
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News4 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID ayaa qorshaynaya hab kuraasta looga kicin karo Golaha deegaanka Caasimadda Hargeysa oo wakhtigii ka dhamaaday isla-markaana muddo dheer si Sharci-darro ah u sii shaqeeya. Xoghayaha Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI, Yoonis Axmed Yoonis iyo Xoghayaha xidhiidhka Gobollada ee Xisbiga UCID Cabdiqani Salaf (Kabtanka) oo Maanta si wada-jir ah […]
Somali News4 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka haweenka ee NOW oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay inay dacwad ka gudbiyeen telefishanka Horyaal oo baahiyey Barnaamij ka hadlaya hablaha qayila, sida ay hadalka u dhigeen. Haweenkan ururka NOW ka tirsan oo sheegay inay aad uga xumaadeen Barnaamijkaasi ka baxay Horyaal TV oo ka mid ah telefishanada […]
Somali News4 Sept 2019
Mali (HCTV) – Ugu yaraan 14 Qof ayaa ku dhintay, ka dib markii Qarax lala beegsaday Gaadhi Bas ah oo Rakaab saarnaa, gudaha Gobolka Mopti ee Dalka Mali, Salaasadii Shalay. Sidaa waxa xaqiijiyey Wasiirka Amniga ee Dawladda Maali, sida ay baahisay Al-jazeera oo Horn Cable Tv uu Warkan ka soo xigtay. Wasiirka Amniga ee Dawladda […]
Somali News4 Sept 2019
Tehran (HCTV) – Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee IRAN ayaa sheegtay inay go’aansatay inay siidayso 7 ka mid ah Shaqaalaha Markabka sita calanka Ingiriiska ee Stena Impero, kaasi oo ay Afduub ku haysato. Iran ayaa sheegtay in 7 ka mid ah Shaqaalaha Markabka Stena Impero u siidaynayo Ujeeddooyin la xidhiidha Bani-aadamnimo, laakiin illaa hadda lama oga waxa ku […]
Somali News4 Sept 2019
Hargeysa, (HCTV) – Maxkamada Gobolka Maroodi-jeex ayaa amar xayiraad ah oo ay soo saartay ku amartay shirkadaha Isgaadhsiinta ee bixiya adeega Internet-ku inay xayiraan website-ka Hadhwanaag news. Website-kan hadhwanaag oo ka mid ah Website-yada ugu caansan Somaliland ayay ciidamada Bileysku ay ka codsadeen Maxkamada inay Xayiraan kadib markii warar aan sal iyo raad toona lahayn […]
Somali News4 Sept 2019
Dhuusamareeb, (HCTV) – Shirka dib-u- heshiisiinta Galmudug ayaa dib u dhacay ku yimid, waxaana lagu sababeeyey dib u dhacaasi arrimo la xidhiidha dhinaca farsamo. Guddida shirka diyaarinaya ayaa sheegay qorshihii hore ee ahaa inuu maanta shirka furmo inuu dib ugu dhacay Khamiista berri ah, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda. Magaalada Dhuusamareeb waxaa haatan ku […]
Somali News3 Sept 2019
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Kenya ayaa dalbatay in dhageysiga wajiga labaad ee dacwada Badda ee u dhaxaysa Kenya iyo Somalia laga saaro Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah Madaxweynaha Maxkamada ICJ, kaas oo asakiisu yahay Soomaali. Dacwadan waxa Maxkamadda u gudbiyay Gudoomiyaha Madasha Pan Africa David Matsanga waxaana uu doonayaa inuu muujiyo in garsooraha ugu sarreeya […]
Somali News3 Sept 2019
Johannesburg, (HCTV) – Madaxweynaha Koonfurta Africa Cyril Ramaphosa ayaa cambaareeyey weeraro lagu qaaday dadka ajnabiga ah ee dukaamada ku leh magaalo ganacsiyeedka Johannesburg ee dalka Koonfurta Afrika oo halkaas oo maalintii labaad dhismayaal dab la qabadsiiyey. Ciidamada Bileyska ayaa rasaasta caaga ah u adeegsaday kuwa weerarka ku haya dadka ajnabiga ah ee dalkaasi jooga waxaanay […]
Somali News3 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Somaliland ayaa Maanta shaaciyey sida Gobollada Dalku u kala heleen Deeq Waxbarasho oo Itoobiya ugu deeqday Somaliland. Shir-jaraa’id oo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimaha guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiinta Xafiiska Imtixaannaadka Qaranku ku qabteen Magaalada Hargeysa Maanta, ayaa waxay ku shaaciyeen in Itoobiya ay Somaliland ugu deeqday 450 Arday […]
Somali News3 Sept 2019
USA (HCTV) – Sida la xaqiijiyey 25 Qof ayaa ku dhintay Dooni ku gubatay Badda Gobolka California ee dalka Maraykanka. Sida ay sheegeen Ciidammada ilaalada Badda ee koonfurta California, waxa la helay Meydadka 25 Qof oo ku dhintay dabka ka kacay Doonta, waxaana bedbaaday shan ka mid ahaa Shaqaalaha Doonta, halka illaa hadda 9 Qof […]
Somali News3 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Safar ugu ambo-baxay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha Somaliland oo ay Safarkiisa ku wehelinayaan Xubno ka mid ah Golihiisa Xukuumadda ayaa waxa goor dhawayd ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa. War qoraal ah oo goor dhawayd ka soo baxay Qasriga Madaxtooyada oo soo […]
Somali News3 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland, Cabdillaahi Abokor Cismaan ayaa sheegay in Dawladaha Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya ay wada saxeexeen Mashruuc uu Baanka Horumarinta Afrika ka fulinayo Somaliland, kaasi oo ah Waddada isku xidha Magaalooyinka Boorama iyo Lowyacaddo. Wasiir Cabdillaahi Abokor oo Shalay uu Telefiishanka HCTV waydiiyey waxa ka jira in […]