
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News16 Sept 2019
Burco, (HCTV) – Ciidamada Bileyska ee gobolka Togdheer ayaa maanta magaalada Burco ee Xarunta gobolkaasi ku xidhay laba wariye oo war ka duubayey mashaariic Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu xadhiga ka jaray. Sida laagu sheegay War Qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja, kaas oo u dhignaa sidan: Ururka Suxufiyiinta Somaliland […]
Somali News16 Sept 2019
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa gaadhay degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta dowlad gobolleedka Galmudug. Garoonka diyaaradaha Dhuusa-mareeb, waxa ku soo dhaweeyay Xubno ay ka mid ahaayeen Wasiirada Amniga iyo Arrimaha gudaha, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal, Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug, Saraakiil Ciidan iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. […]
Somali News16 Sept 2019
Boosaaso, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in Askari ka tirsan ilaada ciidamada gaarka ee hay’adaha caalamiga ah ee magacooda loo soo gaabsho (SPU) ayaa toogasho ku dilay duhurnimadii maaanta askari kale oo isla ciidanka illaada hay’adaha ah ka tirsan. Dilka ayaa dhacay xili ay askarta ku sugnaayeen xarun ay deganyihiin dhawr […]
Somali News16 Sept 2019
Kigali, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Rwanda President Paul Kagame, oo saxaafada dalkiisa xog ka siinayey heerka soo dhaweynta dadka Afrikaanka ah ee ku xayiran Liibiya dhulkeeda, ayaa ka hadlay arinta Koonfur Afrika ee dadka ajnabiga ah lagu cunsuriyadaynayo. Waxaanu Madaxweynaha dalka Rwanda soo jeediyey in dalkii Nelson Mandela ay xiligan lagama maarmaan noqotay in laga […]
Somali News16 Sept 2019
Burco, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isaga oo kuwo cusubna xadhigga ka jaray. Madaxweynaha oo ku gudo jira maalintii shanaad ee safarka shaqo ee uu ku joogo qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa ugu horrayn […]
Somali News16 Sept 2019
Kolkata, (HCTV) – Duulimaadka Diyaarada Air India ayaa dib u dhacday dhawr saacadood kadib markii Muraayada daaqada duuliyaha ay ku degtay Shini cadhaysan, waxaanay Shinidaasi weerartay markii ay shaqaaluhu isku dayeen inay ka eryaan, sida ay sheegeen saraakiisha madaarku. Shinida ayaa ku degtay Daaqada wax yar uun ka hor markii ay diyaaradu doonaysay inay ka […]
Somali News16 Sept 2019
Burco (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray dhismeyaal cusub oo laga hirgeliyey xarumo kala duwan oo ku yaalla magaalada Burco, isaga oo kuwo cusubna xadhigga ka jaray. Madaxweynaha oo ku gudo jira maalintii shanaad ee safarka shaqo ee uu ku joogo qaar kamid ah gobollada dalka, ayaa ugu horrayn kormeeray xarunta dawladda hoose […]
Somali News16 Sept 2019
Kuwait (HCTV) – Dawladda Kuwait ayaa joojisay Dhuxusha Soomaaliya laga dhoofiyo ee Dalkeeda loo iib-geeyo. Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dalka Kuwait ayaa Masuuliyiinta Wasaaraddiisa ee ay khusayso Arrintani u soo jeediyey inay suuqyada ka mabuucaan oo ka joojiyaan Dhuxusha looga soo soo dhoofiyo Soomaaliya, iyadoo laga cabsi qabo in Lacagaha ka soo baxa ka […]
Somali News16 Sept 2019
Jawhar (HCTV) – 15 ka mid ah Ciidammada Burundi ee qaybta ka ah Hawl-galka AMISOM ayaa lagu dilay jid-goyn ka dhacday Waddada u dhaxaysa Muqdisho iyo Jawhar ee Dalka Soomaaliya. Ciidammada Burundi oo iyagoo kolonyo ah ku safrayaye jidka u dhexeeya Muqdisho iyo Jawhar ayaa waxa lala beegsaday Weerar isugu jiray Qaraxyo iyo Rasaas toos […]
Somali News16 Sept 2019
Burco (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay sababta ay Sannadkan Deeqaha Waxbarasho ee Dalku ka helay Itoobiya loogu koobay Ardayda ka baxday Dugsiyada Dawladda iyo Jaamacadaha ay Dawladdu maamusho, ee looga reebay Ardayda ka soo baxday Dugsiga gaarka loo leeyahay. Madaxweyne Muuse Biixi oo Shalay Magaalada Burco kaga qayb-galay Qalin-jebinta […]
Somali News15 Sept 2019
Burco, (HCTV) – Madaxweyaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu fooladeeyey 242 Arday oo ka qalin-jebisay Jaamacadda Burco. Munaasibad lagu karaamaynayo ardayda ka qalin-jebisay Jaamacadda Burco oo ah dufcaddii sagaalaad ee ka qalin-jebisa jaamacaddaas oo lagu qabtay hoolka jaamacadda, ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayey xubno kamid ah […]
Somali News15 Sept 2019
Balcad, (HCTV) – Wararka laga helayo gobolka Shabeellaha Dhexe ee Somalia ayaa sheegaya in kolonyo ay la socdeen ciidamada ka tirsan howlgalka midowga Africa ee AMISOM in lagu weeraray deegaan lagu magacaabo Garas Deelle oo hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobjoogayaal ayaa sheegay weerarkan oo isugu jirey mid miino ah iyo weerar toos […]