
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Nin u dhashay Turkiga ayaa dhaawacmay, ka dib markii gaadhi uu la socday ay Miino kula kacday Magaalada Muqdisho. Ninkan oo Shaqaale ka ahaa Shirkad dhisme ayaa Gelinkii hore ee Arbacada Maanta ay Miinadu la kacday gaadhi uu la socday, taasi oo sababtay inuu dhaawac soo gaadho. Masuul ka mid ah Madaxda […]
18 Sept 2019
Kismaayo, (HCTV) – Taliska Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa Arbacadii maanta sheegay inay duqeyn dhinaca cirka ah ku fuliyeen kooxda xidhiidhka la leh al-Qaacida ee al-Shabaab ee koonfurta Soomaaliya ka dagaalanta, halkaas oo ay ku dileen laba dagaalyahan oo ka tirsan ururkaasi Al-shabaab. Weerarkan cirka ah ayaa ka dhacay waqooyiga magaalada dekeda ah ee Kismaayo, […]
Somali News18 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Boqorka guud ee Beelaha Gabooye ee Somaliland, Boqor Axmed Iimaan Warsame ayaa sheegay in Xal laga gaadhayo Muran u dhexeeyay Fanaanadda Nimco Yaasiin Carraale iyo Qoyskii soo koriyey oo ay Wakiil ka tahay Gabadh lagu Magacaabo Adeega. Muran ayaa muddo dheer ka taagnaa in Fanaanadda Nimco Yaasiin Carraale ka soo jeedo Qoys […]
Somali News18 Sept 2019
Hague, (HCTV) – Maxkamada Cadaaladda caalamiga ICJ ee fadhigeedu yahay Hague ayaa sheegtay in horaanta bisha November dib loo furi doono dhageysiga dacwada kiiska Badda ee u dhaxeeya dowladdaha Soomaaliya iyo Kenya. Maxkamada ayaa sharaxaad ka bixisay-sharuudaha Suxufiyiinta, diblomaasiyiinta iyo xubnaha dadweynaha ee raba inay ka soo qeybgalaan dhageysiga. Dibloomaasiyiinta iyo Saxafiyiinta ayaa heysta in […]
Somali News18 Sept 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa gaaray deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug. Socdaalka ayaa lagu sheegay inuu salka ku hayo sidii uu madaxweynaha Puntland u shaacin lahaa in la maalgashto mashruuca ballaaran ee sida isku tashiga ah deegaanka uga socda ee lagu dhisayo deked. Muddada madaxweynaha Puntland uu ku […]
Somali News18 Sept 2019
Qaahira (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Dalka Masar ayaa 9 Qof ku dilay Magaalada Qaahira. Booliska ayaa toogasho ku dilay 9 Qof oo la sheegay inay ka mid yihiin Koox Mitidiin ah oo Xidhiidh la leh Ikhwaanul Muslimiin, sida ay sheegtay Wasaaradda Arrimaha gudaha ee Masar. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Masar ayaa […]
Somali News17 Sept 2019
Afganistan (HCTV) – 26 Qof ayaa ku dhintay, tiro 40 ka badana wy ku dhaawaceen Qarax lala beegsaday Isku soo bax qayb ka ahaa Ololaha doorashada Afganistan oo uu ka qayb-galay Madaxweynaha Dalkaasi Ashraf Ghani. Kooxda Daalibaan ayaa markiiba sheegatay Masuuliyadda weerarkan Dadka badan ku dhinteen isla-markaana uu ka badbaaday Madaxweynaha Dalka Afganistaan Ashraf Ghani, […]
Somali News17 Sept 2019
Ceerigaabo (HCTV) – Badhasaab ku-xigeenka Somaliland u jooga Gobolka Badhan, Cabdiraxmaan Axmed Muuse (Suldaan) ayaa beeniyey Warar Toddobaadkii hore soo baxay, kuwaasi oo sheegayey in Ciidammada Puntland ee Badhan ku sugani ay xidheen. Badhasaab ku-xigeenka oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Ceerigaabo, ayaa sheegay in Xaaladda Gobolka Badhan wanaagsan tahay isla-markaana Nidaamkii Maamulku Gobolka Badhan […]
Somali News17 Sept 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Madaxda Dawladda dhexe ee Soomaaliya uga digay in marka muddo-xilkeedkoodu dhamaado ay muddo korodhsi samaystaan. Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni wuxuu sheegay inaan la aqbali doonin inay Madaxda Soomaaliya ee xilligan ay muddo-xilkeedkooda korodhsadaan, maaddaama geeddi-socodka nidaamka dimuqraadiga ah ee dalku uu xilligan ku socdo in Hay’adaha dawladeed […]
Somali News17 Sept 2019
Boorama (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Gobolka Awdal ayaa Magaalada Boorama ku gubay Khamri ka badan 600 litir iyo Xashiishad, kuwaasi oo lagu qabtay Dad doonayey inay ka ganacsadaan. Booliska iyo Xeer-ilaalinta Awdal oo si wada jir ah Saxaafadda ula hadlay ayaa sheegay in dedaal ugu jiraan la dagaalanka nooc kasta oo Maandooriye ah, waxayna […]
Somali News17 Sept 2019
Khartoum (HCTV) – Dawladda Faransiiska ayaa Lixdan Malyuun oo Euro ah ugu deeqayso dawladda Cusub ee ka dhalatay Suudaan, si ay uga shaqeeyo Horumarinta Dimuqraadiyadda. Sidaasi waxa sheegay Wasiirka arrimaha dibedda ee Faransiiska Jean-Yves Le Drian oo Magaalada Khartoum kulan kula yeeshay dhiggiisa Suudaan, Asmaa Abdallah. Wada-hadallo ay labada dhinac yeesheen Isniintii ayaa Wasiirka Arrimaha […]
Somali News16 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamadda Rafcaanka ayaa diiday inay damiin ku sii dayso laba wariye oo ka tirsan Shabakada caanka ah ee Hadhwanaag News, kuwaas oo maalmihii u dambeeyey xidhnaa. Ururka Suxufiyiinta soaliland ee Solja ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in Ururka SOLJA uu uga mahadnaqayaa Garsoorka Damaanada ay […]