
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Oct 2019
Muqdisho (HCTV) – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxa Maanta ka furmay Shirka Madasha iskaashiga. Shirkan ayaa waxa ka qayb-galay Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya, madax ka socota Midowga Yurub, Uruka iskaashiga Islqamka, Qaramada Midoobay iyo wakiillada 50 Dowladood oo Saaxiib la’ah Soomaaliya. Shirkan ayaa waxa si rasmi ah u furay Raysal-wasaare ku-xigeenka Dawladda Federaalka […]
Somali News30 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – “Askarina wax laguma yeelin Weerar Al-shabaab ku qaadday Saldhigga Balli-doogle” sidaa waxa sheegtay Safaaradda Dawladda Maraykanku ku leedahay Magaalada Muqdisho, taasi oo War ka soo saartay Weerar culus oo Al-shabaab ku qaadday Saldhigga Balli-doogle oo Qiyaastii 100KM u jira Magaalada Muqdisho. Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa Cambaareeyay weerarka Al-shabaab ku […]
Somali News30 Sept 2019
Somalia (HCTV) – Millateriga Dawladda Maraykanka ayaa sheegay in Duqayn diyaaradeed ay ku dileen Dagaalamayaal ka mid ah Kooxda Al-shabaab. Ciidammada Maraykanka ayaa sheegay in duqaynta diyaaraddu ka dhacday deegaanka Qunyo Barrow isla-markaana ku dileen dagaalemayaal ka mid ahaa Al-shabaab War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska Hawl-galka Maraykanka ee loo yaqaano Africom ee […]
Somali News30 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Sawir uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo uu la galay Kornayl Tuke oo Maxkamad Maraykanka ku taal ku heshay inuu xilligii Taliskii Maxamed Siyaad Barre uu Dad Rayid ah ku dilay Magaalada Gabiley ee Somaliland. Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi […]
Somali News30 Sept 2019
Bali-doogle (HCTV) – Ciidammada Al-shabaab ayaa weerar lagu bilaabay Qaraxyo u qaaday Saldhig Ciidammada Maraykanka iyo kuwa Danab ee Soomaaliya ku leeyihiin Bali-doogle. Weerarkan ayaa ku bilowday gaadhi laga soo buuxiyay waxybaaha qaraxa, kaasi oo la sheegay lagu dhuftay Albaabada laga galo Saldhigga Ciidanka Mareykanka ay ku leeyihiin Garoonka diyaaradaha ee Bali-doogle ee Gobolka Shabeellaha […]
Somali News30 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa Maanta Gelinkii hore lala beegsaday Gaadiid Kolonyo ah oo marayey Gudaha Magaalada Muqdisho. Kolonyadan oo ay la socdeen Ciidamo la sheegay inay ahaayeen Talyaani ayaa Qarax xooggan lagula beegsaday Agagaarka Waddada Warshadaha ee Caasimadda Muqdisho, waxaana halkaa ka dhashay Khasaare. Qaraxan oo loo malaynayo inuu yahay Miino Jidka lagu aasay […]
Somali News30 Sept 2019
Yemen (HCTV) – Kooxda Xuutiyiinta ayaa Muuqaal ay baahiyeen ku sheegay in hawl-gal ay ka fuliyeen Gobolka Najraan ee Sucuudiga oo ah Gobol Kulaalaya Xuduudka Yemen ay ku dileen illaa 500 Askari oo Sucuudiyaan ah, kuna dhaawaceen. Xuutiyiintu Muuqaal ay baahiyeen Maanta ayay ku soo bandhigeen Ciidammo faro badan oo ay sheegeen inay ka qabsadeen […]
Somali News29 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somaliland, Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa sheegay in nabadgalyadu aanay Somaliland ku joogin wax lagu ciyaaro ama xukuumad lagu lusho, balse nabadgalayda Somaliland tacab farabadan loo soo maray. Cabdilaahi Cukuse Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Somailand ee xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo ayaa sidaasi sheegay maanta mar uu ka […]
Somali News29 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta 3 Sannadood oo xadhig ah ku xukuntay Weriye Cabdimaalik Sheekh Muuse Coldoon. Weriye Cabdimaalik ayaa hore Maxkamadda Gobolku ugu xukuntay saddex sanadood oo Xadhig ah, laakiin waxa Rafcaan ka qaatay Looyarradiisa, laakiin Maxkamadda Rafcaanka ee ay Rafcaanka u qaateen ayaa iyaduna Maanta Maxkamadii hore ku […]
Somali News29 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ku eedeeyay inuu ku kacay Musuqmaasuq baahsan. Xildhibaanka oo Maanta hadal ka jeediyey Xarunta Golaha Guurtida Somaliland oo Mudaneyaashu kaga doodayeen Xaaladda Adeegyada Caafimaadka ee Dalka ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Wasiirkii caafimaadka […]
Somali News29 Sept 2019
Tehran (HCTV) – Markab watay calanka dalka Britain, kaas oo bishii July ay qabsatay Dawladda IRAN ayaa Sabtidii shalay ku xidhtay Dekedda Dubai ee Imaaraadka Carabta. Markabkan oo lagu magacaabo Stena Impero, kaas oo lagu hayey deegaanka Bandar Cabbaas ee dalka Iran, in ka badan labo bilood, ayaa bilaabay inuu ka dhaqaaqo dalkaas Jimcihii dorraad, […]
Somali News29 Sept 2019
Yemen (HCTV) – Jabhadda Xuutiyiinta ee dagaallada ka wada Dalka Yemen ayaa sheegay in weerar ay ka fuliyeen Xuduudka Yemen la wadaagto Sucuudiga, gaar ahaan Koonfurta-galbeed ee Gobolka Najraan ay ku qabqabteen kumanaan ka mid ah Ciidammada Dagaalka kula jira Xuutiyiinta, kuwaasi oo ay ka mid yihiin Saraakiil Sucuudiyaan ah. Laakiin, Illaa hadda Dawladda Sucuudigu […]