
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 May 2021
Hargeysa-, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaadhka codbixinta, iyadoo guud ahaan dalka maanta looga dareeray doorashada wakiilada iyo deegaanka oo isku sidkan. Madaxweynuhu markii uu soo gaadhay xarunta codbixinta waxa uu maray nidamkii muwaadiniintu […]
Somali News23 May 2021
Breaking News18 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu shacbiga Somaliland, dal iyo dibedba ku hambalyeynayaa 30 guurada ka soo wareegtay madax-bannaanida Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland ee 18 May oo ah markii aynu la soo noqonay xornimadii innaga halowday 1960-kii. Mdaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo la dareen ah shacbigiisa Somaliland waxa uu hambalyo u […]
Breaking News15 May 2021
Jabuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa ka qaybgalay munaasibad ballaadhan oo lagu caleemo saarayey madaxweynaha dalka Jabbuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo ay dhawaan shacabkiisu mar kale dib u doorteen. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay hareero socdaan madaxweyneyaal, Ra’isal wasaareyaal […]
Somali News10 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa shir-guddoomiyey kulan ballaadhan oo lagu lafo-guray arrimaha qabsoomidda doorashooyinka isku sidkan ee Wakiillada iyo deegaanka, kaas oo maanta ka qabsoomay xarunta qasriga madaxtooyada. Shirkan uu guddoominayey madaxweynuhu, ayaa waxa ku wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka, hoggaanka saddexda xisbi qaran, xubnaha guddida doorashooyinka, guddoomiyaha maxkamadda sare, Xeer ilaaliyaha […]
Somali News8 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland, ayaa xabsiyada kasii daysay 3 musharax oo in muddo ah ka xidhnaa xisbiyada mucaaradka, kuwaasi oo uu xadhigoodu cadho ka dhex abuuray mucaaradka iyo xukuumada. Musharixiinta lasii dayay ayaa kala ah Cabdilaahi Xasan Xirsi iyo Cabdiraxman Yusuf Cali oo ka sharaxan xisbiga UCID iyo Qasim Aadan Sulayman oo ka sharaxan […]
Breaking News7 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey gudoomiyaha shirkada DP World ahna maareeyaha guud ee Shirkadaas, Sultan Ahmed Bin Suleyman. Kulankaas oo salka ku hayey dardar-gelinta xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo shirkada DP World, looguna gogol xaadhayo furitaanka […]
Somali News7 May 2021
Muqdisho, (HCTV) – Shan Caruur ah oo uu dhalay Aabe Xassan Cabdullaahi ayaa ku geeriyootay roobab saacadihii ugu danbeeyay ka da’ay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Carruurtan oo ka koobnaa saddex wiil iyo gabar ayaa la sheegay in ay biyo ugu galleen gurigii ay degenaayeen xaafadda Buulaxuubeey ee magaalada Muqdisho. Aabe Xassan Cabdullaahi oo […]
Breaking News6 May 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Wasaaradda Gaadiidka Itoobiya iyo shirkadda DP World ayaa kala saxeexday Heshiis is-afgarad oo lagu horumarinayo Jidka Berbera Corridor ee dhinaca Itoobiya. Heshiiskan Is-fahamka, ayaa maanta ay laba dhinac ku kala saxeexdeen magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia, waxaana u kala saxeexay, Wasiirka Gaadiidka ee Itoobiya, Dagmawit Moges, iyo Sultan Ahmed […]
Breaking News4 May 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taas oo dhinaca waqooyiga ka maraysa magaalada Hargeysa, islamarkaana saxmadda iyo cidhiidhiga lagaga yaraynayo caasimadda Hargeysa. Munaasibadda dhagax-dhigga, ayaa waxa madaxweynaha kala qaybgalay safiirro ka socda dalalka Ingiriiska, Imaaraadka, […]
Somali News1 May 2021
Nairobi, (HCTV) – Midawga Yurub, Maraykaka Iyo Ingiriiska ayaa Soo Dhaweeyey Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Farmaajo. Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Ambassador Nicolas Berlanga ayaa ku sheegay qoraal kooban oo uu soo dhigay Barta Twitterka in Midawga Yurub uu Soo Dhaweeyey Go’aankii Golaha Baarlamaanka Somalia iyo Dhawaaqii ka soo […]
Somali News1 May 2021
Nairobi, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa qorsheyneysa inay mamnuucdo xidhiidhka jaceyl ee ka dhexeeya saraakiisha booliska. Talaabadan ayaa looga gol leeyahay in lagu yareeyo xadiga dambiyada badan ee kalgacaylka iyo isku heelanaanta saraakiisha, wasiirka arimaha gudaha Kenya ayaa sidaasi ka sheegay xaflad telefishanka laga sii daayay oo ka dhacday Dugsiga Tababarka booliska. Shuruucda ayaa marka […]