
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Oct 2019
Washington, (HCTV) – Dawlada Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay dalka Turkiga kadib markii Turkigu uu weerar ku qaaday Maleeshiyaadka Kurdishka ah ee dalka Suuriya. Cunaqabatayntan ayaa saamayn doonta Wasiiro iyo xubno sarsare oo ka tirsan dalka Turkiga, waxaanay arintani jawaab u noqon doontaa weerarka dalka Turkigu uu ku qaaday Suuriya. Madaxweynaha dalka Maraykanka President […]
Somali News15 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Qaar ka mid ah Culimada Masaajidka Raabida ee ku yaalla Xaafadda Badda cas ee Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin eedo ay culimada Masaajidkan iyo Culimada Dalka qaarkood u soo jeedisay Haweenay Deris la ah Masaajidka. Haweenaydan oo Deggan guri Dawladdu leedahay oo Masaajidka ku Ag-yaalla ayaa sheegtay in […]
Somali News15 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Akadamiyada Nabada iyo Horumarinta Somaliland ayaa kulan dood ah oo lagaga hadayey Arinta Saami qaybsiga Doorashada Golaha Wakiilada ee soo socota waxa ay ku qabatay magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen Aqoonyahan, Siyaasiyiin, Xildhibaano, Dhalinyaro Asxaab iyo Ururada Bushada Somaliland ayaa waxa lagaga dooday qaabka loo gali karo doorashada golaha […]
Somali News15 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa hakiyay xubintii ay dhawaan u xusheen in ay ku darsadaan guddida cusub ee doorashooyinka cusub. WADDANI ayaa qoraal ay ku hakinayaan xubintooda u gudbiyay shir-guddoonka wakiillada sida uu sheegay guddoomiyaha wakiillada Somaliland, Baashe Maxamed Faarax WADDANI ayaa ka cabanaya xubnaha uu soo magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo […]
Somali News15 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Warar ka imanaya Tuulada Dhubato oo ka tirsan Degmada Laasgeel ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa sheegaya in Qof Shacab ah lagu toogtay halkaasi. Sida Guddoomiyaha Degmada Dacar-budhuq uu u xaqiijiyey Wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan bahda HCTV, Dirawalka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ayaa toogtay Qof Shacab ah. Lama Oga waxa ka […]
Somali News14 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV ) – Xoghayihii arrimaha dibadda ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Faadumo Siciid ayaa maanta iska casishay xilkii iyo xubinimadii xisbiga Waddani ay ka haysay. Marwo Faadumo Siciid, Xoghayaha Arimaha Dibada ee Xisbiga Waddani ayaa sheegtay in si iskeed ah uga tagtay xisbigii ay ka tirsanayd, islamarkaana ay door biday inay noqoto siyaasi […]
Somali News14 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Maanta oo ah 14-ka bisha October, 2019 ayaa ku beegan laba Sano guurada ka soo wareegtay Weerar Argagixiso oo 14-kii October, 2017 ka dhacay Isgoyska Soobbe ee Magaalada Muqdisho. Weerarkan oo loo adeegsaday Gaadhi weyn oo Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa waxa ku dhintay Dad gaadhaya 500, waxaana ku dhaawacmay tiro […]
Somali News14 Oct 2019
Nairobi (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Dalka Kenya, Daniel Arap Moi ayaa Fiidnimadii Axaddii ee Shalay loo qaaday Cisbitaal ku yaalla Magaalada Nairobi. Ujeeddada Cisbitaalka loo geeyay ayaa Qoyska Daniel Arap Moi ku sheegeen inay tahay in Xaaladdiisa Caafimaad lagu sameeyo hubin, taasi oo si joogto ah loogu sameeyo. Xoghayaha Saxaafadda ee Daniel Arap Moi […]
Somali News13 Oct 2019
Kigali, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Rwanda President Paul Kagame ayaa markii ugu horaysay ka hadlay arinta aqoonsiga Somaliland, kadib markii gabadh reer Somaliland ah oo magaciida ku sheegtay Suhuur ay ka codsatay Madaxweynaha inuu aqoonsato Somaliland oo ay u baahan yihiin Aqoonsi. Paul Kagame, Madaxweynaha dalka Rwanda ayaa isagoo codsigaasi ka jawaabaya waxa uu tilmaamay […]
Somali News13 Oct 2019
Gaarisa, (HCTV) – 10 Askari oo ka mid ah ciidamada dalka Kenya ayaa lagu dilay qarx miino oo ka dhacay shalay deegaan ka tirsan maagalada Gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya. Ciidamadan oo qaraxa dhulka loogu aasay ayaa ku qarxay Kolonyo ka mid ah Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Kenya, xilli […]
Somali News13 Oct 2019
Kismaayo, (HCTV) – Agaasimihii hore ee Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Maxamed Cilmi Ilkacase oo ka qayb galay munaasibadii Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa ka hadlay aMunaasibada caleemo saarka iyo sida uu uga soo qaybgalayba. Agaasime Maxamed Cilmi ayaa sheegay inuu magaalada Kismaayo uu u tagay shaqo gaar ah, isla markaana lagu soo casuumay xafladda […]
Somali News12 Oct 2019
Berbera, (HCTV) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane iyo saraakiil kale oo ka socota xukuumada Somaliland ayaa socdaa ku tagay Xeebaha galbeedka Somaliland, Kuwaas oo soo maray maray Xeebaha Bulla-Xaar, Ceel-Sheekh iyo Saylac. Waxaanay weftiga oo safarkoodu dhinaca […]