
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo noqday kadib markii safar qaatay laba maalmood uu ku tagay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Madaxweynaha Somalia ayaa markii uu soo gaadhay magaalada Muqdisho waxa uu shacabka ugu hambalyeeyey maalinta calanka 12 October, waxaanu tilmaamay in maalintani ay muhiimad weyn […]
Somali News12 Oct 2019
Saylac, (HCTV) – Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Maareeyaha dekedaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi iyo Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Sareye Guuto Maxamed Xuseen Xiirane iyo saraakiil kale oo ka socota xukuumada Somaliland ayaa socdaa ku tagay Xeebaha galbeedka Somaliland, Kuwaas oo soo maray maray Xeebaha Bulla-Xaar, Ceel-Sheekh iyo Saylac. Waxaanay weftiga oo safarkoodu dhinaca xeebaha […]
Somali News12 Oct 2019
Kismaayo, (HCTV) – Caleemo-Saarka Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland ayaa si habsami leh uga socota magaalada Kismaayo ee caasimada Maamulkaasi. Munaasibad ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin hore iyo kuwo hadda jooga oo iskaga kala yimid gobolada Soomaalida ayaa lagu caleemo saarayaa madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Munaasabadan maanta lagu caleemo saarayo Madaxweynaha […]
Somali News12 Oct 2019
Mexico, (HCTV) – Doon yar oo siday Tahriibayaal Afrikan ah ayaa ku degtay xeebaha Koonfurta Mexico, taas oo ay ku dhinteen laba qof halka kuwo kalena la yahay, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta dawaddu. Doontan ayaa maraysay xadka gobolka Koonfurta dalkaasi ku yaala ee Chiapas halkaas oo ay dhinac u ciirtay. Waxaana shilkaasi doonta Tahriibayaasha siday […]
Somali News12 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirka Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa Maanta yeeshay Shir aan Caadi ahayn, kaasi oo lagu gorfeeyay hirgelinta Nidaamka nidaamka E-Government (Somaliland E-government system). Sidaasi waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada, ka dib markii uu dhamaaday, waxaanu War-saxaafadeedkaasi u qornaa sidan “Kal-fadhigii 43-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo ahaa mid aan caadi […]
Somali News12 Oct 2019
Afghanistan (HCTV) – Hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Al-qaacida ayaa lagu dilay Koonfurta dalka Afghanistan, ka dib hawl-gal ay si wada jir ah u sameeyeen Ciidammada Maraykanka iyo kuwa Afghanistan. Masuuliyiin ayaa sidaa xaqiijiyey Salaasadii, waxayna sheegeen in lagu khaarajiyey Hawl-gal wada-jir ah oo ay sameeyeen Ciidammada Maraykanka iyo kuwa Afghanistan. Ninka la dilay oo […]
Somali News12 Oct 2019
Kismaayo (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa Wefti u soo dirtay Caleemo-saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Soomaaliya, Axmed-madoobe. Weftigan oo diyaarad la sheegay inay Jubbaland iibsatay ka soo qaadday Magaalada Nairobi ayaa waxa hor-jkacaya hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale, waxaana la socdo Xildhibaanno ka mid ah Muneyaasha laga soo doorto Gobolka Waqooyi-bari ee Kenya. […]
Somali News12 Oct 2019
Berbera (HCTV) – Waxa Saaka Magaalada Berbera Gudaheeda ka dhacay Shil gaadhi, kaasi oo ahaa Bas siday Dad rakaab ah. Baska oo ku Qalibmay Waddada Kaydka Biyaha ee Magaalada Berbera ayaa waxa ku Geeriyooday 1 Qof oo ahaa Dirawalkii Gaadhiga Waday, halka ay ka dhaawacmeen 8 kale oo ka mid ahaa Rakaabka Baska la socday. […]
Somali News11 Oct 2019
Ankara, (HCTV) – Ciidamada Turkiga ayaa dilay ugu yaraan 342 dagaalyahan oo Kurdish ah, waxaana hawlgalka ugu balaadhan ee dhinaca milatarigu uu ka socdaa waqooyi-bari ee dalka Suuriya, sida uu sheegay Wasiirka Difaaca ee dalka Turkiga. Weerarkan Turkigu uu ku qaaday Kurdishka Suuriya ayaa galay maalintii saddexaad, kadib markii uu sheegay Madaxweynaha dalka Turkigu in […]
Somali News11 Oct 2019
Oslo, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa la sheegay inuu ku guulaystay Abaamarinta Nabadda Aduunka ee Nobel Peace Prize, taas oo uu ku Muttaystay Heshiiskii Nabadda ee la galay Eriterea iyo Cadaawaddii uu Soo Afjaray ee mudada dheer taagnayd. Sidoo kale Abiy Axmed ayaa tan iyo mudadii uu xilka qabtay waxa uu […]
Somali News10 Oct 2019
Djibouti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta ka qayb-galay Aas qaran oo dalka Jabuuti loogu sameeyey maariyihii dekedda Jabuuti Marxuum Sacad Cumar Geelle oo toddobaadkan geeriyooday. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo weftiga uu hoggaaminayo oo isugu jira xildhibaanno uu hormood u yahay guddoomiyaha golaha wakiillada Jamhuuriyadda […]
Somali News10 Oct 2019
Kismaayo, (HCTV) – Wufuud tiro badan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland, kuwaas oo la fiayo inay ka qeybgalaan munaasabada caleemo saarka madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Wufuudan u socdaalay magaalada Kismaayo ayaa waxa ka mid ah madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Dani, xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed […]