
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Sept 2019
Saudi (HCTV) – Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga, Maxamed Bin Salmaan ayaa qaatay masuuliyadda Dilkii loo geystay Weriye Jamal Khashoggi, kaasi oo sannadkii hore hawl-gal Sucuudiyiin sameeyeen lagu khaarajiyey. Hadalka uu Dhaxal-suge MBS ku qaatay Masuuliyadda Dilka ayuu ku sheegay Dhukumantari ay samaysay Warbaahinta PBS, kaasi oo la baahin doono Toddobaadka soo socda, sida ay Maanta baahisay […]
Somali News25 Sept 2019
London (HCTV) – Dawladda boqortooyada Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay Digniinta ay siinayso Muwaadiniinteedu in aanay u safrin Dalka Soomaaliya oo ay Somaliland-na ku jirto. War Qoraal ah oo Arbacada Maanta ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee UK ayaa lagu sheegay inay illaa hadda Xaalad khatar ahi ka jirto Soomaaliya, taasi oo la xidhiidha dhinaca Amniga, […]
Somali News25 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Urur Magaciisu yahay ‘Ururka Midnimada Jamhuuriyadda Somaliland’ ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray digniin ugu diray Qurbe-joog uu ku eedeeyay inay dhibaato ka wadaan gudaha Somaliland. Ururka Midnimadu wuxuu Qoraalkiisa ku sheegay inuu Qurbe-joogta Somaliland ee dhibaatada ka wada Dalka gudihiisa inuu ka dacwaynayo Dalalka ay iska dhiibeen ee ay xilligan ku nool […]
Somali News25 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Gorgor la sheegay inuu Carruur ku cunay, qaarkoodna ku cunay deegaano ka mid ah Dhulka Soomaalida Itoobiya, kaasi oo Maalmihii u dambeeyayna lagu sheegayey deegaannada Somaliland. Shimbir loo malaynayo inuu yahay Gorgorka waaweyn oo Dad cun noqday ayaa bishan Gudaheeda Hal Qof oo Carruur […]
Somali News25 Sept 2019
Dubai (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo safar ku jooga dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta, ayaa la kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka, ahna Maamulaha Dubai, Sheikh Juma Bin Ahmed Al-Makhtoum. Qoraal kooban oo Madaxweyne ku-xigeenku ku baahiyey barta uu ku leeyahay Twitter-ka ayuu ku sheegay inuu Madaxweyne ku-xigeenka Imaaraadka, ahna Maamulaha […]
Somali News25 Sept 2019
Nigeria (HCTV) – Dawladda Nigeria ayaa joojisay Caanaha dalka dibeddiisa laga soo dhoofiyo, si ay u taageerto Xoolo dhaqatada Gudaha dalka iyo Warshadaha gudaha dalka ku farsameeya Caanaha. Laakiin, waxa laga cabsi qabaa in Tallaabada Xukuumaddu Nigeria qaadday ay sababto Caano yaraan, taasina keento in Qiimaha Caanuhu kor u kacaan, sida uu baahiyey Telefiishanka Al-jazeera. […]
Somali News25 Sept 2019
Algeria (HCTV) – Maxkamadda Ciidammada Dalka Algeria ayaa 15 Sanadood oo Xadhig ah ku xukuntay Nin ay Walaalo yihiin Madaxweynihii hore ee Dalkaasi, Abdulaziz Bouteflika. Ninkan ayaa lagu eedeeyay inuu waday Shir-qool ka dhan ah Dawladda iyo arrimo uu ku carqaladaynayo Ciidammada, sida ay ku warrantay Warbaahinta Dawladda Algeria. Saddex Qof oo kale iyo laba […]
Somali News25 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax subaxnimadii hore ee saaka ka dhacay Xaafada Taleex degmada Hodan ee gobolkan Banaadir, kaa oo la sheegay in lala eegtay gaari ay la socdeen saraakiil ciidan. Wararka ayaa waxaa ay sheegayaan in qaraxa uu ahaa miino la dhigay wadada dhinaceeda in uu sababay khasaare […]
Somali News25 Sept 2019
New York, (HCTV) – Hoggaamiyeyaasha dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku kulmay magaalada New York markii ugu horreysay muddo bilo ah iyada oo ay sii xumaaneyso xidhiidhka labada dal ka dhexeeya ka dib markii ay soo shaac baxday khilaaf dhinaca badda ah ee u dhexeeya labadooda dal. Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo dhiggiisa Kenya, Uhurru […]
Somali News24 Sept 2019
New York, (HCTV) – Amiirka dalka Qadar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, ayaa ku baaqay in la dajiyo xiisada ka oogan Gacanka, isla markaana la ilaaliyo xasiloonida gobolka. Sidoo kale Amiirku waxa uu ka hadlay deegaamada cusub ee Israel ay ka wado dhulka Falastiiniyiinta iyo guud ahaan dhulka ay xooga kagaga qabsatay dalalka Carabta. […]
Somali News24 Sept 2019
Kashmir, (HCTV) – Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay tiro ka badan 300 qofna way ku dhaawacmeen kadib markii dhulgariir cabirkiisa lagu qiyaasay 5.8 magnitude uu ku dhuftay Kashmir qaybta ay Pakistan maamusho iyo gobolka Punjab. Dhulgariirkan ayaa sidoo kale ka dhacay ama gaadhay 22 kilometres (14 miles) oo ka mid ah magaalada waqooyiga […]
Somali News24 Sept 2019
New York, (HCTV) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada New York ee dalka Maraykanka oo ah xarunta Qaramada Midoobay oo maalmihii u dambeeyey uu shirar kaga qaybgalayay Madaxweynuhu ayaa la guddoonsiiyay Abaalmarinta Sanadlaha ah ee Hoggaaminta Suubban ee Concardia. Madaxweynaha Soomaaliya Mr Farmaajo ayaa waxa abaalmarintan la qeybsaday Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia […]