
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Sept 2019
Washington, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war ay baahiyeen warbaahintu oo sheegaya in Israel ay basaastay oo ay dhagaystay telefoono kuwa gacanta ah oo ku dhawaa Aqalka Cad ee dalka Maraykanka, taaso oo Madaxweynaha dalka Maraykankuna uu sheegay inuu arintaasi rumaysan yahay. Raysal Wasaaraha Israel oo hadlayey […]
Somali News13 Sept 2019
Harare, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa lagu aasi doonaa xabaalaha Geesiyada oo ku yaala caasimada Harare maalinta Axada ah, sida uu sheegay Afhayeen u hadlay qoyska Madaxweynihii hore, kaas oo sheegay in muran ka taagnaa Aaska la xaliyey. Maalintii Khamiistii ayay ahayd markii qoyska Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe ay […]
Somali News13 Sept 2019
Wajaale, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer ku tegay mashaariicda dhulka lagu beerayo ee ka socota banka weyn ee Wajaale, kuwaas oo ay gacanta ku hayaan wasaaradda Horumarinta beeraha iyo ciidamada kala duwan ee qalabka sidaa ay gacanta ku hayaan. Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiirrada wasaaradaha gaashaandhigga, Horumarinta Beeraha, […]
Somali News12 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Soomaaliya ayaa sheegay inay qab-qabteen illaa 8 Dumar ah iyo 3 Rag ah, kuwaasi oo Boolisku ku sheegay Shabakad isku xidhan oo Carruurta kaa Ganacsan jiray. Shabakaddan la sheegay inay Carruurta ka ganacsan jireen ayaa lagu qabtay hawl-gal Qarsoodi ah oo ay sameeyeen Ciidammada Laanta Dambi-baadhista ee Booliska Soomaaaliya. […]
Somali News12 Sept 2019
Jubba (HCTV) – Raysal-wasaaraha cusub ee Dalka Suudaan Abdalla Hamdok ayaa Maanta gaadhay Caasimadda Dalka Koonfurta Suudaan ee Jubba. Booqashada Raysal-wasaaraha cusub ee Suudaan ku tagay Xarunta Jamhuuriyadda Koonfurta Suudaan ayaa noqonaya kiisii koowaad ee uu dalka dibedda ugaga baxo, tan iyo markii uu la wareegay xukunka Dalka Suudaan. “Aad baan ugu faraxsanahay inaan joogo […]
Somali News12 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xoghayaha Warfaafinta ee xisbiga UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa cambaareeyey xadhiga Wariyeyaasha iyo xarumaha Warbaahineed ee xukuumada Somaliland ay maalmihii la soo dhaafay kula kacday warbaahinta madaxabanaan ee dalka. Yusuuf Kayse Cabdilaahi Xoghayaha Warbaahinta ee xisbiga UCID isagoo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi “Waxaan doonayaa inaan maanta ka hadlo, arin soo […]
Somali News12 Sept 2019
Gabiley (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay sababaha keena in Shacabku Mucaaradaan Xukuumadaha ay soo doortaan. Madaxweynaha oo Maanta hadal ka jeediyey Xaflad ay ku qalin-jebiyeen Arday ka aflaxday Jaamacadda Timo-cadde ee Magaalada Gabiley, ayaa sheegay in aan Dawlad wada wanaagsani jirin, sidaasi darteed aanay jirin sabab Dadka Xukuumadda taageersani […]
Somali News12 Sept 2019
Gabiley, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta farxadda kala qaybgalay 150 arday oo ka qalinjebiyey jaamacadda Tima-cadde ee magaalada Gabiley. Munaasibadda qalin-jebinta 150-ka Arday oo ah dufcaddii 7-aad ee ka baxda jaamacadda Tima-cadde, ayaa lagu qabtay hoolka jaamacadda Tima-cadde ee xarunta magaalada Gabiley, waxa ka qaybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane […]
Somali News12 Sept 2019
Tanganyika, (HCTV) – Ugu Yaraan 50 qof ayaa ku dhintay markii shil tareen oo ka dhacay Jahuuriyada Dimuqraadiga ee Congo, maanta oo khamiis ah, sida uu sheegay Wasiir ka tirsan xukuumada dalkaasi. Shilkan ayaa ka dhacay magaalada Mayibaridi ee gobolka Tanganyika ilaa 8 subaxnimo, sida uu sheegay Steve Mbikayi oo ah Wasiir arimaha gargaarka u […]
Somali News12 Sept 2019
Baydhabo, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulan magaalada Baydhabo kula yeeshay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabishan arrimaha bini’aadninimada, Mark Lowcock, kaaliyaha xoghaha guud ee Qaramada Midoobay ee taageerada dhismaha nabadda, Oscar Fernandez-Taranco iyo Madaxweyne ku-xigeenka sare ee Bangiga adduunka, Mahmoud Mohieldin oo Baydhabo booqasho ku yimid. Kulanka dhex maray […]
Somali News11 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland ayaa sheegtay in Arbacada Maanta iyo Maalmaha foodda innagu soo haya ay Somaliland ka da’i doonaan Roobab waaweyn. Agaasimaha Waaxda Saadaasha Hawada ee Wasaaradda Beeraha, Cabdiqani Galaydh oo Maanta Warbaahinta kula hadlay Xafiiskiisa Hargeysa ayaa Dadweynaha ugu baaqay inay Maalmaha soo socda yareeyaan Safarradooda […]
Somali News11 Sept 2019
Badhan (HCTV) – Ciidammada Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland u jooga Degmada Badhan ayaa xidhay Badhasaab ku-xigeenka Somaliland halkaa u jooga. Weriyaha Telefiishanka Horn Cable Tv u jooga Magaalada Badhan, ayaa soo sheegaya in Ciidammada Puntland ee Badhan ku sugan ay xidheen Badhasaab ku-xigeenka Somaliland ee Gobolka Badhan, Cabdiraxmaan Axmed. Illaa hadda lama oga sababta Puntland […]