
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Oct 2019
Guumays, (HCTV) – Wararka ka imanaya deegaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool ayaa sheegaya in Ayax farabadan oo guuraya uu ku habsaday deegaankaasi. Dadweynaha ku dhaqan deegaankaasi ayaa qaylo dhaan xoogle ka muujinaya Ayaxan ku habsaday deegaanka Guumays oo ka tirsan gobolka, kuwaas oo ka cabsi qaba inuu xaalufiyo dhul balaadhan oo isugu jira […]
Somali News8 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dalka Jarmalka ayaa ugu deeqday Dawladda Federaalka ee Soomaaliya lacag gaadhaysa 73-Milyan oo Dollar, taas oo qayb ka noqon doonta hawlaha gargaarka calaamiga ah ee Banni’daanimo iyo guud ahaan mashaariic hormarineed oo laga fuliyo Soomaaliya. Safiirka dalka Jarmalka u fadhiya Soomaaliya Amb. Annett Gunther ayaa munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho shalay oo […]
Somali News8 Oct 2019
Nairobi (HCTV) – Khilaaf dhinaca hawada ah oo soo dhex kala dhex galay Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Kenya. Dawladda Soomaaliya ayaa Kenya ku eedaysay inay faro-gelisay Maamulka hawadeeda, ka dib markii diyaarad ka soo duushay Magaalada Nairobi ay si toos ah u fadhiisatay Magaalada Kismaayo, inkasta oo ay ahayd inay marka hore soo marto Garoonka […]
Somali News8 Oct 2019
Nairobi (HCTV) – Nin Caddaan ah oo ka shaqaynayey Dalka Kenya ayaa la Mastaafurinayaa, ka dib markii uu Aflagaadeeyay Waardiye, cunsuriyadna kula kacay haweenay. Ninka laga saarayo Dalka Kenya oo aan Magaciisa iyo Dalka uu u dhashay midna la sheegin ayaa laga joojiyey Qandaraaskii uu kaga shaqaynayey Kenya. Ninkan oo u shaqaynayey Hay’adda Laanqayrta Cas […]
Somali News8 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddi uu dhawaan Golaha Guurtida Somaliland u saaray inuu Xal ka gaadho Khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiyada sida gaarka ah loo leeyahay, ayaa saaka War-bixin siiyey Gole-weynaha Guurtida. Xildhibaannada Guddiga ah oo muddo toddobaad ah ku mashquulsanaa sidii ay xal looga gaadhi lahaa khilaafka Wasaaradda Waxbarashada iyo Dugsiyada gaarka loo leeyahay ayaa […]
Somali News8 Oct 2019
USA (HCTV) – Xildhibaan Ilhaan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Minnesota ayaa dacwad furitaan ah ka gudbisay saygeeda Axmed Xirsi. Ihaan Cumar ayaa maxkamad ku taalla Minnesota u gudbisay dacwaddaasi maalintii Jimcaha ee la soo dhaafay. Ilhaan iyo Axmed ayaa waxay is-guursadeen sanadkii 2000 waxayna kala tageen sanadkii 2008, waxayna dib isugu laabteen sanadkii […]
Somali News8 Oct 2019
Khartuum (HCTV) – Ciyaartii ugu horraysay ee Kooxda Kubadda Cagta Dumarka Suudaan la Ciyaaray, 30 sanadood oo Suudaan ay Mabnuuc ka ahayd inay dumarku Kubadda Ciyaaraan. 30-kii sanadood ee uu xukunka dalka Suudaan hayey Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Suudaan Omar Hassan Al Bashir, Dumarka Suudaan looma ogolayn inay Ciyaaraan Kubadda Cagta. Laakiin, illaa bishii […]
Somali News7 Oct 2019
Nairobi (HCTV) – Muuqaal ay duubtay Kamaradda Qarsoon ee loo yaqaano CC Tv ayaa muujinaya nin Soomaali ah oo Lacag dhan Lixdan kun oo Dollar lagaga dhacayo Huteel ku yaalla Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi. Muuqaalkan oo ay baahisay Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa muujinaya Ninkan oo Nin kale ay iska raacayaan Goobta […]
Somali News7 Oct 2019
Saudi (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa ogolaatay in Lamaaneyaasha aan is-qabin (Wiil iyo Gabadh) ay si wada-jir ah u wada degi karaan Qolalka Huteellada Hurdada ee ku yaalla gudaha Dalka Sucuudiga. Sidoo kale, Dumarka ayaa keligood degi kara Huteellada, halka hore la ogolayn. Wakhtiyadii hore, waxay ahayd in Lamaaneyaashu caddeeyaan inay is-qabaan ka hor inta […]
Somali News7 Oct 2019
Ruwanda (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Ruwanda ayaa sheegay inay dileen 19 Dagaalyahan, kuwo kalena ay weli ku daba jiraan, ka dib markii dablaydaasi 14 Qof ku dileen goob loo dalxiis tago. Afhayeenka Ciidammada Booliska, John Bosco Kabera ayaa sheegay in Axaddii la xidhay 5 ka mid ah Dablayda weerarka geysatay, ayaa laga soo xidhay […]
Somali News6 Oct 2019
Stockholm, (HCTV) – Dalka Kuuriyada Woqooyi ayaa sheegtay inay joojisay wadahadalo dhinaca Nuclear-ka ah oo ay la lahayd dalka Maraykanka oo ka dhici lahaa dalka Sweden. Wadahadaladan oo noqon lahaa kuwo heerkoodu aad u sareeyo oo ka dhaca dalka Sweden oo dhexmarayey masuuliyiinta Pyongyang iyo Washington ayaa burburay kadib markii Kuuriyada Waqooyi ay sheegtay in […]
Somali News6 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Garyaqaanka guud ee Qaranka Somaliland, Cabdisamad Cumar Maal ayaa sheegay inaan cid Somaliland ka tirsani aanay ka qaybgali karin arimaha siyaasiga ah ee u gaarka ah Somalia, marka laga reebo arinta waddahadalada Somaliland iyo Somalia oo xukuumadda Somalliland ay ka qaybgali karto, sida uu Garyaqaanku hadalka u dhigay. Garyaqaanka guud ee Somaliland, […]