
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Sept 2019
Kabul (HCTV) – Qarax loo adeegsaday Gaadhi oo Xalay ka dhacay Magaalada Kabul ee Caasimadda Dalka Afganistan ayaa waxa ka dhashay khasaare laxaadle. 16 Qof ayaa ku dhintay, 119 kalena way ku dhaawacmeen, ka dib markii gaadhigu qarxay isla-markaana dabkii ka baxayey uu qabsaday Kaalin Shidaal, taasi oo iyaduna Qaraxday, sida Warbaahinta Caalamiga ahi soo […]
Somali News2 Sept 2019
Kabul, (HCTV) – Ergayga Maraykanka u qaabilsan wadahadalada Taliban ayaa shaaciyey macluumaadka qaybo ka mid ah heshiiska Maraykanka iyo kooxda Taliban ay gaadheen. Waxaanu tilmaamay in Dawlada Maraykanka ay qorshaynayso in ay ciidamadeeda Afhganistan ku sugan ay kala baxdo shan saldhig, taas oo ah dalabka iyo shuruuda Taliban ay soo gudbisay ee heshiiska lagu gaadhay. […]
Somali News2 Sept 2019
Nairobi, (HCTV) – Hay’adda Xuquuqda Aadamaha u doodda ee Amnistey international, ayaa soo dhawaysay xadhiga Wasiirka Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Janan, waxaanay ku tilmaantay tallaabo wanaagsan oo hore loogu qaaday dhinaca isla xisaabtanka. Amnesty, ayaa ku baaqday in baadhitaan daah furan lagu sameeyo dilalka iyo xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadamaha ee lagu eedeeyay sarkaalkaasi […]
Somali News2 Sept 2019
Narita, (HCTV) – Diblomaasi Dawladda Eritrea u fadhiya dalka Japan, oo lagu magcaabo Ambassador Estifanos, ayaa madaxwaynaha Soomaaliya ka codsaday in loo cusboonaysiiyo dhalashada Soomaaliya oo la siiyay 1983-kii. Estifanos ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka oo u dhignaa sidan:- “Waxaan madaxweyne Farmaajo maanta ku waydiistay garoonka diyaaradaha Narita Airport TOKYO […]
Somali News2 Sept 2019
Bahamas, (HCTV) – Duufaanta Dorian ayaa ku dhufatay waqooyiga Bahamas maanta oo Isniinta, taas oo noqotay duufaanta Atlanta ee ugu xoog badneyd abid inta la diiwaangaliyey, waxaanay burburisay guryo, gawaadhida, iyadoo soo rogtay biyo awood badan. Duufaanta ayaa ku socota saacadiiba 249 kiilo mitir (155 mph), Xarunta saadaasha Dabeylaha iyo duufaanta ee Maraykanka ee fadhigeedu […]
Somali News2 Sept 2019
Tehran, (HCTV) – Dawlada Iran ayaa faahfaahin ka bixisay qaraxa gantaal ka dhacay saldhiga Imam Khomeini, kadib markii uu soo baxay muuqaal satellite ku qaaday oo muujinaya qaraxaasi dhacay todobaad ka hor. Afhayeen u hadlay dawlada oo magaciisa la yidhaa Cali Rabici ayaa maanta sharaxaad ka bixiyey in qaraxaasi uu ahaa markii dawlada Iran ay […]
Somali News2 Sept 2019
Dhuusa-mareeb, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kharye iyo wefti uu hogaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta dowladd gobaleedka Galmudug. Xubno ay ka mid yihiin Wasiirro uu ku jiro Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga gudaha, xildhibaanno labada gole ka tirsan, madaxa fulinta Galmudug, saraakiil ciidamada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada […]
Somali News2 Sept 2019
Mali (HCTV) – 15 Qof ayaa la soo weriyey inay Geeriyoodeen, ka dib markii Fooq Saddex Dabaq ah uu soo dumay. Shilkan oo ka dhacay Caasimadda Dalka Mali ee Bamako, ayaa sidoo kale waxa khatar ku galay 26 Qof oo kale, kuwaasi oo xilligaa ku sugnaa goob Mashquul badan oo Dhismuhu ku yaallo, sida ay […]
Somali News2 Sept 2019
Burkina Faso (HCTV) – Maxkamad Millateri oo ku taalla Dalka Burkina Faso ayaa Laba General oo Ciidammada dalkaasi ka mid ahaa ku xukuntay xadhig dheer, ka dib markii lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen Afgambi dhicisoobay oo Dalkaa ka dhacay Sannadkii 2015kii. General Gilbert Diendere ayaa Isniintii lagu xukumay 20 sanadood oo xadhig ah, waxaana lagu […]
Somali News2 Sept 2019
Kenya (HCTV) – Waxa la xaqiijiyey inay Lix Qof ku Geeriyoodeen dalka Kenya, ka dib markii Daad ku qaaday Goobta loo Dalxiis tago ee loo yaqaano national park. Paul Udoto oo ah Afhayeen u hadlay Hay’adda Duur-joogta ee Kenya ayaa xaqiijiyey Geerida Shan Qof oo u dhashay Kenya, Qof u dhashay Hindiya inay ku Geeriyoodeen […]
Somali News2 Sept 2019
Muqdisho (HCTV) – Qarax ayaa ka dhacay Maanta koontorool ay Ciidammada Booliska Soomaaliya ku leeyihiin Ex-Koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxaa ka dhashay khasaare dad iyo Duunyo isugu jira. Qaraxan oo loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha Qarxa laga soo buuxiyey oo ahaa Gaadiidka loo yaqaano Noohada, ayaa ka dhacay Kaantaroolka ay Ciidammadu taagnaayeen, ka dib […]
Somali News2 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland, ayaa ka hadashay Mashruuc la doonayo in laga fuliyo Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera, kaasi oo dhawaan ay kala saxeexdeen Midowga Yurub iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa lagu sheegay in cid walba ogtahay inaan Dawladda Soomaaliya wax mashruuc ah ka fulin […]