
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News11 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa Xalay Xabsiga u taxaabay Weriye Cabdiqani Cabdillaahi (Asparo) oo ka mid ah Maamulka Shabakadda Wararka ee Hadhwanaagnews.com oo xafiiskeeda guud ku yaallo Magaalada Hargeysa. Cabdiqani Asparo oo ah Tifaftiraha Shabakadda Wararka ee Hadhwanaagnews ayaa Ciidammadu ka xidheen xilli dambe oo Xalay ah, isagoo sida la sheegay xilligaa ku sugnaa […]
Somali News11 Sept 2019
Isreal (HCTV) – Saqdii dhexe ee Xalay Diyaaradaha Isreal ayaa bambooyin ku garaacay Xarumaha uu Ururka Xamaas ku leeyahay Magaalada Qasa. Duqaymaha Ciidammada Isreal ka geysteen goobaha Xamaas ee Qasa, ayaa ka dambeeyay markii Gantaal laga soo riday Xadka Qasa ee dhinaca Falastiiniyiintu uu hakad geliyey isku soo bax qayb ka ahaa ololaha uu doorashada […]
Somali News11 Sept 2019
Tel Aviv (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa Cambaaraysay Qorshe uu Raysal-wasaaraha Isreal ku doonayo inuu dooxada Jordan ugu daro Dhulka Dalkiisa Isreal. Raysal-wasaaraha Isreal Benjamin Netanyahu oo ku jira ololaha doorashada guud oo Toddobaadka soo socda dhacaysa ayaa sheegay in haddii xafiiska ku soo laabto oo uu doorashada ku soo baxo inuu Dooxada Jordan oo […]
Somali News11 Sept 2019
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka ayaa caydhiyey oo xilka ka qaaday La-taliyihiisii arrimaha Amniga, Mr. John Bolton. Madaxweyne Donald Trump ayaa Salaasadii Shalay eryey Bolton, ka dib markii ay isku aragti ka noqon waayeen siyaasadaha Maraykanku ka leeyahay IRAN iyo Afganistan. Madaxweyne Trump ayaa bogga uu ku leeyahay Twitter-ka ku soo qoray hadal u dhignaa […]
Somali News10 Sept 2019
Zimbabwe (HCTV) – Xulka kubadda cagta ee Zimbabwe ayaa 3-1 kaga adkaaday xulka Soomaaliya, ka dib ciyaar Maanta gelinkii dambe ee Maanta ka dhacday garoonka National Sports Stadium ee Magaalada Harare. Zimbabwe ayaa daqiiqaddii 77-aad ee ciyaarta ku hormartay hoggaanka, hase yeeshee Soomaaliya ayaa barbareysay daqiiqaddii 85-aad, kadib gool uu dhaliyey Cumar Maxamed. Soomaaliya ayaa […]
Somali News10 Sept 2019
Ciraaq (HCTV) – Ugu Yaraan 31 Qof oo ka mid ah Boqollaal Dadka shiicada ah oo ku sugnaa Xus Diimeed ay sannad kasta ku sameeyaan Magaalada Karbala ee Dalka Ciraaq ayaa Geeriyooday, halka 100 kalena dhaawacmeen. Dhimashada iyo dhaawaca ayaa ka dhacday Magaalada Karbala oo qiyaastii 100KM dhinaca koonfureed ka xigta Caasimadda Ciraaq ee Baqdaad, […]
Somali News10 Sept 2019
UAE (HCTV) – Diblumaasi sare oo Masri ah ayaa Isniintii sheegay inuu ka shaqaynayo sidii Quwadaha Adduunku ugala shaqayn lahaayeen in Maraykanku uu Suudaan ka saaro Liiska Dalalka Maalgeliya Argagixisada. Wasiirka Arrimaha dibedda ee Masar, Sameh Shoukry ayaa sheegay inuu taageero Caalamiya la rabo Dawladda Rayidka ah ee ka dhalatay Suudaan, waxaanu xaqiijiyey in Qaahira […]
Somali News10 Sept 2019
Liibiya (HCTV) – Boqollaal Qoxooti Afrikaan ah oo lagu hayo Goobo ku yaalla Dalka Liibiya ayaa laga daad-guraynayaa Halkaasi Toddobaadyada soo socda. Dadkan oo qaarkood Tahriib ku tageen Liibiya ayaa kuwooda u horreeya dib u dejin loogu samaynayaa Dalka Rwanda, sida qaramada Midoobay sheegtay Salaasada Maanta. Vincent Cochetel, oo ah Ergayga Hay’adda UNHCR u qaabilsan […]
Somali News10 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay Cabashooyin dhawaan ka soo yeedhay Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin iyo dhalinyaro reer Awdal ah, kuwaasi oo sheegay inaan Gobolkooda doorashada Golaha Wakiilladu ka dhici doonin haddii aan la xallin Muranka ka taagan Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada. Wasiir Axmed Muumin Seed oo Maanta la […]
Somali News10 Sept 2019
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa eedayn culus u jeedisay Dawladda Isreal. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda ee IRAN Javad Zarif, ayaa Isreal ku eedeeyay inay dagaal raadinayso, ka dib markii Raysal-wasaaraha Isreal uu toddobaadkan sheegay inay IRAN leedahay goob sir ah oo ay ku kaydsato ama ku samaysato hubka Nuklear-ka. Wasiir Javad […]
Somali News10 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta billado iyo shahaado-sharafeeddo guddoonsiiyey Afar sarkaal oo katirsan ciidamada qaranka, kuwaas oo kasoo qalin-jebiyey kulliyadda ciidamada oo ku yaalla dalka Itoobiya, islamarkaana derejooyin aad u sarreeya ku qalinjebiyey. Munaasibad uu madaxweynuhu shahaado-sharafeeddada iyo billadaha ku guddoonsiinayey saraakiisha katirsan ciidamada qaranka oo lagu qabtay […]
Somali News10 Sept 2019
Berlin, (HCTV) – Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Somaliland Dr Cabdi Cismaan oo HCTV waraysi gaar ah ku siiyey dalka Jarmalka ayaa waxa uu markii ugu horaysay ka hadlay mashaariicda kala duwan ee reer Yurub ay ka hirgaliyaan Somaliland oo mudooyinkii u dambeeyey ay saxeexa lahayd dawladda Federalka ee Somalia. “Somaliland waxay leedahay awood ay ku […]