
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Sept 2019
New York (HCTV) – Raysal-wasaaraha Pakistan oo ka qayb-galay kulanka loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa waxa hawada kula xumaatay diyaarad. diyaaradda Raysal-wasaaraha Pakistan hawada kula xumaatay ayaa waxa la sheegay inuu ka sii amaanaystay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya, Maxamed Bin Salmaan oo diyaaradda cilladowday isagu leh. Diyaaradda sidday Ra’iisal Wasaaraha Pakistan Imran Khan […]
Somali News28 Sept 2019
Burco (HCTV) – Xoghayaha xidhiidhka Gobollada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa dhaliilay siyaasiyiinta Mucaaradka ah ee aan ka hadal dhaliilaha Xukuumadda talada haysa. Ramaax oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Burco ayaa sheegay in Siyaasiyiinta Mucaaradka ahi xidhan yihiin waxa uu ugu yeedhay ‘Niqaam’ oo ay indhaha ka qarsanayaan inay […]
Somali News28 Sept 2019
Burco (HCTV) – Waxa Magaalada Burco ee Xarunta ee Gobolka Togdheer ka furmay Shirka labaad ee Golaha dhexe ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI. Shirkan oo uu furay Guddoomiyaha Xisbigaasi Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa waxa ka qayb-galay siyaasiyiin uu ka mid yahay Cali Khaliif Galaydh iyo Dhammaan Masuuliyiinta laamaha Xisbigaasi, marka laga reebo […]
Somali News28 Sept 2019
Dubai (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Magaalada Dubai kulan kula yeeshay Ganacsato, kuwaasi oo la sheegay inay doonayaan inay Maalgashi ku samaystaan Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed u qornaa sidan “Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo uu wehelinayo wakiilka Somaliland u fadhiya Imaaraadka Carabta, […]
Somali News28 Sept 2019
Kaduna, (HCTV) – Ku dhawaad 500 rag ah ayaa laga soo samatabixiyey dhisme ku yaala magaalada waqooyi ee Kaduna, kuwaas oo loo xabisay si loogu gaysto jidhdil iyo gaboodfalo kale oo faraxumayn ah, sida ay sheegeen booliska dalka Nigeria. Dadka laga soo badbaadiyey gurigan jidhdilka ayaa waxa ku jira caruur da’doodu ka yartahay shan jir, […]
Somali News28 Sept 2019
Kabul, (HCTV) – Codbixinta ayaa ka socota dalka Afghanistan kadib markii saaka looga dareeray inay dadku codkooda ka dhiibtaan doorashada Madaxtooyada dalkaasi, markii afraad tan iyo intii ay dhacday dawladdii Taliban sanadkii 2001-kii. Madaxweynaha hada xilka haya ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani ayaa kula loolamaya mar kale xilkaasi 15 nin oo kale oo uu ku […]
Somali News28 Sept 2019
Riyadh, (HCTV) – Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday inay dalkeeda u ogoaanayso inay yimaadaan dalxiisayaasha caalamiga ah markii ugu horaysay taariikh dalkaasi, waxaanay balanqaaday inay dal ku galka ay siin doonaan dalxiisayaasha 49 dal. Dalka Sucuudiga ayaan isagu hore u ogolayn in ajaaniibtu ay yimaadaan marka laga yimaado iyo yar oo shaqaale ah ama […]
Somali News28 Sept 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah xadhiga uga jray dhismaha Safaarada cusub ee Somalia ay ku yeelanayso magaalada Washington ee dalka Maraykanka. Jaaliyadda Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta safaaradda Soomaaliya ayaa ku soo dhaweeyay dhismaha cusub madaxweynaha Soomaaliya oo ay weheliyaan, wasiirrada arrimaha dibadda , maaliyadda iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Farmaajo, […]
Somali News26 Sept 2019
Kampala (HCTV) – Magaalada Kampala ee Caasimadda Dala Uganda ayaa waxa Maanta ka furmay Shirka Baarlamaannada Dalalka Barwaaqo Sooraanka oo ay ku jirto Somaliland. Shirka Dalalka Barwaaqo Sooraanka ayaa waxa Somaliland uga qayb-galay Wefti ka socda Golaha Wakiillada Somaliland, kaasi oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Mudane Axmed-yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ka […]
Somali News26 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Qarax xooggan oo laga maqlay meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay Isgoyska Soobbe, duhurka Khamiista Maanta. Qaraxan ayaa lala beegsaday Gaadhi nooca aan xabbadu karin ah oo Midabkiisu Madow yahay, kaasi oo ah nooca Madaxda Dawladdu kaxaysato ah, laakiin illaa hadda lama oga khasaaraha ka dhashay Qaraxan oo ahaa […]
Somali News26 Sept 2019
Malaysia (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Dalka Malaysia ayaa Khamiista Maanta xidh-xidhay illaa 16 Qof oo lala xidhiidhiyey Kooxda Daacish ee ka soo aasaasan tahay Dalka Ciraaq. Dadka la xidh-xidhay ayaa lagu eedeeyay inay qorshaynayeen Weerarro kala duwan oo ay ka geystaan Gudaha Dalka Malaysia. Ayob Khan Mydin Pitchay oo ka mid ah Saraakiisha Booliska […]
Somali News26 Sept 2019
Kismaayo (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ee Maamul-gobolleedka Jubbaland, Cabdi Xuseen ayaa sheegay in dib loo dhigay Xafladdii lagu Caleemo-saari lahaa Madaxweynaha Jubbaland, Axmed-Madoobe. Wasiirka ayaa sheegay in sababta Muddada dib loogu dhigay xafladdu ay tahay inay Magaalada Xamar iyo Meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah ku xayiran yihiin Dad doonayey inay Xafladda ka […]