
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Sept 2019
New York, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sheegay in isbadalka Cimiladu ay tahay arinta ugu muhiimsan ee hortaala hogaamiyeyaasha aduunku iyo dawladduhu ee loo baahan yahay inay wax badan ka qabtaan, kaas oo tilmaamay in si aayar aayar ah ay u kordhayso heerkulka cimilada oo durtaba saamaysay dhamaan dadka aduunka […]
Somali News23 Sept 2019
Garoowe, (HCTV) – Muuqaalada Sawirro cusub ayaa la baahiyey maalintii shalay, kuwaas oo muujinaya kooxda la baxday Dawladda Islaamiga ah, ayaa soo bandhigay dagaalyahanno ka tirsan qaybtooda tababarka Soomaaliya oo tababar ku qaadanaya xero ku taal waqooyiga Puntland ee Soomaaliya. Warbixinta sawirku waxay faahfaahin ka bixineysaa malleeyshiyaadkaasi oo haysata hubka aasaasiga ah iyo tababar jidheed […]
Somali News23 Sept 2019
New York, (HCTV) – Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la filayaa in uu ka soo muuqdo shirka Golaha Guud ee Qarramada Midoobey uga furmaya magaalada New York markii ugu horeysay tan 2017-dii oo uu xafiiska la wareegay. Madaxweynaha oo wehliyaan xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya oo uu ka mid yahay Wasiirka Maaliyada Cabdiraxmaan […]
Somali News22 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Jaamac Xaaji Axmed ayaa xaqiijiyey in Dawlad ahaan ay joojiyeen Tababbar ku saabsanaa Xidhiidhka Lamaanaha is-qaba, kaasi oo Sheekha Caanka ah ee Maxamed Idiris doonayey inuu ku qabto Magaalada Hargeysa. Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo Arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Ma Jirto […]
Somali News22 Sept 2019
Boorama (HCTV) – Saddex Carruur ah oo ka ugu weyni ahaa 10 sano jir ayaa ku dhintay Dab ka kacay Gurigooda oo ku yaallay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Saddexda Carruurta ah oo dhammaantood ahaa Hablo ayaa ku dhex shuf-beelay Gurigooda oo ahaa Sandaqad laba Maqsin ah, sida uu sheegay Taliyaha Saldhiga dhexe ee […]
Somali News22 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Guddi u saaray inay ka soo Talo-bixiyaan xaaladaha Amni-xumo ee ka soo kordhay Gobollada Awdal, Selel iyo Sanaag. Xaaladaha ka soo kordhay Gobollada Awdal iyo Selel ayaa waxa ka mid ah Jabhad la sheegay in laga aasaasay Gobolka Awdal iyo Murano dhuleed oo […]
Somali News22 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan Nuur Rayaale Khayre oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida ee Somaliland isla-markaana ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa sheegay in Jabhad cusub laga aasaasay Gobolka Awdal. Xildhibaanka oo Maanta ka hadlay Xarunta Golaha Guurtida oo ay ka socotay dood ku saabsan Nabadgalyada Dalka ayaa sheegay in Toddobaadkii hore markii uu […]
Somali News22 Sept 2019
Soomaaliya (HCTV) – Kooxda Al-shabaab ayaa sheegtay inay Saaka Weerar ku qaadday Saldhig ay Ciidammada Dawladda Federaalka Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Ceel-Saliini, halkaasina ku dileen Askar ka mid ah kuwii Dawladda ee Saldhiggaa ku sugnaa. Warbaahinta Al-shabaab taageerta ayaa soo werisay in weerarka oo dhacay Subaxdii hore ee Saaka uu ku bilaabmay Qarax loo adeegsaday […]
Somali News22 Sept 2019
Mudane, Douglas Basil Hall markii uu la wareegay maamulka xukunka talada dalka British Protectorate of Somaliland, taariikhdu markay ahayd 11 July 1959 illaa iyo 26 June 1960. Wakhtigaas oo ay socotay dabaylihii xornimo doonka ay ku raadinayeen dalalkii ay guumeysanayeen wadamadii reer Yurub, wakhtigaas waxa jray cunto-kariye ka fakaday xabsiga mandheera, oo ahaa nin aamin […]
Somali News22 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Fanaanadda Caanka ah ee Maryan Mursal Ciise ayaa Xaalad Caafimaad ugu jirta Cisbitaal ku yaalla Magaalada Hargeysa. Fanaanadda oo safartay Magaalada London ee Caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo dhex Xanuunsatay diyaaraddii ay Hargeysa ugu soo safartay, waxaana la dhigay Cisbitaal ku yaalla Hargeysa, si Xaaladdeeda Caafimaad loola Tacaalo. Fanaanadda oo uu […]
Somali News21 Sept 2019
Riyadh, (HCTV) – Dalka Sucuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka jawaabayaan marka ay qiimaynta lagama maarmaanka ah ay ku sameeyaan weerarkii lagu qaaday laba carumood oo loo adeegsado Shidaalka dalkaasi. Wasiirka Arimaha dibada Sucuudiga Cadel al-Jubeyr ayaa sheegay in hubkii loo isticmaalay weerarkaasi uu ahaa Hubka Iran, waxaanu wacad ku maray inay baahin doonaan xaqiiqo […]
Somali News21 Sept 2019
Boorama, (HCTV) – Qaasim Sheekh Ibraahim Tubee oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka Koowaad ee xisbiga UCID oo maanta HCTV waraysi ku siiyey magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxa uu ka hadlay xaaladaha ka taagan gobolka Awdal iyo sidoo kale ciidamo la sheegay in magaalada Boorama la keenay. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga […]