Somali News2 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Taliska Ciidammada Dab-damiska Somaliland ayaa shaqada ka ruqseeyay lix ka mid ahaa Ciidammada Dab-damiska ee Degmada Axmed Macalin haaruun ee Magaalada Hargeysa. Askarta Shaqada laga ruqseeyay oo tiradoodu dhan tahay Lix ayaa lagu eedeeyay inay ku gafeen Xeer-hoosaadka Hay’adda Dab-demiska Somaliland, kaasi oo qodobbadiisa ka mid yihiin inaan Askariga lagu arkin karin […]
Somali News2 Sept 2019
Hargeysa (HCTV) – Shir Golaha Wasiirrada Somaliland Maanta ku yeesheen Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa laga soo saaray War-saxaafadeed lagu soo ururriyey Qodobbadii ka soo baxay. Shirkan oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa laga soo saaray 5 Qodob, kuwaasi oo dhammaantood khuseeya danaha Somaliland, Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland […]
Somali News1 Sept 2019
Tel Aviv (HCTV) – Raysal-wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed Ali ayay Axadda Maanta Dalka Isreal uga bilaabantay booqasho laba Maalmood ah. Raysal-wasaare Abyi Axmed oo xilka Raysal-wasaaraha loo doortay bishii April ee sannadkii la soo dhaafay ee 2018-kii, ayaa Axadda gaadhay Magaalada Tel Aviv ee Caasimadda Isreal, ayaa si toos ah kulan Xafiiskiisa ugula yeeshay Raysal-wasaaraha […]
Somali News1 Sept 2019
Kismaayo (HCTV) – Maamul-gobolleedka Jubbaland ayaa war ka soo saaray Xadhigga Magaalada Muqdisho loogu geystay Wasiirkii Amniga ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), kaasi oo la sheegay inay qabteen Booliska Caalamiga ah ee Interpol. Guddiga amniga ee Jubbaland ayaa kulan ay yeesheen Magaalada Kismaayo waxay Walaac kaga muujiyeen nolosha Wasiirka Amniga Jubbaland ee Shalay laga […]
Somali News1 Sept 2019
Yemen (HCTV) – Deraasiin Dad ah ayaan ku dhintay Duqaymo ay Xulafada Sucuudiga iyo Imaaraadku hoggaaminayaan la beegsadeen Xabsi ku yaaalla Galbeedka Dalka Yemen, sida laga xoo xigtay Jabhadda Xuutiyiinta. Yuusuf al-Hadri oo ah Afhayeenka Wasiirka Caafimaadka ee Xuutiyiinta ayaa sheegay in ugu yaraan 60 Qof ay ku dhinteen Duqaymo diyaaradaha Xulafadu la beegsadeen goob […]
Somali News1 Sept 2019
Japan (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dalka Shinzo Abe iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa isku raacay inay sii wadaan inay si wada-jir ah uga shaqeeyaan Amniga badda. Ciidammada Difaaca ee Shiinaha ayaa xilligan Badda Soomaaliya u jooga hawl-gallo lagu dagaalamayo Budhcad-badeeda, taasina waata in la sii wada ay ku heshiiyeen Farmaajo iyo Abe. Warbaahinta NHK […]
Somali News1 Sept 2019
USA (HCTV) – Shan Qof ayaa lagu dilay, 21 kalena way ku dhaawacmeen Toogasho ka dhacday Gobolka Texas, gelinkii dambe ee Sabtidii Shalay. Nin hubaysan ayaa Rasaas ku furay dad joogay galbeedka Odessa iyo Midland oo ka mid ah Gobolka Texas, halkaana wuxuu ku dilay Shan Qof, waxaanu ku dhaawacay 21 kale, sida ay baahiyeen […]
Somali News31 Aug 2019
Gabiley (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Maanta kormeeray Banka Wajaale oo Wasaaraddu ka beertay 1200 Higtar oo Qamadin iyo Hadhuudh ah. Maareeyaha Mashruuca Banka Wajaale, Eng. Mowliid Xasan Cabdi oo Wasiirka halkaa ku soo dhaweeyay ayaa faahfaahiyey Dalagyada ay ka beereen Wajaale “Sannadkani wuu nooga duwan yahay sannadkii […]
Somali News31 Aug 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ilo Wareedo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Janan lagu xidhay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wararka ku saabsan qabashada Wasiirka ayaa sheegay in bileyska aduunka ee INTERPOL loo yaqaano iyo hay’adda Sirdoonka Somalia ay ay xidheen Mr Janan xilli uu ka yimid Kismaayo, isla markaana […]
Somali News31 Aug 2019
Xiingalool (HCTV) – Inta la ogyahay 3 Qof oo ka soo jeeda Qoomiyadda Oromada ayaa Geeriyooday, 15 kalena way dhaawacmeen, ka dib markii Gaadhi ay la socdeen uu kula qalibmay deegaanka Tawakal oo hoos taga degmada Xiin-galool ee Gobolka Sanaag. Dadka Oromada ah ee gaadhigu la dhacay ayaa tiradooda lagu sheegay 100, waxayna doonayeen inay […]
Somali News31 Aug 2019
Boorama (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland, Boos Mire Maxamed ayaa Qurbe-joogta Gobolka Sanaag ku eedeeyay inay Ummadda inteeda kale ka hadheen isla-markaana Bulshadooda ku nool Gobolka Sanaag qaarkood u soo diraan Lacago ay Cid kale ku dhibaateeyaan. Wasiirka oo hadal ka jeediyey Magaalada Boorama ayaa sheegay in Horumar ka jiro Magaalada […]
Somali News31 Aug 2019
Rawalpindi, (HCTV) – Wasiirka Tareenada ee dalka Pakistan Sheekh Rashiid Axmed ayaa naxdin ay kala soo daristay kadib markii koronto ay qabsatay xili uu u khudbadaynayey dad ka soo horjeeda talaabada Raysal Wasaaraha India Narendra Modi uu kula kacay dadka Muslimiinta u badan ee degan Kashmir qaybta ay Hindiya maamusho. Muuqaal fiidiyoow ah oo ku […]

“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation