
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Sept 2019
Boorama (HCTV) – Shir Magaalada Boorama uga qabsoomay Madax-dhaqameedka, Siyaasiyiinta, Dhallinyarada iyo aqoonyahannada reer Awdal ayaa waxa laga soo saaray War-murtiyeed lagu soo ururiyey qodobbadii lagaga Wada-hadlay. Shirkan oo Xalay ka qabsoomay Huteel ku yaalla Magaalada Boorama waxa si gaar ah diirradda loogu saaray Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada, waxaana Qodobbada ka soo baxay lagu sheegay […]
Somali News6 Sept 2019
Bulawayo, (HCTV) – Dadka ku dhaqan dalka Zimbabwe ayaa siyaabo kala gadisan uga hadlay dhimashada Madaxweynahoodii hore Robert Mugabe oo mudo aad u dheer ka talinaayey dalkaasi. Madaxweynihii hore ee dalka Zimbabwe ayaa dalkaasi xukumayey tan 1980 ilaa iyo markii xukunta laga tuuray afgambi bishii November 2017. Ernet Sibanda ayaa geerida Madaxweynahooda kaga falceliyey “Madaxweynahayagii […]
Somali News6 Sept 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Midawga Afrika ayaa baaq adag u diray dalalka Somalia iyo Kenya, waxaanay ku booriyeen labadan dale e jaarka ah inay xal waara ka gaadhaan khilaafka xadka badda ee u dhexeeya. KulanKii ugu dambeeyey ee ay maalintii khamiistii AY yeesheen Golaha Amaanka iyo Nabada ee Midawga Afrika oo xubno ay ka yihiin […]
Somali News6 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay socdaal ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa galabnimadii maanta dib ugu soo guryo noqday Somaliland. Madaxweynaha Somaliland ayaa markii diyaaradii siday ay soo cago-dhigatay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey masuuliyiinta xukuumada Somaliland oo uu horkacayey Madaxweyne ku […]
Somali News6 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo saddexdii maalmood ee la soo dhaafay socdaal ugu maqnaa dalka Jabuuti ayaa galabnimadii maanta dib ugu soo guryo noqday Somaliland. Madaxweynaha Somaliland ayaa markii diyaaradii siday ay soo cago-dhigatay garoonka diyaaradaha ee Cigaal International Airport ku soo dhaweeyey masuuliyiinta xukuumada Somaliland oo uu horkacayey Madaxweyne ku […]
Somali News5 Sept 2019
Hague, (HCTV) – Maxkamada Caalamiga ah ee ICJ ayaa mudo laba bilood ah dib u dhigtay dhagaysiga dacwada muranka badda ee u dhaxaysa Somalia iyo Kenya oo ah laba dal oo jaar ah. Talaabadan dib u dhigista ee Maxkamada Dambiyada ee Caalamiga ah ee ICJ ay ku dhawaaqday dib u dhiga dhagaysiga dacwada Badda ee […]
Somali News5 Sept 2019
Jibuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 kaga adkaaday Zimbabwe. “Waxaad sharaf u soo hoyseen dalkiinna iyo dadkiina, waxaana idiin rajeynayaa inaad guul kala soo noqotaan lugta 2-aad ee ciyaartan.” ayuu yidhi Madaxweyne Farmaajo. Cayaartan ayaa qeyb ka […]
Somali News5 Sept 2019
Berbera, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay inay dalka keeni doonto shidaal Baatrool ah, sidaa darteedna waxa ay ugu baaqday Ganacsatada inay macaamiil u noqdaan si ay uga sii iibiyaan dadweynaha. Sida lagu sheegay War-saxadeed Ogaysiin ah ka soo baxay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera oo uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Haamaha kaydka shidaalka Berbera, Xasan […]
Somali News5 Sept 2019
Qaahira, (HCTV) – Wiilka ugu yar caruurtii uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Mursi ayaa lagu waramayaa inuu wadna xanuun ugu geeriyooday cusbitaalka magaalada Qaahir ee dalka Masar. Cabdilaahi Maxamed Mursi oo ku jira da’da labaatameeyada ayaa maalintii Arbacadii la dhigay cusbitaal ku yaala Giza oo ku taala koonfurta caasimada dalka Masar ee […]
Somali News5 Sept 2019
Jabuuti, (HCTV) – Weftigii madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi hoggaaminayey oo maalintii saddexaad ku sugan dalka Jabtuui ayaa maanta booqday laba xaruumood oo kala ah Telecom Djibouti iyo xarunta tareenada ee dalka Jabbuuti. Waxa weftiga Madaxweynaha Somaliland kormeerkaasi ku wehelinayey wasiirada Xanaanada xoolaha, beeraha iyo biyaha, gaadiidka, warfaafinta ee dalka Jabbuuti iyo masuuliyiin […]
Somali News5 Sept 2019
Berbera, (HCTV) – Mid ka mid ah Wiishashka dekeda Berbera oo dhawaan Madaxweynaha Somaliland uu xadhiga ka jaray ayaa dab ka kacay kaas oo uu soo gaadhsiiyey khasaare, sida uu sheegay Maarreeyaha Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilaahi oo u waramay Telefishanka HCTV. “Runtii dabkaasi wuxuu ka bilaabmay meel uu wiishku yaalay ama uu ku Baarking […]
Somali News4 Sept 2019
Burco (HCTV) – Maayarka Magaalada Burco, Maxamed Cabdiraxmaan Muraad ayaa ka hadlay Guddoomiye-nimada Xisbiga KULMIYE oo ay weli su’aali ka taagan tahay Siyaasiga loo dhiibi doono, maaddaama oo loolan arrintaa la xidhiidhaa uu si hoose uga dhex socdo Xisbiga KULMIYE. Maayarka Magaalada Burco oo la waydiiyey su’aal u dhignayd inaan weli Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse […]