan oo la sheegay ay ka tirsanaayeen qaybta 14 October oo ka tagay magaalada Muqdisho ayaa doonayay in ay Doon ku gaadhaan magaalada Marka ee gobolka Shabeellaha Hoose, laakiin intii ayna […]
Somali News20 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka VOSOMWO ayaa kulan hablaha lagaga wacyigalinayo aafada ay Tahriibtu leedahay waxay ugu qabatay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen hablo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Hargeysa, gaar ahaana Daami, Maxamed Mooge, Istaad House-ka iyo meelo kale oo Caasimada ka mid ah ayaa kulankaasi looga soo jeediyey hadalo dardaaran iyo […]
Somali News20 Oct 2019
Boorama (HCTV) – Nin Meyd ayaa gubtay ayaa laga helay badhtamaha Seeraha Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Ninkan ayaan weli la aqoonsan wejigiisa, Magaciisa iyo Sababta Geeridiisa, sida uu soo sheegayo Weriyaha Telefiishanka HCTV ee Magaalada Boorama, Cabdalle Cali Yuusuf. Ciidammada Dambi-baadhista ee Booliska oo gaadhay goobta Meydka laga helay ayaa Meydka geeyay Qolka […]
Somali News20 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maareeyaha Dekedaha Somaliland Eng. Siciid Xasan Cabdilahi, oo shalay Xafiiskiisa ku booqday Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland Axmed Sawaaxili iyo Agaasimaha Fulinta ayaa kulan ku qaatay Xarunta Dab-demiska. Kulankan ayay ilo xogogaal ahi ay sheegayaan in labada dhinac ay diirada ku saareen sidii Dab-demis ay yeelaato Dekedda Magaalada Berbera loogu soo iibin lahaa. […]
Somali News20 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirrada Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub iyo Sweden. Madaxweynaha iyo Weftiga ka socda Midowga Yurub ayaa waxyaabaha ay ka wada-hadleen waxa ka mid ah Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannada Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, kaasi oo u […]
Somali News20 Oct 2019
Ras al-Cayn, (HCTV) – Sarkaal sare oo ka tirsan Kurdiyiinta dalka Suuriya ayaa sheegay inay ciidamadooda kala baxayaan oo ay dib u qaadayaan. Arintan ayaa ka dambaysay heshiis dawlada dalka Maraykanku ay miiska soo saartay oo dalka Turkiguna uu ogolaaday kadib markii dagaalkii ka socday magaalooyinka Waqooyiga dalka Suuriya ay barakiciyeen dad tiro badan. Redur […]
Somali News20 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Soomaaliya ayaa dadaal ballaaran ugu jirta sidii looga dhaafi lahaa ama looga cafin lahaa deynta lagu leeyahay, waxaana maalmihii ugu danbeeyay magaalada Washington ee dalka Mareykanka ka soconaya kulamo arintaa ku saabsan. Agaasimaha maamulka IMF, Kristalina Georgieva ayaa ka hadashay kulan magaalada Washongton maalintii shalay ay kula yeelatay wafdi ka socda dowladda […]