
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Oct 2019
Saylac (HCTV) – Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland oo gaadhay deegaanka Wada-jir oo ka tirsan Degmada Saylac ee Gobolka Selel, ayaa guda-galay xallinta khilaaf sababay dhimashada Hal Qof oo u dhexeeya laba beelood oo walaalo ah oo halkaasi deggan. Wasiirradan oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Wasaaradaha Biyaha, Gaashaandhigga, Wasiirka Caafimaadka, Wasiir ku-xigeenka Arrimaha gudaha […]
Somali News3 Oct 2019
DRC (HCTV) – Tobanaan Qof ayaa ku Geeriyooday markii uu dumay God Macdanta laga qodo oo ku yaalla bariga Jamuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo. Godka Macdanta laga qodo ee soo dumay iyo Dhimashada Dadka waxa xaqiijisay Dawladda Congo, sida uu Maanta baahiyey Telefiishanka Al-jazeera oo uu HCTV warkan ka soo xigtay. Shilkan ayaa ka dhacay […]
Somali News2 Oct 2019
Istanbul, (HCTV) – Sannad kadib markii weriye Jamaal Khashoggi lagu dilay qunsuliyada Sucuudigu uu ku leeyahay Istanbul oo maanta hal sano laga joogo ayaa la xusay. Haweenaydii uu damacsanaa inuu Guursado Jamal Khashoggi oo magaceeda la yidhaa Hatice Cengiz, oo heysata dhalashada dalka Turkiga, ayaa la kulantay dadka u ololeeya iyo asxaabtooda xaflad si rasmi […]
Somali News2 Oct 2019
Beirut, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Lubnaan Sacad Xariiri ayaa gabadh Model ah oo uu saaxiib la ahaa waxa uu siiyey lacag gaadhaysa $16 milyan. Haweenaydan oo ka soo jeeda Koonfur Afrika ayaa sheegtay inay Raysa Wasaaraha la lahayd xidhiidh jaceyl ka dib markii ay ku kulmeen goob lagu raaxaysto oo ku taala Seychelles, sida laga […]
Somali News2 Oct 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha Gudaha ee xisbiga Mucaaridka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleeban (Ramaax), ayaa eedo u jeediyey dawladda Jabuuti, kaas oo sheegay in Jabuuti ay tahay cadowga Somaliland. Sidoo kale Mr Ramaax waxa uu xukuumada Somaliland ugu baaqay inay mudo 24 saacadood ah gudahood ay dalka kaga saarto Safiirka dawlada Jabuuti u […]
Somali News2 Oct 2019
Muqdisho, (HCTV) – Shirka iskaashiga Soomaaliya ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyo galinka dambe ee maanta. Shirkan Iskaashiga heerka Caalami ee Soomaaliya oo maalintii shalay furmay ayaa waxa ka soo qeyb-galay Wakiilo ka socda Dowladaha taageera Soomaaliya iyo hay’addo caalami ah. Gabagabada shirka ee maanta waxaa ku biiraya khudbadana ka jeedin doona […]
Somali News1 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa si kulul uga jawaabtay eedaymo uu Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe u jeediyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Guddoomiyaha UCID oo Shalay Waraysi siiyey Telefiishanka HCTV ayaa Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ku eedeeyay inaanu dhexdhexaad ka ahayn Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, una […]
Somali News1 Oct 2019
Jabuuti (HCTV) – Roobab Shalay illaa Xalay ka da’ayey Dalka Jabuuti ayaa laba Qof ku dhinteen. Laba hablood oo la sheegay inay ahaayeen Arday ayaa Geeriyooday, ka dib markii laydh ku qabsaday Magaalada Jabuuti, sida ay xaqiijiyeen Ciidammada Booliska ee Jamhuuriyadda Jabuuti. Booliska oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Jabuuti ayaa sheegay in Roobka oo […]
Somali News1 Oct 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Shaqadii Qareennimo ka hakiyey Saddex Looyar oo dhawaan Warbaahinta ka sheegay in Cadaalad-darro ka jirto Maxkamadaha Somaliland. Guddoomiyaha Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex, Dr. Cali Suudi Diiriye ayaa Wareegto uu soo saaray ku sheegay in Looyarrada oo kala ah Cabdirisaaq Ismaaciil Xasan, […]
Somali News1 Oct 2019
Tehran (HCTV) – Nin ay Walaalo yihiin Madaxweynaha IRAN, Hassan Rouhani ayaa lagu xukumay Shan Sannadood oo Xadhig ah, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Fars. “Hossein Fereydoun waxa lagu xukumay 5 Sanadood oo xabsi ah, laakiin waxa laga yaabaa inuu waajaho kiisas kale oo loo haysto.” ayuu yidhi, Afhayeen u hadlay Waaxda Garsoorka ee […]
Somali News1 Oct 2019
Orod yahan Maraykan ah ayaa dhintay, kadib markii uu ku dhacay danab ka dhashay Hilaac ama (biriq), sida ay xaqiijiyeen Qaban-qaabiyeyaasha Tartanka Orodka ah. Orod yahanka oo Matalayay gobolka A.Kansas ee Dalka Maraykanka, ayaa ku soo dhawaa Bar-dhammaadka orodkaasi oo 50KM ahaa, ka hor intii aanuu danabkaasi haleelin. Thomas Stanley oo 33 jir ahaa ayaa […]
Somali News1 Oct 2019
Mudane Madaxweyne waligay farriin kuumaan soo dirin, maanta se waa ay ka fursan weyday. Haddii aannu nahay dadweynaha reer Hargeysa waxaannu u doqonniimo samirnay dhibaatada iyo wax-qabad la’aanta dawladda hoose ee Hargeysa la joogaan ee aad ogtahay. Muddo 7 sanno ah waxa nalaga qaadaa cashuur, ciddii ay ku baaqatana waxa lagala baxaa albaabada guryahooda. Wax […]