
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News6 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo ergedii nabadaynta gobolka Sanaag, ayaa maanta is Af-garad buuxa ka gaadhay soo af-jaridda arrintii buuraleyda waqooyi ee gobolka sanaag muddada ka taagnayd. Kulan uu madaxweynuhu la qaatay ergadan, ayaa la iskula qaatay in si degdeg ah loosoo af-meero arrinta ka taagan deegaanka buuraleyda waqooyi ee […]
Somali News6 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Cabdirashiid Xassan Nuur Janan oo ahaa Wasiirkii Amniga ee maamul goboleedka Jubbaland iyo Nin kale oo magaciisa la yidhaa Aadan Maxamed oo ahaa taliye ciidamo ka howlgali jiray degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa maanta la horkeenay Maxkamada gobolka Banaadir. Cabdirashiid Xassan Nuur (Janan) ayaa gacanta dowladda Soomaaliya ku jiray tan iyo […]
Somali News6 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Ciidammada Jabuuti ee ka midka ah Ciidammada Nabad-ilaalinta Afrika ee AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa Maanta gelinkii hore ku dagaalamay Degmada Jalalaqsi. Dagaalka ayaa ka dambeeyay, kadib markii maamulka degmada Jalalaqsi ay diideen in hawada laga saaro lana demiyo xarunta shirkadda Hormuud ee degmadaasi taas oo subax walba la demin jiray, […]
Somali News6 Oct 2019
Nigeria (HCTV) – Ugu yaraan 11 Askari ayaa lagu dilay weerar Argagixiso oo ka dhacay Waqooyi-bari ee Gobolka Borno ee Dalka Nigeria. Sidaana waxa Sabtidii Shalay xaqiijiyey ilo-wareedyo Millateriga Nigeria ah iyo Kooxda loo malaynayo inay weerarka geysatay. Kooxo iska soo horjeeda, laakiin ka wada tirsan Kooxda Boko Haraam ayaa bilaabay weerarro ay la beegsanayaan […]
Somali News6 Oct 2019
Berbera (HCTV) – Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa sheegay inuu ka noqday Qorshe uu doonayey inuu kaga qayb-galo Caleemo-saarka Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Jubbaland, Axmed-madoobe Xildhibaanka oo Maanta Saxaafadda kula Magaalada Berbera ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu ka noqdo qorshihii uu kaga qayb-gali lahaa Caleemo-saarka Madaxweynaha Jubbaland, […]
Somali News6 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo, Prof. Cali Khaliif Galaydh ayaa sheegay inuu Safar ku tagayo Magaalada Muqdisho, Isniinta Berri. Galaydh oo Maanta ka ambo-baxay Magaalada Hargeysa ayaa tagaya Magaalada Addis Ababa, ka dibna waxa uu berri u duuli doonaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Sidaana waxa xaqiijiyey Cali Khaliif Galaydh oo intaanu ka […]
Somali News5 Oct 2019
Niger (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa 5 Million oo Dollar u ballan-qaadday Cidda keenta Xog lagu qaban karo Madaxa Kooxda Daacish ee ka dhaqdhaqaaqda Saharaha Afrika, kooxdaasi oo sheegatay Masuuliyadda jid-goyn lagu laayey Afar Askarta Maraykanka ah oo ku sugnaa Niger, laba sanadood ka hor. Adnan Abu Walid Al Sahrawi oo ah Madaxda Kooxda la […]
Somali News5 Oct 2019
Baqdaad (HCTV) – Dawladda Ciraaq ayaa Caasimadda Baqdaad ka qaadday Bandoo saarnayd illaa Salaasadii, Maalmo ka dib markii Rasaasta ay Boolisku ku ridayaan Mudaharadayaashu dishay 72 Qof. Waddooyinka yimaadda badhtmaha Magaalada Ciraaq ee Baqdaad ayaa Dawladdu xidhay, cabsi laga qabo in Muwaadiniinta Mudaharaadyada wadaa iskugu yimaaddaan, maaddaama oo Bandoodii la qaaday. Laakiin, Shantii Maalmood ee […]
Somali News5 Oct 2019
Tan iyo intii ka dambaysay doorashadii madaxtooyadu waxay dadku kala noqdeen rufucyo, siyaasi waliba wuxuu meel ku xidhay xaafadiisii hoose, taas oo keentay in bulshado furfuranto, illaa haddana sidii xaaladdu ahaato. Bulshada Awdal oo tafaafuruqu ku yaraa waxa saameeyey doorashadii dhowayd, taas oo sidii beelaha kale noqotay sii aanay iyo rufuc rufuc, waxay madax dhaqameedkuna […]
Somali News5 Oct 2019
Qaza (HCTV) – Ciidamada Israel ayaa Dilay Dad Falastiiniyiin ah Oo Mudaharaad dhigayay, waxayna dhaawaceen Dad ay Tiradoodu Gaadhayso 54 Qof. Mudaharaadayaasha ay Ciidammada Isreal toogashada ku dileen, kuna dhaawaceen ayaa ku banaan baxayey Marinka Qaza. Dadka ku dhintay Rasaasta Ciidammada amniga Isreal ayaa waxaa ka mid ahaa Wiil Macagaciisu ahaa Alaa Nisar Hamdan Oo […]
Somali News5 Oct 2019
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa siidaysay gabadh iyo Nin u dhashay Dalka Australia, kuwaasi oo muddo saddex bilood ah ku xidhnaa Dalka IRAN. Siidaynta labada Qof oo IRAN hore ugu eedaysay Basaasnimo waxa Sabtida Maanta xaqiijiyey Wasiirka Arrimaha dibedda ee Australia Marise Payne. Wasiirka Arrimaha dibedda ee Australia, Marise Payne ayaa […]
Somali News5 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in diblomaasiga u jooga Jabuuti Somaliland uu wax dacwad ah uga soo gudbiyay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Prof.Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale ka hadlay xidhiidhka u […]