
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News17 Oct 2019
Ankara (HCTV) – Turkiga ayaa ogolaaday inuu joojiyo hawl-galka Millateri ee uu ka wado Waqooyiga Suuriya, si Jabhadda Kurdiyiinta uga baxaan halkaasi, sida uu ku dhawaaqay Madaxweyne ku-xigeenka Maraykanka Mike Pence Dhammaan Hawl-gallada Millateri ayaa la hakin doonaa muddo 120 Saacadood ah, muddadaana wuxuu Maraykanku ka caawin doonaa Jabhadda Kurdiyiinta inay ka baxaan halka uu […]
Somali News17 Oct 2019
Hague (HCTV) – Maxkamadda Caalamiga ah ee Adduunka ee ICJ ayaa mar kale dib u dhigtey dhageysiga dacwadda muranka badda ee u dhaxeeya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamadda ICJ ayaa hore dhegaysiga Dacwadda ugu muddaysay inay dhacdo 4-ta bisha November ee sannadkan 2019-ka, laakiin Go’aan ka soo baxay Maxkamadda ayay mar kale dib ugu riixday […]
Somali News17 Oct 2019
Borama (HCTV) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay shirweynaha hirgelinta qoondada haweenka oo lagu qabtay magaalada Boorama ee xarunta Gobolka Awdal shalay. Shirkan oo ay wada-jir u soo qabanqaabiyey Wasaaradda Shaqo-gelinta, Qoyska iyo Arrimaha Bulshada & Isku-xidhka Dalladda Haweenka ee Nagaad, waxa Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland ku wehelinayey xubno ka mid […]
Somali News17 Oct 2019
Soomaaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay Masuuliyadda Dilal Xalay ka dhacay Degmooyin ka mid ah Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Xalay ayaa Magaalada Muqdisho lagu dilay Afar Ruux, kuwaasi oo la sheegay inay ka mid ahaayeen Ciidammada Nabad-sugidda Soomaaliya, waxayna Al-shabaab sheegtay inay fulisay Dilalka Dadkaasi oo ay sheegtay in saddex ka mid ahi […]
Somali News17 Oct 2019
Makka, (HCTV) – 35 qof ayaa ku dhintay kadib markii baskii ay saarnaayeen uu ku dhacay baabuur kale, meel u dhow magaalada barakaysan ee Medina, sida ay baahiyeen maanta oo khamiis ah warbaahinta dowladda Sacuudigu. Shilkan ayaa dhacay habeenkii Arbacada, sida uu sheegay afhayeenka booliska magaalada Medina, oo ay soo xigatay wakaaladda wararka Sacuudiga ee […]
Somali News17 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa, kaas oo soo dhaweyntiisa ay ka qaybqaateen masuuliyiin ay Wasiiro xukuumadiisii hore ka tirsanaa ay ka mid yihiin. Xildhibaan Nacnac oo ka mid ah Golaha Wakiilada Somaliland oo qayb ka ahaa xubnihii Madaxweynihii hore ee Somaliland ku soo […]
Somali News17 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – WAR-SAXAAFADEED- “Kal-fadhigii 44-aad ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey madaxweyn-k-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta lagu ansixiyey siyaasadda qaran ee shaqo carbinta, waxaana warbixin lagaga dhegeystay xubno kamid ah golaha wasiirrada. Ugu horrayn waxa golaha warbixin la xidhiidha […]
Somali News16 Oct 2019
Suuriya (HCTV) – Hawl-gallada Ciidammada Turkigu ka wado gudaha Dalka Suuriya ayaa sii soconaya ilaa inta dagaalyahannada Kurdiyiinta ee halkaa ku sugan ay hubka iska dhigayaan, kana baxayaan halka la qorsheeyay in laga sameeyo goob amaan ah, sidaa waxa sheegay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Madaxweynaha Turkiga oo Arbacada Maanta ka hadlay baaqyada ka imanaya […]
Somali News16 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka caddaaladda Somaliland Cabdirisaaq Cabdi Saalax, ayaa sheegay in ciidamadii dhawaan ka goostay Somaliland ee ku biiray Puntland ay ahaayeen wax matarayaal ku raagay deegaamadaasi. Wasiirka ayaa intaa ku daray in aan Calanka Somaliland laga dejin magaalo keliya oo ku taalla bariga Sanaag , calanka la dejiyayna lagu sameeyay hab Macmal ah […]
Somali News16 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku beegan 16-ka Bisha Tobnaad oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa, ayaa ka jawaabay cabasho mucaaridka Somaliland ka timid oo ku saabsan xubnaha guddida doorashada ee dhawaan uu soo magacaabay. Madaxweyne Muuse Biixi waxa uu tilmaamay […]
Somali News16 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay munaasibad loogu dabbaaldegayo maalinta cuntada adduunka oo ku beegan 16-ka Bisha Tobnaad oo maanta lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibaddan oo ay soo qabanqaabisay wasaaradda horumarinta beeraha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu soo bandhigay wax soo saarka kala duwan ee dalka kasoo baxa, waxana ka qayb-galay […]
Somali News15 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland, Dr Sacad Cali Shire oo maanta soo xidhayey shir lagu lafagurayey Dhaqaalaha Somaliland iyo caqabadaha hortaagan in dhaqaalaha Somaliland kordho, ayaa waxa uu ka waramay caqabadaha hortaagan ama ku gadaaman guud ahaan dhaqaalaha . Kulankan ayaa waxa ka soo qaybgalay aqoonyahanka Jaamacadaha dalka ayaa wasiirka Maaliyada Somaliland […]