
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo loo qabtay ururka SAHA (Somalilander American Health Association) oo ay ku midoobeen muwaadiniinta reer Somaliland ee ku xeeldheer arrimaha caafimaadka, kuwaas oo ku dhaqan carriga Maraykanka. Munaasibaddan oo lagu soo bandhigayey muhiimadda ay kooxdan dhakhaatiirta ahi ugu fadhiyaan guud […]
Breaking News26 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Xarunta qasriga madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, waxa caawa lagu qabtay munaasibad ballaadhan oo loogu dabbaaldegayo 61-guurada kasoo wareegtay 26-kii June sannadkii 1960-kii oo ah markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska. Munaasibadda 61-guurada kasoo wareegtay markii ay Jamhuuriyadda Somaliland xorriyaddeeda ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska, waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, […]
Breaking News24 Jun 2021
Somali News17 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 76-aad golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta qabsoomay, waxana lagaga wada hadlay arrimo kala duwan oo salka ku haya bogaadinta doorashadii qiimaha lahayd ee goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dalka dhawaan ka qabsoontay iyo […]
Somali News16 Jun 2021
Somali News15 Jun 2021
Berbera, (HCTV) – Xildhibaannada Golaha Deegaanka Berbera, ayaa saaka markale u doortay Duqii hore ee magaalada Cabdishakuur Maxamuud Xasan, halka ki xigeeena loo doortay Nuur Cabdi Jaamac Nuur Cade. Kalfadhigii koowaad ee Golaha Deegaanka Berbera waxaa ka soo xaadiray 11 xildhibaan oo 7 xubnood u codeeyeen Maayar ciddin, halka ku xigeenkiisu helay 7 cod. Maayar […]
Somali News15 Jun 2021
Muqdisho, (HCTV) – Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaliya Jenaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa si faahfaahsan uga hadlay qarax Ismiidaamin ahaa oo barqaninadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Xerada tababarada Jenaral Dhagabadan. Taliye Odawaa ayaa sheegay in qaraxa maanta uu fuliyay ruux isku soo xiray Jaakad walxa qarxa ku rakiban yihiin, islamarkaana uu dhexgalay dhalinyaro […]
Breaking News15 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dhawaan dalka ka qabsoomay. Ugu horrayn xubno kamid ah xildhibaannada cusub ee golaha wakiillada oo ay kamid yihiin Xildhibaan […]
Somali News13 Jun 2021
Breaking News8 Jun 2021
Hargeysa, (HCTV) – Dalalka saaxiibka la ah Somaliland ayaa ku hambalyeeyey sidii qiimaha lahayd ee ay u dhacday doorashada Wakiilada iyo Golaha Deegaanka ee somaliland ka qabsoontay 31-kii may 2021-ka.. War-saxaafadeed ay wadajir uga soo saareen doorashada Baarlamaanka iyo Golaha Deegaanka ee Somaliland ayaa lagu sheegay in “Saaxiibada beesha caalamku ay ugu hambalyeynaynaa shacabka Somaliland, […]
Somali News8 Jun 2021
New York, (HCTV) – Warbixin uu soo saaray xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ciidamadii Soomaaliya ee tababarka ciidan ku qaadanayay dalka Eriteriya, ay ka qeyb qaateen dagaalada ka socda gobolka Tigray ee dalka itoobiya. Warbixintan ayaa waxay xaqiijineysaa sheegashooyinkii hore ee waalidiinta Soomaaliyeed, kuwaas oo ka cabanayay in wiilashooda dowladdu tababarka […]
Somali News7 Jun 2021
Muqdisho, (HCTV) – Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Danjiraha dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed axmed Alcuthman. Kulanka Raysal wasaare Rooble iyo Dannire Alcuthman dhexmaray ayaa looga hadlay arrimo badan oo aay ka mid ahayeen xoojinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo wax ka qabashada xaaladaha ka […]