
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Sept 2019
Riyadh, (HCTV) – Madaxweynihii la afgambiyay ee dalka Tunisiya Zine El Abidine Ben Ali ayaa ku geeriyooday maanta dalka Sucuudi Carabiya oo uu mastaafuris uu ku joogay. Geerida Madaxweynihii hore ee dalka Tunisiya ayaa geeryiyooday maalmo kadib doorashadii madaxtinimada ee waddankiisa ka dhacday, waxaanu da’diisu ahayd 83 jir. Madaxweynihii hore ee dalka Tunisiya ayaa muddo […]
Somali News19 Sept 2019
Ceerigaabo (HCTV) – Badhasaabka Gobolka Sanaag, Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro) ayaa Maanta ka hadlay Dagaal u dhexeeya laba beelood oo Shalay ka dhacay deegaanka Masle oo hoos taga degmada Ceel Af-weyn. Dagaalkan oo sababay dhimashada shan Ruux iyo dhaawaca 9 kale, ayuu Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ka soo saaray baaq nabadeed, isagoo dhanka kalena digniin u […]
Somali News19 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland ee Khamiista Maanta qabsoomay ayaa lagaga hadlay Ahmiyadda Amnigu u leeyahay Dalka. Shirkan oo uu Guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa markii uu dhamaaday waxa laga soo saaray War-saxaafadeed dheer, kaasi oo u qornaa sidan “Kal-fadhigii 41-aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey […]
Somali News19 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi u gudbiyay xubinta uu u xulay inuu xisbiga UCID u metelo guddiga cusub ee doorashada. Ma jiro war rasmi ah oo uu xisbiga UCID ku xaqiijiyay xubinta uu gudbiyay, laakiin warar xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in xubinta uu guddoomiye […]
Somali News19 Sept 2019
Jarati (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Gobolka Af-dheer, gaar ahaan degmada Jarati ee Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Gacanta ku dhigay Gorgor Weerar ku qaaday qaar ka mid ah shacabka deegaankaasi. Taliyaha Ciidammada Booliska ee Gobolka Af-dheer, Gaashaanle dhexe Cabdi Ibraahim Cabdi oo u warramay Tefefiishanka deegaanka Soomaalida ayaa sheegay in markii ay ka war heleen […]
Somali News19 Sept 2019
UAE (HCTV) – Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Dalka Maraykanka Mike Pompeo ayaa Khamiista Maanta gaadhay Dalka Isku Tagga Imaaraadka Carabta. Warka ka soo baxay Safarka Xoghayaha Arrimaha dibedda ee Maraykanku ku tagay Khamiista Maanta Dalka Imaaraadka ayaa lagu sheegay inuu doonayo in laga wada-hadlo Weerarkii lagu qaaday Warshadaha lagu sifeeyo Shidaalka ee Dalka Sucuudiga. Mr. […]
Somali News19 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Xukuumadda u soo jeediyey inay soo bandhigto Qorshaha ay ugu talo-gashay Ardayda sannad walba ka qalin-jebiya Jaamacadaha dalka, maaddaama oo ay Shaqo-abuur u baahan yihiin. Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo hadal ka jeediyey Munaasibad Qalin-jebineed oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa, ayaa […]
Somali News19 Sept 2019
Kabul (HCTV) – Ugu yaraan 30 Qof ayaa lagu dilay, 40 kalena way ku dhaawacmeen markii Duqaymo ay Dawladda Maraykanku taageero ee Afghanistan ka geysatay Gobolka Nangarhar. Sidoo kale, 20 Qof ayaa ku dhintay Cisbitaal ku yaalla Gobolka Zabul, ka dib markii lagu weerarray Qarax loo adeegsaday, kaasi oo Masuuliyaddiisa sheegatay Kooxda Daalibaan. Weerarka hore […]
Somali News18 Sept 2019
Toronto, (HCTV) – Khubarada dhinaca caafimaadka ee Caalamka ayaa ka digaysa cudurka A flu-like disease, kaas oo aduunka oo dhan ku fidi kara 36 saacadood gudahood, isla markaana galaafan kara nolosha 80 million oo qof, sida lagu sheegay warbixin la daabacay. Waxaana warbixintan soo ururiyey kooxda la yidhaa the Global Preparedness Monitoring Board, oo ah […]
Somali News18 Sept 2019
Muqdisho, (HCTV) – Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa geeriyootay , tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay gaadiid uu la socday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka. Qaraxaan ayaa ka dhacay waddada mashqulka ah ee Maka almukarama, waxaana lagu beegsaday labo gaari oo mid ka mid ah uu saarnaa Xildhibaan Cabdiqaadir Carabow, halka […]
Somali News18 Sept 2019
Ceerigaabo, (HCTV) – Isu-duwaha Wasaarada Ciyaaraha ee Gobolka Sanaag Cabdi Ismaaciil Guuleed ayaa sheegay in gobolka Sanaag gaar ahaana magaalada Ceerigaabo uu ka bilaabmayo tartan dhinaca orodka ah oo uu maalgalinayo telefishanka caalamiga ah ee HCTV. Waxaanu Isuduwaha Wasaarada Ciyaaraha ee gobolka Sanaag uu intaasi u daray in tartankaasi odordka uu barbar socon doono koob […]
Somali News18 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Garyaqaan Mubaarig Cabdi Ismaaciil oo ah Qareen Caan ah oo ka mid ah qareenada ka hawlgala Maxkamadaha ku yaala magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday inuu joojiyey shaqadii qareenimo, kaas oo ku sababeeyey inuu saluugay habka uu u shaqaynayo ee looga garnayo cadaalada Somaliland oo uu ku tilmaamay inay tahay mid maraysa […]