
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Sept 2019
Boorama, (HCTV) – Musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani, Ambassador Maxamed Cali Aw Cabdi ayaa ka dayriyey falal guracan oo uu sheegay xukuumadu ay kula kacayso shacabka ku dhaqan gobolka Awdal, kuwaas oo uu sheegay in cabudhin joogto ah lagu hayo. Maxamed Cali Aw Cabdi waxa uu tilmaamay in mar uu […]
Somali News24 Sept 2019
Algeria (HCTV) – Warbaahinta Dawladda Algeria ayaa sheegtay in 8 Carruur ah ay ku dhinteen dab ka kacay Cisbitaalkii ay ku dhasheen, Salaasada Maanta. Cisbitaalka 8-da Ubadka ahi ku dhinteen oo u gaar ah hooyada iyo Dhalaanka isla-markaana ku yaalla Xuduudka ay Aljeria la wadaagto Tunisa, ayaa la sheegay inuu dab ka kacay, dabkaasina sababay […]
Somali News24 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska ee Somaliland Md. Cismaan Jaamac Aadan ayaa ka jawaabay eedaymo uu Boqor Buur-madow uu Xukuumadda ugu jeediyey Go’aan Wasaaradda Waxbarashadu ay dugsiga gaarka loo leeyahay kaga reebtay Deeq Waxbarasho oo Itoobiya siisay Somaliland. Wasiirka Waxbarashada oo hor-tagay Golaha Wakiillada Somaliland, gaar ahaan Guddiga joogtada ah ayaa isagoo […]
Somali News24 Sept 2019
Soomaaliya (HCTV) – Bad-maaxe u dhashay Dalka IRAN oo Afduub loogu haystay Soomaaliya ayaa la siidaayey. Ninkan reer IRAN ayaa la siiyey, ka dib markii uu u Geeriyoon gaadhay Nafaqo-darro, sida uu sheegay kornayl British ah oo ka shaqeeyay dhexdhexaadinta laga galay siidayntiisa, sida uu Maanta baahiyey Wargeyska The Telegraph. Ninka la siidaayey ayaa waxa […]
Somali News24 Sept 2019
UK (HCTV) – “IRAN ayaa masuul ka ahayd labadii Weerar ee horraantii bishan lala beegsaday labada Goobood ee lagu sifeeyo Shidaalka Sucuudiga” sidaa waxa Maanta sheegay Hoggaamiyeyaasha Dawladaha Ingiriiska, Faransiiska iyo Jarmalka oo wada jir u soo saaray War Qoraal ah. Hoggaamiyeyaasha ayaa qoraalka soo saaray Isniintii Shalay, xilli Raysal-wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo muujiyey […]
Somali News23 Sept 2019
Kabul (HCTV) – Ugu yaraan 40 Qof oo Shacab ah ayaa ku dhintay Duqayn Diyaaradeed iyo Hawl-gal dhulka ah oo Ciidammada Dawladda Afghanistan ku qaadeen goob ay isku qarinayeen Daalibaan, halkaasi oo ku taalla Koonfurta Gobolka Helmand. Abdul Majed Akhand oo ah ku-xigeenka Guddida Maamusha Gobolka Helmand ayaa sheegay in inta badan Dadka ku dhintay […]
Somali News23 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Shacabka Somaliland looga baahan yahay inay ilaashadaan Nabadgalyadooda iyo Wada-jirkooda. Faysal oo hadal ka jeediyey Munaasibad Shalay lagu qabtay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay haddii Madaxweyne Muuse Biixi iyo Wasiirkiisa Arrimaha gudaha, Maxamed Kaahin ku fashilmaan Talada Dalka ay mari […]
Somali News23 Sept 2019
Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa soo bandhigtay Meydadka Askar ka mid ah kuwa Dawladda oo ay sheegeen inay ku laayeen Saldhigga Ciidammada Soomaaliya ee Ceel-Saliini ee degmada Aw-dheegle, kaasi oo ay Shalay ku qaadeen Weerar ku bilaabmay Qaraxyo. Saraakiil ka mid ah Dawladda Soomaaliya ayaa Shalay si adag u beeniyey in Al-shabaab ay Ciidammadoodii […]
Somali News23 Sept 2019
Nairobi, (HCTV) – Ugu yaraan todoba caruur ah ayaa dhintay kadib markii uu soo dumay fasalkii ay wax ku baranayeen oo ku yaalay dugsi hoose oo ku yaalay caasimada dalka Kenya ee Nairobi. Dugsigan caruurta ku dumay maanta oo Isniin ah ayaa sidoo kale wararka laga helayo dalka Kenya ay sheegayaan in dhacdadaasi ay ku […]
Somali News23 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo warbaahinta maanta kula hadlayay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaiya ayaa siweyn u weeraray madaxda ugu saraysa dalka oo sida uu hadalka u dhiggay isku arka kuwo sharciga ka sarreeya. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shir jaraa’id ku qabtay maanta […]
Somali News23 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Sharif Sheikh Ahmed iyo wefti uu hogaaminayey oo ka tirsan xisbigiisa Himilo ayaa laga horjoogsaday inuu u safro magaalaa Kismaayo oo uu kaga qaybgalayey caleemo saarka Madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland dhawaan loogu doortay Madaxweynaha Axmed Madoobe. Xisbiga Mucaaridka ah ee Himilo ayaa u xaqiijiyey warbaahinta in Madaxweynihii […]
Somali News23 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xaqiijiyey in suxufiyiin ka hawlgala shabakada Wararka ee HadhwanaagNews oo kuj dhawaad 15-kii maalmood ee u dambeeyey xidhnaa in xoriyadoodii ay dib u heleen. Suxufiyiinta la soo daayey ee Hadhwanaag News oo ay ka mid ahaayeen Cabdirisaaq Good iyo Cabdiqani Asporo ayaa ururka Suxufiyiinta Somaliland ee […]