
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Jul 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddida amniga doorashooyinka Soomaaliya, kuwaas oo isugu jira Taliyeyaasha Booliiska heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, Gobolka Banaadir iyo Taliska AMISOM. Kulankan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii loo dardargelin lahaa howlaha horyaalla Guddiga Amniga, isla markaana ay u xaqiijn lahaayeen hannaanka amniga ee […]
Somali News12 Jul 2021
Galmudug, (HCTV) – Maamulka Galmudug ayaa sheegay in ay ku raad joogaan dadkii ka dambeeyay dilka saddex qof oo isku qoys ahaa, kuwaas oo lagu dilay meel ku dhow tuulada Saax-qurun oo kutaala galbeedka magaalada Gaalkacyo. Wasiirka warfaafinta Galmudug, Axmed Shire Falagle oo BBC la hadlay, ayaa sheegay in maamulku u howl galay sidii gacanta […]
12 Jul 2021
12 Jul 2021
Somali News11 Jul 2021
Gaalkacayo, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in Maleyshiyo hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan ay xalay saqdii dhexe dad Shacab ah ku laayay duleedka deegaanka Saax-qurun oo dhacda galbeedka magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug. Weerarkaasi ay maleeshiyadu qaaday ayaa waxa lagu dilay Aabe iyo laba caruur oo […]
Breaking News11 Jul 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta u soo xidhay dufcaddii saddexaad ee barnaamijka carbiska shaqo qaran oo ku jiray xarunta dugsiga tababarka ee Dararweyne oo dhinaca waqooyi-barri kaga beegan caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Munaasibadda lagu soo xidhayey tababarka oo ay madaxweynaha ku wehelinayeen taliyayaasha ciidamada kala duwan ee dalka, […]
Somali News10 Jul 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Xildhibaan Suldaan Siciid Axmed oo ah xildhibaan asal ahaan ka soo jeeda Jamhuuriyadda Somaliland, dhawaana loo doortay inuu ka mid noqdo golaha wakiilada ee dalka Finland, isla markaana ah xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka ee u dhaq-dhaqaaqa arrimaha bulshada […]
Breaking News10 Jul 2021
Muqdisho, (HCTV) – Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayey in lagu khaarajiyo Taliyaha guud ee qeybta Booliiska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud, Farxaan Qaroole ayaa maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia. Afhayeenka ciidamada Booliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo warbaahinta kula hadlay goobtii uu […]
Somali News30 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa saaka furay Shirweynaha qaran ee Caysmiska. Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay hay’adda Caymiska ee Somaliland ayaa lagaga doodayay sidii bulshadda loo fahamsiin lahaa looguna dhiiri gelin lahaa adeega caymiska.
Somali News30 Jun 2021
Muqdisho, (HCTV – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle, ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Maaliyadda Kristina Svenssn oo ah wakiilka Soomaaliya u qaabilsan Bangiga Adduunka. Kulanka uu Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya la yeeshay Wakiilka Bangiga Adduunka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay guulaha dib-u-habeynta dhaqaalaha Soomaaliya iyo maalgelinta mashaariicda mustaqbalka. Wasiirka Maaliyadda Dr. Cabdiraxmaan […]
Somali News30 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Mayorka cusub ee caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge, ayaa xilka kala wareegay mayorkii hore Cabdiraxman Maxamuud Caydiid (Soltelco). Xaflada xilwareejinta, oo ka socota taandho laga dhisay duleedka galbeed ee Hargaysa, ayaa waxa kasoo qayb galay dadwayne tiro badan iyo masuuliyiin. Mayorkii hore ee Hargaysa Cabdiraxman Soltelco, ayaa ka sheekeyay waxyabihi u qabsoomay […]
Somali News29 Jun 2021
Muqdisho, (HCTV) – Golaha wadatashiga qaran ee doorashada Soomaaliya, ayaa soo saaray Jadwalka doorashada Soomaaliya iyo go’aamo ay ku gaareen Shirka arrimaha doorashada uga socday Muqdisho. Golaha wadatashiga qaran ayaa isku raacay in doorashada madaxweynaha la qabto tobanka bisha October ee sanadkan, waxay sidoo kale soo saareen qodobo kale. Halkaan hoose ka eeg jadwalka doorashada. […]