Somali News8 Sept 2019
Addis Ababa (HCTV) – Ururka Midowga Afrika ayaa Suudaan ka qaaday Xayiraad uu ka saaray doorkii ay ku lahayd Shaqada Ururkaasi, ka dib markii ay dalkaasi ka dhaceen dibed-baxyo dhiig ku daatay, kuwaasi oo daba socday Xukunkii laga tuuray Cumar Xasan Al-bashiir oo 30 Sanadood Dalkaa soo xukumayey. Midowga Afrika ayaa Suudaan Xayiraadda Jimcihii la […]
Somali News8 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID ayaa Maanta isla gaadhay in Xisbi walba uu Magacaabo Xubintii ku mattali lahayd Komiishanka cusub ee doorashooyinka, kaasi oo tiradiisu tahay 7 Xubnood. Sidaana lagu sheegay War Qoraal oo ka soo baxay Xisbiyada WADDANI iyo UCID, ka dib Kulan ay Hargeysa ku yeesheen Hoggaanka Labada […]
Somali News8 Sept 2019
Toronto, (HCTV) – Drs Edna Aadan oo ah ergayga Somaliland u qaabilsan wadahadalada Somalia iyo Somaliland oo booqasho ku joogta dalka Canada oo ay casuumeen ururka Canadian Somaliland affairs committee oo ah urur dhalinyaro ah oo ay xubno ka yihiin Guuleed Axmed Cagdheere, Xasan Daahir Aadan, Axmed Xaaji Cali iyo xubno kale oo badan. Waxaanay […]
Somali News8 Sept 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu joojiyey Wadahadaladii uu la lahaa hogaamiyeyaasha Talibanka dalka Afghanistan kadib markii kooxdaasi ay sheegatay inay ka dambaysay weerarkii ka dhacay Kabul ee lagu dilay Askariga Maraykanka ah laguna dhaawacay 11 qof oo kale. Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa dhawaaqan ka sheegay bartiisa Twitter-ka, […]
Somali News8 Sept 2019
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Kooxda la-hawlgalayaasha caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan furitaanka Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug ee lagu qabtay Dhuusa-Mareeb. Waxaanay muhimadda geeddi-socodka dib-u-heshiisiin loo dhan yahay in ay tahay tallaabo muhiim u ah qabashada doorashooyinka dowlad-goboleedka Galmudug. Dalalkan iyo ururada la shaqeeya Somalia ee soo dhaweeyey shirka dib u heshiisiinta Galmudug ayaa […]
Somali News7 Sept 2019
Kiev/Moscow, (HCTV) – Dalalka Ruushka iyo Ukraine ayaa is-dhaafsaday 35 maxbuus dhisac kasta oo labada dal ah, waxaana la tilmaamay in talaabadani ay tahay mid muhiim ah oo ay hore u qaadeen oo ku wajahan xiisada ka taagan bariga ee labada dal u dhaxaysa. Diyaarado siday Maxaabiista Russianka ah iyo kuwa Ukrainians-ka ah ee la […]
Somali News7 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray Shirka heer qaran ee Cilmiga Tignoolojiyada oo ka furmay Magaalada Hargeysa isla-markaana socon doona laba maalmood oo lagu lafa guri doono horumarka dhanka IT-ga ee Somaliland. Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tijnoolojiyada ayaa waxaa goob […]
Somali News7 Sept 2019
Sanaag (HCTV) – Saraakiil ka mid ah Ciidammada Daraawiishta ee Maamul-gobolleedka Puntland ayaa Maanta gaadhay degmada Xiin-galool ee Gobolka Sanaag. Saraakiishan oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidammada Daraawiishta ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Sareeye Gaas Yaasiin Cumar dheere, ayaa gelinkii hore ee Maanta gaadhay degmada Xiin-galool ee Gobolka Sanaag. Taliyaha iyo Saraakiisha la socotay oo watay […]
Somali News7 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa xil ka qaaday dhammaan Xoghayeyaashii Xisbigaasi, marka laga reebo kuwii la Magacaabay ka dib doorashadii 2017-kii. Sidoo kale, wuxuu Guddoomiyuhu uu Xilkii ka qaaday dhammaan Madaxda Laamaha Dalka dibeddiisa ee Xisbigiisa, sida lagu sheegay Wareegto uu Maanta soo saaray Guddoomiye Faysal Cali Waraabe. Halkan […]
Somali News7 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Abbaanduulaha Koowaad ee Ciidammada Qaranka Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Bullaale ayaa shir-jaraa’id oo uu Maanta ku qabtay Xarunta Miiska Saraakiisha wuxuu kaga jawaabay hadal ka soo yeedhay Taliyaha Ciidammada Puntland. Taliyaha Ciidammada Puntland ayaa isagoo ku sugan Degmada Badhan wuxuu Somaliland ku eedeeyey inay gacan-saar la leedahay Kooxda Al-shabaab, laakiin Abbaanduulaha Ciidammada Millateriga […]
Somali News7 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa ka hadlay Xadhigga Dawladdu kula kacday Telefiishanka Horyaal Tv, kaasi oo lagu eedeeyay inuu baahiyey Barnaamij aan dhaqan ahaan wanaagsanayn. War-saxaafadeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa u qornaa sidan “Ururka Suxufiyiinta Somaliland isagoo ka duulaya Dastuurka Qaranka Somaliland, Xeerka Saxaafadda […]
Somali News7 Sept 2019
Suuriya (HCTV) – La-taliyaha Amniga ee Madaxweynaha Maraykanka, John Bolton ayaa Dawladda Islaamiga ah ee IRAN ku eedeeyay inay fidinayso Argagixisonimo. John Bolton ayaa Twitter-kiisa ku soo qoray eedda ah in Tehran ay fidinayso Argagixisonimo, iyadoo qoraalkaasi uu la socday Sawirro muujinaya Markab Shidaal oo sita Calanka IRAN oo taagan meel u dhow mid ka […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation