
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 Aug 2019
Burco, (HCTV) – Wararka ka imanaya magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamo boolis ah iyo Wadaado wada-socdaa ay maanta Albaabada u laabeen Maqaaxi cunto Ethiopian lagu sameeyo oo ku taala magaalada Burco. Ilaa iyo hadda ma cada sababta keentay in maqaaxidan la xidho, mana jirto faaf faahin buuxda oo wadaadada iyo […]
Somali News31 Aug 2019
Kismaayo, (HCTV) – Dibadbax balaadhan oo lagaga soo horjeedo go’aan ay dawladda Federalka Somalia ay ka qaadatay diyaaradaha taga magaalada Kismaayo ayaa ka bilaabmay Magaalada Kismaayo ee xarunta dawlad gobolleedka Jubbaland. Boqolaal dadweynaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta maamul goboleedka Jubbaland ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi, kuwaas oo dareenkooda ku muujinaya sida ay […]
Somali News31 Aug 2019
New Delhi, (HCTV) – Ku dhawaad laba milyan oo qof ayaa halis ugu jira deganaansho la’aan iyo xabsi inay ku dhacaan kadib markii laga reebay qaybtii ugu dambeeya ee diiwaangelinta muwaadiniinta Hindida ah, qeyb ka mid ah howsha muranka dhaliyay ee lagu garto soogalootiga sharci darrada ku jooga gobolka waqooyi bari ee Assam. Diiwaan-gelintan qaran […]
Somali News30 Aug 2019
Moscow, (HCTV) – Dawladda Ruushka ayaa ku dhawaaqday xabad xoojin dhinac kaliya ah oo ka hirgasha Waqooyi-Galbeed Suuriya, halkaas oo dawladda Moscow taageerto ay ku doonaysay inay xoog kaga saarto magaalada maleeshiyaadku aadka ugu xoogan yihiin. Dhawaaqan xabad joojinta ee ka soo baxay dalka Ruushka maanta oo Jimce ah ayaa imanaya xili shacab tiro badan […]
Somali News30 Aug 2019
Badhan, (HCTV) – Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha maamul goboleedka Puntland Wasiirk Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Badhan oo ka tirsan gobolka Sanaag. Weftigan Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland ayaa waxa socdaalkan ay ku yimaadeen Badhan ku wehelinaya xubno ka tirsan Baarlamaanka maamul goboleedkaasi Puntland iyo xubno kale oo ka tirsan maamulkaasi. […]
Somali News30 Aug 2019
Nairobi, (HCTV) – Dowladda Kenya ayaa muujisay sida ay uga xuntahay go’aanka Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ay ku diideen inay cunaqabateyn adag ku soo rogaan kooxda xagjirka ah ee Soomaaliya ee Al Shabaab. Xoghayaha Joogtada ah ee Arimaha Dibada Macharia Kamau ayaa u sheegay Warbaahinta The EastAfrican in uu aad uga xunyahay in wadamada […]
Somali News30 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Xoghayaha guud ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi ayaa ka dayriyey Xaaladda ay ku sugan yihiin Waddooyinka Magaalada Hargeysa, kuwaasi oo badankooda uu burbur laxaad lihi ka muuqdo isla-markaana Shacabku dhibaato ku qabaan. Xoghayaha WADDANI ayaa su’aal geliyey waxa Shacabka Somaliland ula dagaalameen Dawladdii Soomaaliya ee uu hoggaamin jiray […]
Somali News30 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Shucuubta Muslimiinta ee Adduunka, gaar ahaan Ummadda reer Somaliland u diray Hambalyo iyo duco ku aaddan Curashada Sannadka cusub ee Hijriga, 1441 oo Beri ku beegan. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]
Somali News29 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in khilaafaadka doorashooyinka iyo Arrinta kornayl Caarre ku dhamaynayo Wada-hadal iyo isku tanaasul. Afhayeenka Xisbiga WADDANI, Barkhad Jaamac Xirsi oo hadal ka jeediyey Munaasibad loo sameeyay 880 Arday oo ka qalin-jebiyey Jaamacadda Hargeysa, ayaa Madaxweynaha u soo jeediyey talooyin la xidhiidha sidii xal looga […]
Somali News29 Aug 2019
Abha (HCTV) – Gantaal ay Yemen ka soo rideen Kooxda Xuutiyiintu ayaa ku dhacay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Abha ee Dalka Sucuudiga, Arbacadii Xalay. Gantaalka oo aan ahayn kii ugu horreeyay ee Xuutiyiintu la beegsadaan Garoonka diyaaradaha ee Abha ayaan sababin dhimasho iyo dhaawac ah, sida uu ku warramay Wargeyska The National oo HCTV soo […]
Somali News29 Aug 2019
Dhuusa-mareeb (HCTV) – Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in la soo Afjaray khilaaf u dhexeeyay Dawladda Federaalka iyo Ahlu suna Wal-jamaaca, khilaafkaasi oo sababay inuu hakado Shir dib u heshiisiineed oo la doonayo in lagu qabto Degmada Dhuusa-mareeb. Wasiirka Arrimaha gudaha ee Dawladda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa sheegay in Shir muddo dheer qaatay oo […]
Somali News29 Aug 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Farxaan Aadan Haybe ayaa sheegay in Shaqaalaha Dawladdu fasax yihiin Maalinta Sabtida ee soo socota, taasi oo ku beegan 31-ka bisha 8-aad, 2019. War-saxaafadeed uu Maanta Guddoomiyuhu soo saaray oo soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable ayuu ku sheegay in Sabtida ay ku beegan tahay Curashada Sannadka cusub ee […]