
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxeexay Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed. Madaxweynaha ayaa tilmaamay dhibaatada uu musuqmaasuqu ku hayo dowladnimada iyo horumarka dalka Soomaaiya, kaas oo xusay in sharcigani uu horseedayo dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaalanka Musuqmaasuqa, oo u xilsaaran ka […]
Somali News21 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa heshiis isfaham la saxeexatay dhigooda dalka Ethiopia, heshiiskaasi isfaham ayaa ku saabsan horumarinta warbaahinta. Heshiiskan labada dhinac dhexmaray ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Waxaana sidoo kale ay ka wadahadleen sidii ay uga wadashaqayn lahaayeen sii xoojinta xidhiidh dhexmara Wasaarada Warfaafinta Somaliland iyo Wasaarada […]
Somali News21 Sept 2019
Garoowe (HCTV) – Wasiirka wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada ee Maamul-gobolleedka Puntland, Xuseen Cismaan Lugatoor (Gabiley), ayaa xaqiijiyey in shaqaale ka mid ahaa Shaqaalaha Hay’adda Maamulka Hawada ee ICAO oo laga eryey Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa qaarkood la geeyay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe. Wasiirka Duulista Hawada oo Maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Garoowe ayaa […]
Somali News21 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa dadweynaha Soomaaliya ugu baaqday inay si wada-jir ah gacan uga geystaan Nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya, si Dalku uu horumar u gaadho Mustaqbalka Dhow. War-saxaafadeed lagu soo beegay Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka ayaa Ergaya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mr. James Swan wuxuu ugu baaqay reer Soomaaliya […]
Somali News21 Sept 2019
Hargeyssa (HCTV) – Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland haatan ah xubin ka tirsan guddida tacliinta sare, Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey hadal madaxweyne uu laba goobood kaga hadlay, isla markaana ay bulshadu siyaabo kala duwan u fasiratay kaasi oo ku saabsanaa saldhigga millateri ee dawladda Imaaraadku ka samaysanayso madaarka magaalada Berbera. Yuusuf […]
Somali News21 Sept 2019
Karbara (HCTV) – Gaadhi Bas Caasi ah oo laga soo buuxiyey waxyaaabaha Qarxa ayaa ku qarxay meel dibedda ah Magaalada Karbala ee Shiicada Ciraaq ka barakaystaan. Weerarkan oo dhacay Jimcihii Shalay ayaa waxa ku dhintay 12 Qof, waxaana ku dhaawacay 5 kale, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Ciraaq oo soo xiganaysa Saraakiisha Booliska Dalkaasi. […]
Somali News21 Sept 2019
Addis Ababa (HCTV) – Nin u dhashay Dalka Kanada oo Milyaneer ahaa ayaa ku Geeriyooday Dalka Itoobiya, sida uu sheegay Telefiishanka cbc. Michael Gebru oo da’diisu ahayd 41 Jir ayaa u Gurigiisa ugu geeriyooday Xaalad aan weli la Sharaxin, sida loo xaqiijiyey Telefiishanka CBC News Gebru ayaa sannadkii 2017-kii qorshaystay in haddii uu bakhtiyaa-nasiibka lottery-ga […]
Somali News21 Sept 2019
Addis Ababa (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa Dalka Sucuudiga u diraya Ciidamo, si ay Dawladda Sucuudiga uga taageeraan Difaaca Xarumaha Shidaalka, ka dib markii weerar culus lagu qaadya Xarumaha lagu sifeeyo Shidaalka Boqortooyada Sucuudiga. Dawladda Maraykanka ayaa Weerarka lagu qaaday Warshadaha Sifeeya Shidaalka Sucuudiga ku eedeeyay IRAN, lnkasta oo Masuuliyadda Weerarka ay sheegteen Kooxda Xuutiyiinta […]
Somali News21 Sept 2019
Qaahira (HCTV) – Kumanaan Dimuqraadiyad-doon ah ayaa dibed-baxyo ka dhigaya Magaalooyinka Dalka Masar illaa Jimcihii Shalay. Dibed-baxayaasha ayaa doonaya inay Madaxweynaha Masar, Cabdiaziiz A-zizi ku khasbaan inuu is casilo oo xukunka ka dego. Muuqaal lagu baahiyey Baraha Bulshadu ku xidhiidho ayaa muujinaya Dibed-baxayaasha oo ku qaylinaya Kalmado ay ka mid yihiin ‘Waa inuu tagaa Sisi’, […]
Somali News20 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciidamada Bileyska Somaliland ayaa xidhay saxafigii saddexaad ee ka hawlgala shabakada Hadhwanaag. Xadhigan Saxafigan Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayay wararku sheegayaan in ciidamadu ay xalay ka soo xidheen gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa, waxaanu xadhigiisu imanaya 10 maalmood ka hor markii xukuumadu xabsiga u taxaabtay laba saxafi oo kale oo ka tirsan […]
Somali News20 Sept 2019
Sanca, (HCTV) – Sarkaal sare oo ka tirsan dhaqdhaqaaqa Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay inay joojinayaan weerarada gantaalada iyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee drone-ka ee ay ku bartilmaameedsan jireen dalka Sucuudi Carabiya, waxaanay ka digeen in sii socoshada dagaalku ay horseedi karto “khatar dhinaca horumarka ah”. Dhawaaqan ayaa soo baxay Jimcihii maanta oo uu […]
Somali News20 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogashada Askari ka tirsanaa ciidamada Booliiska Soomaaliy oo la sheegay in uu xiligaa la dilay uu waday gaadhi Mooto Bajaaj ah. Askari la toogtay ayaa la sheegay in sababta uu Mootada u waday aheyd in aan laga qaadin lacago ay ciidamadu ka qaadayeen gaadiidka gaar […]