
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Oct 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Qaar ka mid ah Hoggaamiyeyaasha gobolka ayaa u socdaalay dalka Ethiopia Maanta oo khamiis ah si ay uga qaybgalaan munaasibado ka dhici doona dalkaasi Ethiopia oo ay ka mid tahay furitaanka Beerta Midnimada oo ah mashruuc dalxiis oo laga hirgeliyey dalka Itoobiya. Hogaamiyeyaashan gobolka ee u socdaalay dalka Ethiopia ayaa waxa […]
Somali News10 Oct 2019
Tel Vive, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa maanta oo khamiis ah si adag u cambaareeyey hawlgalka milatari ee Turkigu uu ku qaaday maleeshiyaadka Kurdishka ah ee waqooyiga dalka Suuriya ku sugan, waxaanu sheegay inay suuragal tahay inay dhacdo isir sifayn ka dhan ah Kurdishka Suuriya. “Israel waxa ay si xoogan u cambaaraynaysaa […]
Somali News10 Oct 2019
Saudi (HCTV) – Haweenka Sucuudiga ayaa loo ogolaaday inay ka mid noqon karaan ama ku biiraan Ciidammada Sucuudiga, taasi oo hore Mabnuuc uga ahayd. Tan ayaa qayb ka ah Qorshaha Boqortooyadu Sucuudigu dib ugu habaynayso Bulshada iyo Dhaqaalaha Dalkaasi, sida uu Maanta baahiyey Wargeyska The National oo Telefiishanka HCTV uu Warkan ka soo xigtay. Go’aankan […]
Somali News10 Oct 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Magacaabay Wakiilka Puntland ee Dalka Sweden. Madaxweynaha ayaa Wakiilka Sweden ee Puntland u Magacaabay Cabdicasiis Cilmi Birjeex, waxaanu Madaxweynuhu sheegay inuu xilkan ku Magacaabay soo jeedimo uga yimid Qurbe-joogta Puntlane ee Sweden. Sidaana waxa lagu sheegay Wareegtu uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Puntland, […]
Somali News10 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta safar ku tagay Dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan Masuuliyiin ka mid ah Xukuumaddiisa ayaa Magaalada Jabuuti kaga qayb-galaya Aaska Maareeyihii Dekedaha Jabuuti Sacad Cumar Geelle oo dhawaan ku Geeriyooday Dalka Faransiiska. Sacad Cumar Geelle oo ay Walaalo ahaayeen Madaxweynaha Jabuuti Mudane Ismaaciil […]
Somali News10 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, gaar ahaan Qaybta Saadaasha Hawada ayaa soo bandhigay War-bixinta Roobabkii Karanta ee July illaa September, 2019. Roobabkii Karanta ee Bilihii July illaa September 2019-ka da’ay guud ahaan dalka oo dhan galbeed iyo bariba,kuwaas oo aad uga badan marka loo roobabkii sanadihii la soo dhaafay. Xogta roobka ee laga […]
Somali News10 Oct 2019
Indonesia (HCTV) – Nin Middi ku hubaysan ayaa weerar ku qaadday Wasiirka amniga ee Dalka Indonesia Mr. Wiranto, kaasi oo khamiista oo booqasho ku marayey Magaalada Pandeglang oo ka mid ah Gobolka Banten ee Jaziiradda Java. Weerarka ayaa waxa muujinaya Sawirro Boolisku soo qaaday isla-markaana laga baahiyey Telefiishannada Dalka Indonesia, sida Al-jazeera uu baahiyey Maanta. […]
Somali News9 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – War-saxaafadeed: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Safiirka Midawga Yurub U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martínez. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 10-09-2019 xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midawga yurub u qaabilsan dalalka Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Nicolás Berlanga Martinez iyo wefti uu […]
Somali News9 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Dufcadii 11aad oo ka kooban 606 Arday ayaa ka qalinjabiyey Jaamacadda Admas ee magaalada Hargeysa, kuwaas oo munaasibad balaadhan oo loogu fooladeeyey loogu qabtay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Munaasibadii Qalinjabinta Ardayda Jaamacada Admas ayaa waxa ka soo qaybalay masuuliyiin ka kala socday xukuumada, Xisbiyada Mucaaridka, Waalidiin, Arday iyo Marti sharaf kale, […]
Somali News9 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn inay dib uga noqdaan halkay Maanta marayaan isla-markaana ay doonayaan inay hore u sii wadaan dedaalkooda horumarineed. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in aanay Cidna ka aqbalayn inay is hor taagto Yagleelidda Qaranimada Soomaaliyeed, diyaarna u yihiin […]
Somali News9 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Hanti-dhowraha guud ee Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin sanadeedka oo ku saabsan baadhitaan ay ku sameeyeen Hay’adaha maaliyadda dowladda. War-bixinta ayaa lagu xusay inay Qasnadda Dawladda ka maqan tahay Malaayiin dollar, balse aan illaa hadda la garanayn sida loo isticmaalay. Xafiiska Hanti-dhowraha guud ee Dowladda ayaa warbixin qoraal ah oo uu baahiyay […]
Somali News9 Oct 2019
N.york (HCTV) – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in aanay Shaqaalaha u haynin wax Mushahar ah oo siiyaan bisha dambe, haddii Dalalka xubnaha ka ahi aanay bixinin wixii ku waajibay. Antonio Guterres wuxuu sidaa u sheegay 193 Dal ee ka midka ah Qaramada Midoobay ee ka qayb-galay Shirka loo dhan yahay […]