
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Oct 2019
Nairobi, (HCTV) – Ugu yaraan toban xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa waayi doona kuraastooda, sida ay sheegtay waaxda Anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalka Kenya oo ku eedaysay xildhibaanadaasi inay haystaan laba dhalasho ama Baasaabooro dalal shisheeye ah, taas oo sharci ahaan khalad ah. Agaasimaha hay’adda Anshaxa iyo la dagaaanka Musuqmaasuqa […]
Somali News4 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Mahad Maxamed Guuleed oo hoggaaminaya wafdi dowladda Soomaaliya u dirtay maxkamadda ICJ ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay aaminsan tahay maxkamada caalamiga ah si cadaalad ahna loogu garnoqo kiiska badda ee kala dhexeeya dalka Kenya. “Dowladda Soomaaliya go’aankeedu waxa uu yahay inaanan aqbalayn wax ka badan 4ta […]
Somali News4 Oct 2019
Jigjiga,(HCTV) – Dawladd Deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa markii u horeysay yeelanaya ciidan gaar ah oo loo tababarayo, kuwaas oo ka hawlgali doona magaalada Jigjiga iyo hadba meelaha ay dhibaatooyin gaar ahi ka jirto ama laga soo sheego. Ciidankan ayaa tababarkoodu uu ka socdaa Xerada Tababarada Ciidanka ee Garab-Case, waxayna qayb ka yihiin Ciidanka cusub ee […]
Somali News4 Oct 2019
Ciraaq (HCTV) – Magaalooyinka Dalka Ciraaq waxa ka sii socda Mudaharaadyo waaweyn oo ay dhigayaan Dad u badan dhallinyaro. Mudaharaadayaasha oo ka cabanaya Shaqo la’aan, Musuqmaasuq iyo Adeeg xumo ka jirta Xarumaha Dawladdu maamusho, ayaa bilaabmay Salaasadii Toddobaadkii tagay, laakiin Jimcaha Maanta dib uga curtay Magaalada Baqdaad oo Bandoo lagu soo rogay Salaasadii Markii dibed-baxyadu […]
Somali News4 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Allaah ha u naxariistee Wiil yar ayaa ku geeriyooday Dhaam-biyood ku yaalla Koonfurta Magaalada Hargeysa, waxaana Meydkiisa halkaa ka soo saaray Ciidammada Dab-damiska. Sidoo kale, Carruur Hooyadood Guriga Dusha kaga xidhay oo Gurigii ku gubtay ayaa Ciidammada dab-damisku u gurmadeen isla-markaana soo samato-bixiyeen. Wararkaa iyo Warar kale oo la xidhiidha Booyad Shidaal […]
Somali News4 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Somaliland ayaa markii ugu horreysay wefti u diraysa koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo ka qayb-galaya caleema-saarka madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Maxamed Madoobe. Xildhibaan Naasir Cali Shire oo ka mid ah weftiga tegi doona Kismaayo, ayaa sheegay in ay tagayaan caleemasaarka Madaxweyne Madoobe isaga iyo shan qof oo kare oo ay ku […]
Somali News4 Oct 2019
Fartii hore ee ay isticmaali jireen Masaaridii hore waxa lagu magacaabay; “Hieroglyphic.” Magacaas oo ka soo jeeda Afka Giriigga oo la micno ah; “Fartii Barakaysnayd – The Sacred Writing.” Haddaba, Khawaajiyaashu waxay daah-fureen fartaas sawirka ah. Waxa libta daah-furka fartaas la siiyey oo loo aqoonsaday inuu horseeday aqoonyahan Faransiis ah oo la odhan jiray Shambiloon […]
Somali News3 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay inay Arbacadii Shalay dib u furtay Safaaraddeedii ku taallay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Soomaaliya ayaa xidhnayd muddo ku dhow 30 Sanadood ah, waxaana la xidhay 1991-kii oo ay burburtay Dawladdii dhexe ee Soomaaliya. Dawladda Maraykanka ayaa sannadkii 2013-kii aqoonsaday Dawladda Federaalka ah ee […]
Somali News3 Oct 2019
Scotland (HCTV) – Nin ayaa loo xidhay dambi ah inuu soo iibsaday Bisado, si Eydiisu Qaniinyo ugu dilaan. Ninkan oo Magaciisu yahay Mark Cuthbert ayaa Gurigiisa oo ku yaalla Koonfurta Ayrshire oo ka mid ah Scotland laga helay Bakhtiga Bisado iyo Dacawooyin, kuwaasi oo loo malaynayo in Ninku Eyda uu haysto ku laayey inta uu […]
Somali News3 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Maanta ayaa War-bixino lagaga dhegaystay Wasiirrada Wasaaradaha Maaliyadda, Shaqo-gelinta iyo Isgaadhsiinta. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed laga soo saaray kulankii Golaha Wasiirrada ee Khamiista, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Kal-fadhigii 42-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi […]
Somali News3 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Boqor Cismaan Aw Muxumed (Buur-Madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka Somaliland ayaa Raalli-gelin ka bixiyey eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID u jeediyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Guddoomiyaha UCID oo Toddobaadkan la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in Madaxweynaha Jabuuti uu cadow u yahay Somaliland, sidaasi darteedna aanay diyaar u ahayn in […]
Somali News3 Oct 2019
Baqdaad (HCTV) – Magaalada Baqdaad ee Caasimadda u ah Dalka Ciraaq ayaa lagu soo rogay, ka dib Mudaharaaddo dhimasho sababay oo labadii Maalmood ee u dambeeyay ka socday halkaasi. Mudaharaadeyaasha ayaa ka cabanaya Shaqo la’aan iyo Musuqmaaq ka jira laamaha Dawladda Ciraaq, kaasi oo markii dambe isku beddelay Rabshado keenay dhimashada 13 Qof yo boqollaal […]